Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Rep. Ilhan Omar sprayed with unknown substance at town hall meeting

WASHINGTON - A man sprayed a substance on Rep. Ilhan Omar during her town hall in Minneapolis’ North Side on Tuesday night, Jan. 27.   In prepared remarks, Omar was calling for the abolishment of U.S. Immigration and Customs Enforcement and the resignation of Department of Homeland Security Secretary Kristi Noem when she was interrupted. A witness, Nate Lassen, who was seated...

Madaxweynaha cusub ee Guinea Mamady Doumbouya oo magacaabay Ra’iisul Wasaare

CONAKRY – Madaxweynaha cusub ee Guinea, Mamady Doumbouya, ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare cusub, wax ka yar laba toddobaad kadib markii la dhaariyay.   Amadou Oury Bah, oo horey u soo noqday Ra’iisul Wasaare intii u dhaxaysay Febraayo 2024 ilaa Janaayo 2026 xilliga dowlad-dhexe ee kumeel-gaarka ahaa, ayaa sii ahaan doona xilka hoos yimaada xukuumadda cusub, sida lagu sheegay qaraar ka akhriyay...

Wakiilka Mareykanka Ilhan Omar oo lagu qarxiyay dareere aan la aqoon intii lagu jiray kulanka ay qeybgashay Minneapolis

MINNEAPOLIS – Wakiilka Mareykanka ee gobolka Minnesota, Ilhan Omar, ayaa Talaadadii lagu qarxiyay dareere aan la aqoon intii lagu guda jiray kulanka bulshada ee ay qabanaysay magaalada Minneapolis. Nin siday dareeraha ayaa waxaa laga hor tagay kaasi oo ay ilaaladu gacmahana ka xireen, iyadoo dadweynihuna sacab ku qaaday tallaabadaas.   Muuqaallo laga duubay dhacdada ayaa muujinaya in qof ka mid ah...

Wasiiru-Dowlaha Oo Kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed Si Loogu Diyaargaroobo Xubinimada EAC

Muqdisho – Wasiiru-Dowlaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Ali Omar, ayaa maanta kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan ururrada bangiyada, Golaha Ganacsiga Soomaaliyeed, Ururka Isgaarsiinta, iyo haweenka ganacsatada ah, si looga wada hadlo diyaar-garowga Soomaaliya ee ku aaddan xubinimada Bulshada Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) iyo sidii qeybta gaarka loo leeyahay si buuxda uga qayb qaadan lahayd geeddi-socodka.   Kulankan...

Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Furay Shir Wadatashi Oo U Dhaxeeya Dowladda, Ururrada Bulshada

Muqdisho – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir la-tashi oo u dhexeeya Guddiga Wadahadallada ee Dowladda Soomaaliya, Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, iyo Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed.   Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi...

Nigeria iyo Türkiye oo xoojiyay iskaashiga amniga iyo ganacsiga

ANKARA – Madaxweynaha Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa balan qaaday inuu xoojiyo iskaashiga dalkaasi la leeyahay Türkiye, isagoo tilmaamay dadaallada wadajirka ah ee lagu xakameynayo xasilooni-darrada isla markaana lagu dhiirrigelinayo koboca dhaqaalaha.   “Waxaad iga filan kartaa inaan idinla joogo arrimaha dimuqraadiyadda, xoriyadda, iyo barwaaqada,” ayuu Tinubu ku yiri Madaxweynaha Türkiye, Recep Tayyip Erdogan, intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo...

Madaxa AUSSOM Oo la Kulmay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Muqdisho – Maanta magaalada Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM, Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Qatar ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi.   Kulankan ayaa ujeeddadiisu ahayd xoojinta iskaashiga Midowga Afrika iyo Qatar ee ku aaddan hannaanka nabad iyo amni ee uu hoggaamiyo shacabka Soomaaliyeed. Amb. Diene ayaa bogaadiyay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo La Kulmay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Odowa Yusuf Raage, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub, Jeneraal Seán Clancy, oo booqasho shaqo ku jooga Soomaaliya.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray bogaadinta iyo xoojinta iskaashiga milateri ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka Jabad-Godane Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Jabad-Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib howlgallo milatari oo culus oo halkaasi ka socday saacadihii lasoo dhaafay.   Howlgalkan, oo ahaa mid si qorsheysan loo fuliyay, ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta oo muddo ku dhuumaaleysanayay dhulka howdka ah ee ku xeeran deegaanka...

Hantidhowrayaal Soomaaliyeed Oo Ankara Kaga Qaybgalaya Barnaamij Horumarineed Oo Ku Saabsan Hantidhowrka

Ankara – Hantidhowrayaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa magaalada Ankara, caasimadda dalka Turkiga, uga qaybgalaya barnaamij daraasad iyo horumarinta xirfadaha hantidhowrka, kaas oo ah iskaashi u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Hantidhowrka Turkiga. Barnaamijkan, oo socon doona muddo toddobaad ah, ayaa ujeeddadiisu tahay kor u qaadista aqoonta, xirfadaha iyo tayada howlaha...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...