Maxamed Xuseen Rooble oo Hambalyo iyo Bogaadin u Diray Ciidamada Dalka
MUQDISHO - Ra’iisul wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo Kumaandooska Danab, guusha ay ka gaareen dagaalkii lagu jebiyay maleeshiyaadka Khawaarijta ee ka dhacay degaanka Kudhaa ee Degmada Badhaadhe.
“Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka...
Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jubbaland oo War-saxaafadeed ka Soo Saaray Dagaalkii Kudhaa
MUQDISHO — Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si buuxda ugu bogaadinayaan guusha ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, iyo Ciidamada Amniga Jubbaland ka gaareen fashilinta weerar argagixiso oo ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Xildhibaanadu waxay sheegeen in howlgalkii ka dhacay Kudhaa uu ahaa...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Fashiliyey Weerar kooxda Al-Shabaab
Jubbada Hoose, Kudhaa — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo ay garab taagnaayeen Ciidamada Amniga Jubbaland iyo saaxiibada caalamka, ayaa si guul leh u soo gabagabeeyay howlgal amni oo socday in ka badan 24 saacadood, kaas oo lagu fashiliyey laguna soo afjaray weerar ay Kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen magaalada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalkan wadajirka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Ka Qeyb Galaya Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika
ALGIERS - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee wadamada qaaradda Afrika, kaas oo si rasmi ah uga furmay caasimadda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Aljeeriya ee Algiers.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay dhammaan Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee dalalka Afrika, waxaana diiradda lagu saarayaa xoojinta wada-shaqeynta garsoorka, is-dhaafsiga khibradaha,...
Wafdi ka Socday Jarmalka oo Booqasho Shaqo ku Yimid Muqdisho
MUQDISHO- Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka, oo uu hoggaaminayay Madaxa Xiriirka Dowladaha ee Federaalka Booliiska Jarmalka, Mudane Colonel Niels Zimmermann, ayaa booqasho shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wafdiga ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Guud ee hay’adda, Mudane Mustafa Dhuxulow.
Booqashadan oo ka...
EDITORIAL | What America Can Gain from Somalia: A Strategic Partnership Built for Trade, Security and Shared Prosperity
Somalia is often discussed in Washington through the lens of security and humanitarian response. But that is only one part of the story. The bigger story, the one that deserves serious attention in 2026, is that Somalia represents a clear strategic and economic opportunity for the United States.
Somalia is not just a country that needs support. Somalia is a...
Somali, AUSSOM forces conduct joint operation to secure Jowhar road
Jowhar, January 22, 2026 – Somali National Army (SNA) Danab troops and the African Union Mission in Somalia (AUSSOM), particularly its Fifth Battalion, carried out a joint security operation on Wednesday along the main road linking Jowhar Airport to the town of Jowhar.
Led by Colonel Désiré Ndihokubwayo, the operation targeted Al-Shabaab networks, secured key supply routes, and ensured the...
IGAD welcomes Somalia’s ratification of new regional agreement
Djibouti, January 22, 2026 – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) on Thursday welcomed the Somali parliament’s approval of the updated IGAD agreement, describing it as a key step in Somalia’s commitment to regional cooperation for peace, development, and stability in the Horn of Africa.
Somalia joins other IGAD members, including Djibouti, Ethiopia, South Sudan, and Kenya, in endorsing the...
Somalia president congratulates Museveni on re-election, pledges continued cooperation
Mogadishu, January 22, 2026 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud spoke by phone on Thursday with Ugandan President Yoweri Kaguta Museveni, congratulating him on his re-election in last week’s vote.
During the call, Mohamud wished Museveni a term marked by peace, stability, and sustainable development, and both leaders discussed strengthening long-standing ties between Somalia and Uganda, particularly in security, political...
Somali forces recapture Kudhaa from Al-Shabaab in joint operation
Badhaadhe, January 22, 2026 – Jubaland forces, backed by Somali National Army (SNA) Danab troops trained by the United States, regained control of the Kudhaa area in Badhaadhe district on Thursday following a coordinated military operation.
The area fell to Al-Shabaab on Wednesday after a heavy attack on Jubaland army positions, which local sources said left both soldiers and civilians...












