AU, Somalia agree on security strategies
Senior leaders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) have agreed on strategies for Somali security forces to take a lead role in future security operations, the AMISOM said Friday.
The months ahead will be crucial in the implementation of the decisions reached at a two-day meeting...
Somalia condemns ‘threats’ from foreign allies
Somalia is accusing some of its foreign backers of undermining its sovereignty after the embattled government was threatened with sanctions over a decision to extend the president’s mandate by two years.
Key foreign allies and financial supporters have rebuked the decision in strong terms, saying the mandate extension threatens peace and stability in Somalia...
Soomaaliya & Turkiga oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah + Sawirro
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin dib u habeynta hanaanka maamul maaliyadeed ee dalka iyo sidii Turkiga u taageeri lahaa qorshahaas.
Wasiirka ayaa maanta danjiraha ku soo dhaweeyay xarunta wasaaradda maaliyadda dalka, Turkiga waxaa uu yahay dal si...
Somalia rolls out Sinopharm vaccines to boost fight against COVID-19
Somalia's health ministry on Wednesday rolled out doses of Sinopharm vaccine donated by China to boost the war against COVID-19 pandemic in the Horn of African nation.
The country's deputy minister of health Ahmed Hussein received his first dose of the Sinopharm vaccine during the launch of the exercise in Mogadishu.
Sawirro: Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dib u dhiska garoonka Qoob-Dooro
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray garoonka kubadda cagta Qoob-dooro degmada Karaan ee gobolka Banaadir.
Mudane Cumar Filish ayaa sheegay in dib u dhiska garoonkan ay iska kaashadeen maamulka gobolka Banaadir iyo hey’adda TISPLUS, isagoo xusay in garoonka uu hadda diyaar u yahay...
Sawirro: Lafta Gareen oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada K/Galbeed
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga,Warfaafinta,Waxbarashada,iyo Dastuurka.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Isaag Cali Subag oo ka warbixiyey Xaalada Amniga Deegaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegey in Amniga uu...
Hodan iyo Xamarjajab oo xalay ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle
Degmooyinka Hodan iyo Xamarjajab oo ka wada tirsan gobolka Banaadir ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, iyaga oo soo bandhigay tartan aad u xiiso badan.
Labada degmo oo ku wada jiray group-ka B ayaa waxa ay guushu raacday tartamayaasha degmada Hodan ee gobolka Banaadir.
Xamarjajab...
Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray amniga magaalada Muqdisho
Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo ah guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in saacadihii u dambeeyay dad uu ku sifeeyay in ay colaadda ku naaxaan ay ku baaqayeen in dhibaato laga huriyo caasimadda Muqdisho.
Waxaa uu xusay in wax colaad ama amni daro...
Khasaaraha qarixii shalay ka dhacay deegaanada Gololey oo sii kordhay
Waxaa korortay, tirada dhimashada ee uu sababay qaraxii shalay ka dhacay degaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha dhexe, sida ay sheegeen saraakiish caafimaadka magaalada Jowhar.
Tirada dhimashada ayaa gaartay iminka il;aa 20 ruux oo kamid ah dadkii shacabka ahaa ee shalay gaariga ay saarneeyeen miino ku haleeshay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.
DF Soomaaliya oo si ada uga hadashay qoraalada beesha caalamka
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa si adag loogu jawaabay Qoraaladii ka soo yeeray Beesha Calaamka.
Warsaxaafadedka ayaa u qornaa sidan:-
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo saaxiibbada muddada dheer ay ku...













