Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kooxda Al-Shabaab oo xukun adag ku ridday mas’uul ka shaqeeya arrimaha bulshada ee gobolka Baay

MUQDISHO (SMN) - Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday mid kamid ah shaqaalaha arrimaha bulshada ee ka shaqeeya gobolka Baay, kaas oo lagu magacaabo Abdirizaq Ahmed, sida ay ku warrantay Idaacadda Al Andalus ee ku hadasha afka argagixisada.   Maxkamad hoostagta kooxda, kuna taala magaalada Lego ayaa xukun dil ah ku ridday Abdirizak Ahmed...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas oo saaka aroortii hore, isaga oo dhaawac ah laga keenay magaalada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Marxuumka ayaa u dhintay dhaawac culus oo madaxa kasoo gaaray iyo jabniin gacanta ah oo 25-kii bishan oo shalay ku...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga oo La Kulmay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka

Riyaad  - Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee...

Wasiirka Warfaafinta oo Furay Aqoon-isweydaarsi Qaran oo Ku Saabsan Ilaalinta Dhaxalka Taariikheed ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku saabsan Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Kulanka Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka

Muqdisho - Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka, ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cali Yuusuf Cali,...