Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Puntland oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

Nairobi, Kenya — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha Caalamka, kuwaas oo ay ka mid yihiin safiirrada Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Boqortooyada Midowday (UK), Denmark, Norway, Canada, Germany, Sweden, iyo diblomaasiyiin sarre oo ka tirsan safaaradaha Mareykanka (USA), Switzerland, Finland, France, Netherlands, iyo Bangiga...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo Macluumaadka

Qaahira, Masar — Magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo Macluumaadka. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkaas waxaa ku matalay Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali), kaas oo door muuqda ka qaatay kulamada iyo wada-tashiyada istiraatiijiga ah ee ajendaha...

Farmaajo oo Bogaadin iyo Dhiirrigelin udiray ciidan xooga Dalka

MUQDISHO - Waxaan bogaadin iyo dhiirrigelin u dirayaa geesiyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, kuwaas oo guul muhiim ah ka soo hooyay dagaalka sifeynta ah ee ay kula galeen argagixisada Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaanka Kudhaa iyo nawaaxigiisa.   Guushan waxay si cad u muujinaysaa naf-hurnimada, geesinimada, iyo heeganka Ciidamada Soomaaliyeed, kuwaas oo mar walba u taagan...

Federal Parliament of Somalia Ratifies the IGAD Treaty

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) welcomes the ratification of the new IGAD Treaty by the House of the People of the Federal Parliament of the Federal Republic of Somalia. The endorsement by Parliament marks a significant milestone in Somalia’s engagement with regional mechanisms for peace, development, and cooperation.   This ratification is a testament to the Federal Republic of Somalia’s...

Former Somali PM hails Jubbaland, Danab forces after Al-Shabaab defeat

MOGADISHU — Former Somali prime minister Mohamed Hussein Roble on Friday congratulated Jubbaland regional forces and the elite Danab commando unit after what he described as a successful operation against Al-Shabaab militants in southern Somalia.   In a statement, Roble praised the forces for defeating the Islamist group in fighting in the Kudhaa area of Badhaadhe district, in the Lower Juba...

Maxamed Xuseen Rooble oo Hambalyo iyo Bogaadin u Diray Ciidamada Dalka

MUQDISHO - Ra’iisul wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo Kumaandooska Danab, guusha ay ka gaareen dagaalkii lagu jebiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka dhacay degaanka Kudhaa ee Degmada Badhaadhe. “Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka...

Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jubbaland oo War-saxaafadeed ka Soo Saaray Dagaalkii Kudhaa

MUQDISHO — Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si buuxda ugu bogaadinayaan guusha ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, iyo Ciidamada Amniga Jubbaland ka gaareen fashilinta weerar argagixiso oo ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.   Xildhibaanadu waxay sheegeen in howlgalkii ka dhacay Kudhaa uu ahaa...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Fashiliyey Weerar kooxda Al-Shabaab

Jubbada Hoose, Kudhaa — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo ay garab taagnaayeen Ciidamada Amniga Jubbaland iyo saaxiibada caalamka, ayaa si guul leh u soo gabagabeeyay howlgal amni oo socday in ka badan 24 saacadood, kaas oo lagu fashiliyey laguna soo afjaray weerar ay Kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.   Howlgalkan wadajirka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Ka Qeyb Galaya Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika

ALGIERS - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee wadamada qaaradda Afrika, kaas oo si rasmi ah uga furmay caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Aljeeriya ee Algiers.   Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay dhammaan Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee dalalka Afrika, waxaana diiradda lagu saarayaa xoojinta wada-shaqeynta garsoorka, is-dhaafsiga khibradaha,...

Wafdi ka Socday Jarmalka oo Booqasho Shaqo ku Yimid Muqdisho

MUQDISHO- Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka, oo uu hoggaaminayay Madaxa Xiriirka Dowladaha ee Federaalka Booliiska Jarmalka, Mudane Colonel Niels Zimmermann, ayaa booqasho shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’adda, Mudane Mustafa Dhuxulow.   Booqashadan oo ka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed Munaasabadda 26-ka Juun

Dhuusamareeb -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, hambalyo iyo bogaadin ku aaddan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galay Xuska 66-guurada Xorriyaddii Gobollada Waqooyi

Muqdisho  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu xusay 66-guurada kasoo wareegtay xorriyaddii...

Somalia Participates in Arab League Ministerial Meetings in Jordan

AMMAN, Jordan, June 25, 2026 — Somalia took part in high-level Arab League meetings in Jordan on Thursday, as regional officials gathered to discuss...