Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Hawlaha Guud ee XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed bin Maxamed Saalax Al-Muwalad.   Intii uu kulanku socday, Wasiirka iyo Danjiraha ayaa si qoto dheer uga wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Daah-furay Qorshaha Ka-Jawaabista Xaaladaha Bani’aadannimo ee HNRP 2026

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Qorshaha Ka-Jawaabista Xaaladaha Bani’aadannimo ee 2026 (HNRP 2026), kaas oo ay si wadajir ah u diyaariyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku-duwidda Arrimaha Gargaarka (OCHA) iyo bah-wadaagta gargaarka bani’aadannimo.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in...

Hormuud Salaam Foundation honours Italian doctors for life-saving heart surgeries

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Hormuud Salaam Foundation on Sunday honoured an Italian medical team and diplomats for helping arrange life-saving heart surgeries for 24 Somali children treated in Italy, organisers said. The appreciation ceremony in Mogadishu marked the completion of a humanitarian mission that transferred the children to Niguarda Hospital in Milan, in Italy’s Lombardy region, for specialised paediatric cardiac...

Somalia, Türkiye discuss deepening defence ties

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Defence Ahmed Moallim Fiqi met a Turkish delegation led by Ambassador Ali Onaner, Director General of the Africa Department at Türkiye’s Ministry of Foreign Affairs, to discuss strengthening bilateral cooperation.   The talks focused on enhancing defence collaboration and military development, underscoring the long-standing security partnership between Mogadishu and Ankara. The meeting was attended by the...

Agaasimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulan la qaatay Wakiilka Mareykanka ee Muqdisho

Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Danjire Justin Davis, Wakiilka Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay horumarradii dhawaan la sameeyey iyo iskaashiga la xiriira maareynta socdaalka iyo amniga xuduudaha.   Mudane Mustafa Duhulow ayaa xusay in nidaamka PISCES uu door muhiim ah ka qaatay xoojinta maamulka socdaalka iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, kaasoo beddelaya xaruntii hore ee la dhisay 1980. Dhismahan casriga ah ayaa loogu talagalay in uu daboolo baahiyaha shaqo ee wasaaradda, isla markaana fududeeyo howlaha maaliyadeed ee dalka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in tallaabadani...

Golaha Shacabka BJFS oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya

Muqdisho – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii 32-aad ee kalfadhiga 7-aad ku yeeshay xarunta Golaha, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Labaad, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.   Kulanka ayaa ka furmay kooramo dhan 145-xildhibaan, waxaana xildhibaanadu sedaxaad mar akhriyeen Hindise Sharciyeedka Amniga Saybarka, ka dib markii uu...

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo La Kulmay Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiyada u xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka, isagoo ay wehliyaan   Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdullaahi...

Somali forces intensify operations against Al-Shabaab in Lower Jubba

KUDHAA, Somalia — Somali security forces have launched an intense military operation against Al-Shabaab in Lower Jubba region, focusing on the Kudhaa area, where the militant group recently carried out attacks undermining local security.   The operation is being conducted jointly by Jubbaland administration forces and the National Army’s elite commando units, who have doubled security efforts and are carrying out...

Egyptian troops expected to join AU mission in Somalia

CAIRO— Egyptian forces are expected to soon join the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), officials said, as technical and legal arrangements are finalised.   The Egyptian troops will take part in efforts to secure Somalia, particularly in the ongoing fight against the Al-Shabaab militant group. AUSSOM officials said that once preparations are complete, the forces will officially...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...