Ciidanka NISA oo Gacanta ku Dhigay Shabakad ka Tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO - Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa lagu shaaciyay in ciidamadu ay gacanta ku dhigeen shabakad argagixiso oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, taas oo ka koobnayd shan (5) xubnood.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeedka, howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyay ciidamada NISA, iyaga oo garab ka helaya shacabka Soomaaliyeed, kaddib markii xubnahan lagu...
Danjiraha Soomaaliya ee Southern Afrika oo Ka Qayb Galay Shir Safiirrada Afrika ee Koonfur Afrika
Koonfur Afrika - Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalalka Southern Afrika, Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen dhammaan safiirrada waddamada Afrika ee fadhigoodu yahay dalka Koonfur Afrika.
Intii uu socday shirka, waxaa si rasmi ah looga wada hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya xiriirka caalamiga ah iyo wada-shaqeynta dowladaha Afrika, iyadoo diiradda si...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Qatar kula Kulmay Saraakiil ka Qalin-Jabisay Akademiyadda Booliska
QATAR,DOHA - Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka qalin-jabisay Akademiyadda Booliska ee Qatar.
Kulankaas, Wasiirka ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha guusha ay ka gaareen waxbarashadooda, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo heerka sare ee xirfadeed ee...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer ku Tagay Deegaanno ka Tirsan Shabeellaha Hoose
Soomaaliya, Shabeellaha Hoose - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo dhowaan laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab.
Ujeeddada booqashada Taliyaha ayaa ahayd dhiirrigelinta iyo garab-istaagga ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo ciidamada deegaanka ee ku sugan furimaha dagaalka, kuwaas oo wadajir uga howlgala...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Goob Nasiino kuna Kulmay Bulshada Muqdisho
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah ula kulmay dhalinyaro, isaga oo kala qayb qaatay ciyaaro kala duwan oo ay ku madadaalaan. Waxa uu ku bogaadiyay doorka muhiimka...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qatar kula Kulmay Saraakiil ka Qalin-Jabisay Kulliyadda Milateriga
DOHA - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda Milateriga ee Axmed bin Maxamed.
Kulankaas, Wasiirka ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha guusha ay ka gaareen waxbarashada milateri, isaga oo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo heerka...
Türkigs oo Hawlgelinaya Maraakiib Cusub oo Qodista shidaalka Soomaaliya
MUQDISHO - Türkiga ayaa si rasmi ah u shaaciyay laba markab oo cusub oo casri ah oo loogu talagalay qodista shidaalka iyo gaaska badda moolkeeda, kuwaas oo kala ah Yıldırım iyo Çağrı Bey. Maraakiibtan ayaa la filayaa in ay bilaabaan hawlgalladoodii ugu horreeyay ee Badda Madow iyo xeebaha Soomaaliya, taas oo muujinaysa ballaarinta istaraatiijiyadda tamarta ee Ankara.
Wasiirka Tamarta iyo...
Somalia–Pakistan Boost Disaster Response Cooperation
Somalia’s disaster management chief visited Pakistan this week to strengthen cooperation, meeting officials at the National Disaster Management Authority headquarters in Islamabad.
Mahmoud Moallin Abdulle, chairman of the Somali Disaster Management Agency, was received by NDMA chief Gen. Inam Haider Malik during official meetings.
The officials discussed disaster preparedness, exchanged technical expertise, and reviewed Pakistan’s systems as Somalia works to build...
Guddoomiyaha SoDMA oo Booqasho ku Tagay Xarunta Hay’adda Qaran ee Maareynta Masiibooyinka Bakistaan (NDMA)
Islamabad, Bakistaan — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo safar shaqo ku jooga dalka Bakistaan, ayaa booqday xarunta Hay’adda Qaran ee Maareynta Masiibooyinka Bakistaan (NDMA), halkaas oo uu si diirran ugu soo dhaweeyay dhiggiisa Guddoomiyaha NDMA, Mudane Inam Haider Malik, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan hoggaanka sare ee hay’adda.
Intii lagu guda jiray booqashada,...
Madaxweynaha Puntland oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
Nairobi, Kenya — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha Caalamka, kuwaas oo ay ka mid yihiin safiirrada Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Boqortooyada Midowday (UK), Denmark, Norway, Canada, Germany, Sweden, iyo diblomaasiyiin sarre oo ka tirsan safaaradaha Mareykanka (USA), Switzerland, Finland, France, Netherlands, iyo Bangiga...













