Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Furay Shir Wadatashi Oo U Dhaxeeya Dowladda, Ururrada Bulshada

Muqdisho – Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir la-tashi oo u dhexeeya Guddiga Wadahadallada ee Dowladda Soomaaliya, Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, iyo Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed.   Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh), Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi...

Nigeria iyo Türkiye oo xoojiyay iskaashiga amniga iyo ganacsiga

ANKARA – Madaxweynaha Nigeria, Bola Ahmed Tinubu, ayaa balan qaaday inuu xoojiyo iskaashiga dalkaasi la leeyahay Türkiye, isagoo tilmaamay dadaallada wadajirka ah ee lagu xakameynayo xasilooni-darrada isla markaana lagu dhiirrigelinayo koboca dhaqaalaha.   “Waxaad iga filan kartaa inaan idinla joogo arrimaha dimuqraadiyadda, xoriyadda, iyo barwaaqada,” ayuu Tinubu ku yiri Madaxweynaha Türkiye, Recep Tayyip Erdogan, intii lagu guda jiray shir jaraa’id oo...

Madaxa AUSSOM Oo la Kulmay Safiirka Qatar Ee Soomaaliya

Muqdisho – Maanta magaalada Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM, Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Qatar ee Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi.   Kulankan ayaa ujeeddadiisu ahayd xoojinta iskaashiga Midowga Afrika iyo Qatar ee ku aaddan hannaanka nabad iyo amni ee uu hoggaamiyo shacabka Soomaaliyeed. Amb. Diene ayaa bogaadiyay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo La Kulmay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas Odowa Yusuf Raage, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Madaxa Guddiga Ciidamada Midowga Yurub, Jeneraal Seán Clancy, oo booqasho shaqo ku jooga Soomaaliya.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray bogaadinta iyo xoojinta iskaashiga milateri ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Deegaanka Jabad-Godane Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Jabad-Godane ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib howlgallo milatari oo culus oo halkaasi ka socday saacadihii lasoo dhaafay.   Howlgalkan, oo ahaa mid si qorsheysan loo fuliyay, ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta oo muddo ku dhuumaaleysanayay dhulka howdka ah ee ku xeeran deegaanka...

Hantidhowrayaal Soomaaliyeed Oo Ankara Kaga Qaybgalaya Barnaamij Horumarineed Oo Ku Saabsan Hantidhowrka

Ankara – Hantidhowrayaal ka tirsan Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa magaalada Ankara, caasimadda dalka Turkiga, uga qaybgalaya barnaamij daraasad iyo horumarinta xirfadaha hantidhowrka, kaas oo ah iskaashi u dhexeeya Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Hantidhowrka Turkiga. Barnaamijkan, oo socon doona muddo toddobaad ah, ayaa ujeeddadiisu tahay kor u qaadista aqoonta, xirfadaha iyo tayada howlaha...

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Dekedda Muqdisho Ku Soo Dhaweeyay Wafdi Sare Oo Ka Socda Turkiga

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, iyo Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), ayaa maanta Dekedda Weyn ee Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Durmuş Ünüvar, oo booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho.   Wafdigan, oo ay...

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Wada Wadatashiyo Ku Aaddan Kulan Ay Ku Dhawaaqday

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada wadatashiyo ballaaran oo ku aaddan kulan qaran oo ay dhawaan ku dhawaaqday in uu ka dhici doono magaalada Muqdisho 1-da Febraayo 2026.   Wadatashiyadan ayaa qeyb ka ah diyaar-garowga gogol wada-hadal qaran oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kaas oo looga golleeyahay in lagu lafa-guro arrimaha masiiriga ah ee dalka. Sida...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Madaxa FAO ee Soomaaliya

Baydhabo - Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Itan, iyo wafdi uu hoggaaminayay.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Koonfur Galbeed iyo FAO, gaar ahaan horumarinta beeraha, sugnaanta cunnada, la-tacaalidda saameynta isbeddelka cimilada, iyo taageerada beeraleyda iyo dadka abaaruhu...

Somalia Returns Looted Aid Supplies to WFP, Pledges Stronger Oversight

MOGADISHU, Somalia — The Federal Government of Somalia has confirmed that all goods taken from a warehouse affecting port expansion activities have been returned to the World Food Programme (WFP), the agency said.   In a statement from the Ministry of Foreign Affairs, the government took responsibility for the incident and expressed regret over the disruption. Authorities also provided WFP with a larger,...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...