Somalia, China discuss boosting trade and economic cooperation
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Commerce and Industry, Gamal Mohamed Hassan met with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, to discuss ways to strengthen bilateral cooperation in trade, investment and economic development, the ministry said.
The talks focused on expanding commercial relations between the two countries, including investment opportunities, industrial development and trade growth, as well as the role...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS oo Ka Qeyb-galay Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayay Carruur Lagu Daweeyay Talyaaniga
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhoweynayay 25 carruur Soomaaliyeed, kuwaas oo dhawaan dalka Talyaaniga loogu sameeyay adeegyo caafimaad oo gaar ah, gaar ahaan qalliimo dhanka wadnaha ah.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyay Hormuud Salaam Foundation iyo Safaaradda Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, kuwaas oo si...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay fursadaha maalgashi, horumarinta warshadaha, kobcinta ganacsiga,...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay Wakiilka Hay’adda UNFPA
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Wakiilka Hay’adda UNFPA ee Soomaaliya, Dr. Mary Otieno.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Qorsheynta iyo UNFPA, gaar ahaan dhinacyada qorsheynta horumarineed, isku-duwidda mashaariicda, iyo kormeerka iyo qiimeynta barnaamijyada horumarinta.
Labada dhinac ayaa...
Somali PM, Turkish delegation talk security, sovereignty in Mogadishu
MOGADISHU – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre met with a high-level Turkish delegation in the capital on Sunday to bolster defense cooperation and reaffirm Ankara’s support for Somalia’s territorial integrity.
The visiting delegation was led by Ambassador Ali Onaner, the Director of the Africa Department at the Turkish Ministry of Foreign Affairs, accompanied by the Turkish Ambassador to Somalia,...
Puntland leader meets US, UK commanders over anti-ISIS offensive
NAIROBI – Puntland President Said Abdullahi Deni held high-level security talks with senior US and British special forces commanders in Nairobi, focusing on the final stages of a major offensive against Islamic State (ISIS) militants in northeastern Somalia.
The meeting with Colonel Ryan Flaherty, head of US special operations in East Africa, and Britain's Colonel Rich Grover comes as Puntland...
Wasiirka Caddaaladda oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Qamarada Midoobey ee Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mudane James Swan.
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray arrimaha caddaaladda, dastuurka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo wafdi Turkiga ah ku qaabilay Muqdisho
Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Amb. Ali Onaner, iyo Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Amb. Alper Aktaş.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan iskaashiga...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska Bariga Afrika
Nairobi -Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Maraykanka iyo Ingiriiska ee Bariga Afrika, Col. Ryan Flaherty iyo Col. Rich Grover, kuwaas oo ay weheliyeen saraakiil sarsare.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray guud ahaan xaaladda amni ee Soomaaliya, gaar ahaan la dagaalanka kooxda Daacish. Waxaa si gaar ah looga hadlay guulaha...
Pakistan pledges support for Somalia in talks with interior minister
Islamabad — Pakistan’s President Asif Ali Zardari met a Somali delegation led by Interior Minister Ali Hoosh in Islamabad, with talks focusing on strengthening bilateral ties and boosting cooperation on security and counter-terrorism, officials said.
The delegation included Somalia’s Deputy Police Commissioner, Brigadier General Osman Abdullahi Mohamed, according to a statement from the Somali government.
Discussions centred on political and diplomatic...









