Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al Shabaab kills local chief and teacher in northeast Kenya, police say

MANDERA - Somalia's al Shabaab militants killed a local chief and a teacher in Hulugho, a northeastern Kenyan region near the Somali border, Kenyan police said on Monday, adding that security in the area had been reinforced following the attack. A police statement said a multi-agency security team was pursuing the attackers, and the area had been secured as operations...

EU welcomes Somali opposition’s decision to attend Mogadishu talks

MOGADISHU, Somalia — The European Union has welcomed a decision by Somalia’s main opposition alliance to take part in a national consultative conference called by the federal government, a move seen as opening a potential path toward renewed political dialogue.   The Somali Future Council, an opposition coalition bringing together former officials and senior political figures, said it would attend the talks...

Dowladda Soomaaliya oo Raashiinkii Gargaarka ku jiray Bakhaarka la burburiyay ee ku yaalla Dekedda dib ugu celisay WFP.

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dhammaan alaabihii laga soo qaaday bakhaarka uu saameeyay hawlaha balaadhinta dekedda dib loogu celiyay Barnaamijka Cuntada Adduunka (WFP).   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in dowladdu mas’uuliyadda ka qaadatay dhacdada, isla markaana ka xuntahay, ayna WFP siisay bakhaar cusub oo ka weyn oo ku habboon gudaha Dekedda Muqdisho si loo hubiyo in...

Al-Shabaab oo Dilay Macallin iyo Hogaamiye Maxalli ah Ku Dhow Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi – Kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa dilay hogaamiye maxalli ah iyo macallin ku sugnaa gobolka Hulugho, waqooyi-bari Kenya, meel u dhow xadka Soomaaliya, sida ay shaacisay booliska Kenya.   Boolisku waxay sheegeen in koox amni oo ka kooban hay’ado badan ay ku raad-joogaan weeraryahanada, isla markaana amniga deegaanka la adkeeyay intii howlgalladu socdaan. Al-Shabaab, oo gacanta ku haysa meelo...

Uganda Oo Ku Dhawaaqday Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Soomaaliya

Muqdisho – Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ciidamadeeda uga baxeyso Soomaaliya, kadib ku dhowaad labaatan sano oo ay ka qeyb ka ahayd howlgalada nabad ilaalinta, taasoo saameyn weyn ku yeelan karta dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.   Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jen. Muhoozi, ayaa bartiisa X ku sheegay in howlgalka milatari ee Uganda ee Soomaaliya uu si rasmi...

Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta IGAD oo ka Qaybgalay Dood Heer Sare ah oo Lagu Falanqeeyay Amniga Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas

Djibouti – Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta Ururka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Ware, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ay soo qabanqaabisay Machadka Sare ee Daraasaadka Difaaca Qaranka ee Djibouti.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray isbeddelada amni ee ka socda Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, gaar ahaan xilli ay sii kordhayaan isku dhacyada siyaasadeed iyo juqraafi ahaan ee gobolka. Waxa...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo uga Mahadceliyay Türkiye Taageerada Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab.

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Türkiye taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga iyo la-dagaallanka kooxda Al-Shabaab.   Arrintan ayaa timid kaddib kulan uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,  magaalada Muqdisho kula yeeshay wafdi sare oo ka socday Dowladda Türkiye. War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Wafdi ka Socda Turkiga kala Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Danjire Ali Onaner, Agaasimaha Guud ee Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Turkiga.   Intii uu kulanku socday, Wasiirka iyo wafdiga Turkiga ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga, gaar ahaan dhinacyada difaaca, tababarka,...

Wasiirka Hawlaha Guud ee XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed bin Maxamed Saalax Al-Muwalad.   Intii uu kulanku socday, Wasiirka iyo Danjiraha ayaa si qoto dheer uga wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Daah-furay Qorshaha Ka-Jawaabista Xaaladaha Bani’aadannimo ee HNRP 2026

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Qorshaha Ka-Jawaabista Xaaladaha Bani’aadannimo ee 2026 (HNRP 2026), kaas oo ay si wadajir ah u diyaariyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku-duwidda Arrimaha Gargaarka (OCHA) iyo bah-wadaagta gargaarka bani’aadannimo.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in...

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...