Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Masar oo La Filayo Inay Ku Biiraan Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

QAAHIRA - Mas’uuliyiinta Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in la filayo in ciidamo ka socda dalka Masar ay goordhow ku biiraan hawlgalka, inkastoo ay weli socdaan habraacyo farsamo iyo kuwo sharci ah oo la xiriira arrintaas.   Ciidamada Masar ayaa lagu wadaa inay door ka qaataan dadaallada lagu sugayo amniga Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka lagula...

Howlgal Militari oo Ka Socda Jubbada Hoose iyo Xubin Al-Shabaab ka Tirsanaa oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka

Jubbada Hoose – Howlgal militari oo ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ayaa si xooggan uga socda gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanka Kudhaa, halkaas oo kooxdaasi ay dhawaan ka fulisay weerarro amniga lid ku ah.   Howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u wada Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo Cutubyada Kumaandooska Nabad-Sugidda ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo laba...

Somalia launches high-level talks on health system financing

NAIROBI — Somalia’s Minister of Health and Social Care, Dr Ali Haji Aden, has opened a high-level conference in Nairobi focused on financing and strengthening Somalia’s health system, officials said.   The meeting brought together the ministry’s Director General Dr Guled Abdijalil, health ministers from Somalia’s federal member states and the Banadir regional administration, as well as international partners supporting the...

Somalia welcomes return of children treated for heart conditions in Italy

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Prime Minister Jibriil Abdirashid Haji has attended a ceremony welcoming 25 Somali children who recently returned home after receiving specialised medical treatment in Italy, including life-saving heart surgeries.   Speaking at the event, Haji thanked the Hormuud Salaam Foundation and the Italian Embassy in Somalia for jointly facilitating the medical care, saying the children had been...

Shir Caalami ah oo Lagu Xoojinayo Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Furmay Nairobi

Nairobi – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Nairobi shir heer sare ah oo diiradda lagu saarayo maalgelinta iyo xoojinta nidaamka caafimaadka Soomaaliya.   Shirkan oo ah mid muhiim u ah horumarinta iyo helidda maalgelin waarta oo lagu taageerayo adeegyada caafimaadka dalka, ayaa waxaa ka soo...

Somalia, UNFPA agree to strengthen cooperation on development planning

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development Mohamud Abdirahman Beene-Beene met with the United Nations Population Fund (UNFPA) representative in Somalia, Dr Mary Otieno, to discuss strengthening cooperation on development programmes, the ministry said.   The talks focused on enhancing collaboration between the ministry and UNFPA, particularly in development planning, project coordination, and the monitoring and evaluation...

Somalia, China discuss boosting trade and economic cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Commerce and Industry, Gamal Mohamed Hassan met with China’s ambassador to Somalia, Wang Yu, to discuss ways to strengthen bilateral cooperation in trade, investment and economic development, the ministry said.   The talks focused on expanding commercial relations between the two countries, including investment opportunities, industrial development and trade growth, as well as the role...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS oo Ka Qeyb-galay Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayay Carruur Lagu Daweeyay Talyaaniga

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhoweynayay 25 carruur Soomaaliyeed, kuwaas oo dhawaan dalka Talyaaniga loogu sameeyay adeegyo caafimaad oo gaar ah, gaar ahaan qalliimo dhanka wadnaha ah.   Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa uga mahadceliyay Hormuud Salaam Foundation iyo Safaaradda Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, kuwaas oo si...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee dhinacyada ganacsiga iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay fursadaha maalgashi, horumarinta warshadaha, kobcinta ganacsiga,...

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo la kulmay Wakiilka Hay’adda UNFPA

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa  kulan miro-dhal ah la yeeshay Wakiilka Hay’adda UNFPA ee Soomaaliya, Dr. Mary Otieno.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Qorsheynta iyo UNFPA, gaar ahaan dhinacyada qorsheynta horumarineed, isku-duwidda mashaariicda, iyo kormeerka iyo qiimeynta barnaamijyada horumarinta. Labada dhinac ayaa...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...