Sawirro: Ciidamada Xoogga iyo AMISOM oo kawada hadlay xoojinta ammaanka

Shir labo maalmood uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo gabagaboobey in taliska Ciidamada xoogga dalka  ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhaxeysa ciidanka...

AU, Somalia agree on security strategies

Senior leaders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) have agreed on strategies for Somali security forces to take a lead role in future security operations, the AMISOM said Friday.

Somalia condemns ‘threats’ from foreign allies

Somalia is accusing some of its foreign backers of undermining its sovereignty after the embattled government was threatened with sanctions over a decision to extend the president’s mandate by two years. Key foreign allies...

Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin dib u habeynta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka iyo sidii Turkiga u taageeri lahaa qorshahaas.

Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19

Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in the Horn of African nation. The country's deputy minister of health Ahmed...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dib u dhiska garoonka Qoob-Dooro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray garoonka kubadda cagta Qoob-dooro degmada Karaan ee gobolka Banaadir. Mudane Cumar Filish ayaa sheegay in dib u...

Sawirro: Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada K/Galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad...

Hodan iyo Xamarjajab oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Hodan iyo Xamarjajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan. Labada degmo oo...

Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray amniga magaalada Muqdisho

Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in saacadihii u dambeeyay dad uu ku sifeeyay in ay colaadda ku naaxaan ay...

Khasaaraha qarixii shalay ka dhacay deegaanada Gololey oo sii kordhay

Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen saraakiish caafimaadka magaalada Jowhar. Tirada dhimashada ayaa gaartay iminka il;aa 20 ruux oo kamid...