Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sawirro: Wasiirka Awqaafta ee Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble oo ku sugan magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga ayaa la kulmay dhiggiisa Madaxa Diinta ee dalka Turkiga Dr Cali Arbaash. Kulanka ayaa  looga wada hadlay sii xoojinta xiriirka iyo kor u qaadidda wada shaqayneed ee labada dhinac, waxa ka soo qaybgalay...

Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb-galay shir muhiim ah + Sawirro

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Wasiirada Maaliyadda ee dalalka Afrika ayaa tilmaamay in maanta ay u ahayd maalin kale oo muhiim ah, ayna sii socdaan wadahadallada iyo warbixinnada ay la wadaagayaan IMF iyo Bangiga Adduunka xili lagu guda jiro Shirka Sanadlaha ah.

Sawirro: Hormuud Salaam Foundation oo Oxygen ku wareejisay DF Soomaaliya

Hormuud Salaam Foundation ayaa 400 oo haamood oo Oxygen ah ku wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loogula tacaalo dadka uu soo ritay xanuunka Covid-19 ee dalka ku soo labakacleeyay. Guddoomiyaha hay’adda Hormuud Salaam Foundation,Cabdullaahi Cismaan Nuur ayaa sheegay in qalabkani uu qeyb ka yahay kaalinta Hormuud ka qaadaneyso xakameynta Caabuqa COVID-19 ee dalkeenna fara...

Biyo la’aan baahsan oo ka jirta gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan koofurta gobalka Mudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay ka jirto abaar ba’an oo saameyn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyadaba. Dadka ku dhaqan deegaanka Baraag Ciise ee hoostagta degmada Bacaad weyne ee gobalka Mudug, ayaa sheegaya in iyagoo markii horaba la daalaa dhacayay dhibaatooyin ka haystay dhanka adeegyada...

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad ka dhacday Talaadada maanta xarunta  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo habka fogaan aragga uu uga qeybgalay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) , Guy Ryder iyo saraakiil kale ayaa si...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose. Howl-galkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay xubin sare oo ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab, sida ay shaaciyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.

Kooxda Al-Shabaab oo xukun adag ku ridday mas’uul ka shaqeeya arrimaha bulshada ee gobolka Baay

MUQDISHO (SMN) - Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya ayaa maanta xukun adag ku ridday mid kamid ah shaqaalaha arrimaha bulshada ee ka shaqeeya gobolka Baay, kaas oo lagu magacaabo Abdirizaq Ahmed, sida ay ku warrantay Idaacadda Al Andalus ee ku hadasha afka argagixisada.   Maxkamad hoostagta kooxda, kuna taala magaalada Lego ayaa xukun dil ah ku ridday Abdirizak Ahmed...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas oo saaka aroortii hore, isaga oo dhaawac ah laga keenay magaalada Buula-mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Marxuumka ayaa u dhintay dhaawac culus oo madaxa kasoo gaaray iyo jabniin gacanta ah oo 25-kii bishan oo shalay ku...

WARAR KALE

Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha oo Soo Xirtay Tababar Ku Saabsan Hirgelinta Sharciga Dhowrista Xogta...

Muqdisho, Soomaaliya – Maareeyaha Guud ee Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha, Mudane Maxamed Nuur Colow, ayaa  soo xiray tababar muddo shan maalmood ah socday, kaas...

Hantidhowraha Guud ee JFS oo Kulan la Qaatay Wakiillo ka Socday Shirkadda Albayrak-Somalia

Muqdisho, Soomaaliya – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa maanta kulan la qaatay wakiillo ka socday Shirkadda Mogadishu Al-Port...

Taliyaha Taakuleynta XDS iyo Taliyaha TURKSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ciidanka

MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa xarunta Taliska Taakuleynta ku qaabilay Taliyaha Dugsiga...