Wasiirka Caddaaladda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Qamarada Midoobey ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane James Swan.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray arrimaha caddaaladda, dastuurka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo wafdi Turkiga ah ku qaabilay Muqdisho
Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Amb. Ali Onaner, iyo Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Amb. Alper Aktaş.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan iskaashiga...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska Bariga Afrika
Nairobi -Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska ee Bariga Afrika, Col. Ryan Flaherty iyo Col. Rich Grover, kuwaas oo ay weheliyeen saraakiil sarsare.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray guud ahaan xaaladda amni ee Soomaaliya, gaar ahaan la dagaalanka kooxda Daacish. Waxaa si gaar ah looga hadlay guulaha...
Pakistan pledges support for Somalia in talks with interior minister
Islamabad — Pakistan’s President Asif Ali Zardari met a Somali delegation led by Interior Minister Ali Hoosh in Islamabad, with talks focusing on strengthening bilateral ties and boosting cooperation on security and counter-terrorism, officials said.
The delegation included Somalia’s Deputy Police Commissioner, Brigadier General Osman Abdullahi Mohamed, according to a statement from the Somali government.
Discussions centred on political and diplomatic...
Somali forces say 28 al-Shabab fighters killed in southern operations
Kismayo — Somalia’s elite Danab commandos, backed by Jubbaland’s Darawish forces, have killed at least 28 al-Shabab militants in a series of operations in remote areas on the outskirts of Kudhaa district in southern Somalia, security officials said on Sunday.
According to commanders leading the offensive, 24 fighters from the Islamist group were killed in operations carried out up to...
Somali opposition bloc meets foreign diplomats in Nairobi amid political tensions
Nairobi — Somalia’s Future Council, an opposition-aligned political platform, met international representatives in Nairobi to discuss the country’s fragile political situation and ways to break a deadlock over constitutional reforms and the electoral process.
The meeting brought together Future Council members and envoys from the United Nations, the European Union, Britain and the United States, according to participants.
Talks focused on...
Somalia leaders back unity, elections push at national consultative meeting
Mogadishu — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud chaired a virtual meeting of the National Consultative Council (NCC) on Saturday, bringing together federal and regional leaders to review the country’s security, political process and humanitarian challenges.
Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, South West State President Abdiaziz Hassan Mohamed (Lafta-Gareen), Galmudug President Ahmed Abdi Kariye...
Qaramada Midoobay oo Digniin Culus ka Bixisay Burburka Heshiiska Nabadda Koonfurta Suudaan
Juba – Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan (UNMISS) iyo Guddiga Wadajirka ah ee Dib-u-eegista iyo Kormeerka (RJMEC) ayaa soo saaray digniin degdeg ah, iyaga oo ka digay in heshiiskii nabadeed ee dib-u-cusboonaysiinta ee sannadkii 2018 uu wajahayo burbur aan dib loo sixi karin.
Hay’adahan ayaa sheegay in xaaladda siyaasadeed iyo midda amni ee dalka Koonfurta Suudaan ay si weyn...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Madaxweynaha Pakistan
Islamabad – Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Xoosh, oo ay wehlinayeen Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed, ayaa kulan rasmi ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Mudane Asif Ali Zardari.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan, gaar ahaan...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
Nairobi – Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha Caalamka, kuwaas oo isugu jiray Safiirrada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub (EU), Boqortooyada Ingiriiska (UK) iyo Mareykanka (USA).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda xasaasiga ah ee siyaasadeed ee uu dalka marayo, iyadoo si gaar ah looga wada hadlay sidii...











