Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Madaxweynaha Pakistan
Islamabad – Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Xoosh, oo ay wehlinayeen Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Cusmaan Cabdullaahi Maxamed, ayaa kulan rasmi ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Mudane Asif Ali Zardari.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Pakistan, gaar ahaan...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
Nairobi – Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi kulan kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha Caalamka, kuwaas oo isugu jiray Safiirrada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub (EU), Boqortooyada Ingiriiska (UK) iyo Mareykanka (USA).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan marxaladda xasaasiga ah ee siyaasadeed ee uu dalka marayo, iyadoo si gaar ah looga wada hadlay sidii...
Ciidamada Danab iyo Kuwa Jubbaland oo Howlgallo Ballaaran ku Dilay 28 Xubnood oo ka Tirsan Al-Shabaab
Kismaayo – Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashanaya ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa sii wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ka socda deegaanno ka tirsan duleedka fog ee degmada Kudhaa.
Howlgalladii ugu dambeeyay ee la fuliyay ilaa xalay ayaa lagu dilay 24 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale la soo qabtay labo xubnood oo kale...
Golaha Wadatashiga Qaran oo Ka Shiray Midnimada Dalka, Abaaraha iyo Doorashooyinka Dalka
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ay qaab fogaan arag ah ku yeesheen
Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamza Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor),...
Somali Future Council accepts federal government call for dialogue in Mogadishu
MOGADISHU — Somalia’s Somali Future Council has formally accepted an invitation by the Federal Government of Somalia to take part in national dialogue talks to be held in Mogadishu, the council said in a statement.
The council said the dialogue sessions would focus on key national issues, particularly disputes surrounding the country’s electoral process, which have fuelled political tensions.
It also...
Somalia intelligence arrests five Al-Shabaab suspects in Mogadishu operation
MOGADISHU — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) said on Saturday it had arrested five suspected members of the Al-Shabaab militant group in a joint operation carried out with the support of local residents.
In a statement, NISA said the suspects were part of a terrorist network planning attacks that posed a serious threat to national security, particularly in...
Turkey extends naval deployment off Somalia, Gulf of Aden for one year
Ankara — Turkey has formally extended the mandate of its naval forces operating in the Gulf of Aden, off the coast of Somalia, the Arabian Sea and surrounding waters by one year, starting from February 10, 2026, according to a decision published in Turkey’s Official Gazette.
The extension aims to protect Turkish-flagged and Turkey-linked commercial vessels, combat piracy, armed robbery...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Aqbalay Gogosha Wada-hadal ee Dowladda
MUQDISHO - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u aqbalay gogosha wada-hadal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku soo bandhigtay magaalada Muqdisho.
Warsaxaafadeed ay soo saareen Golaha Mustaqbalka ayaa lagu sheegay in kulamada wada-hadalka lagu diiradda saari doono arrimaha muhiimka ah ee dalka, gaar ahaan khilaafaadka ka taagan doorashooyinka.
Sidoo kale, Golaha Mustaqbalka ayaa soo jeediyay in la joojiyo wax-ka-bedeelka Dastuurka,...
Türkiye oo Hal Sano Kale Kordhisay Howlgalka Ciidamada Badda ee Xeebaha Soomaaliya
MUQDISHO - Xukuumadda Türkiye ayaa si rasmi ah u shaacisay in la kordhiyay muddo hal sano ah joogitaanka Ciidamada Badda ee Türkiye ee ka howlgala Gacanka Cadan (Gulf of Aden), xeebaha Soomaaliya, Badda Carabta iyo biyaha ku xeeran, laga bilaabo 10-ka Febraayo 2026. Go’aankan ayaa lagu daabacay Wargeyska Rasmiga ah ee Dowladda Türkiye.
Kordhinta howlgalkan ayaa ujeedkeedu yahay ilaalinta maraakiibta...
Somalia interior security minister meets police graduates in Qatar
Doha — Somalia’s Interior Security Minister Abdullahi Sheikh Ismail, known as Fartaag, met in Qatar with officers of the Somali Police Force who have recently graduated from the Qatar Police Academy, officials said.
During the meeting, the minister congratulated the officers on successfully completing their studies, praising their commitment, resilience and high level of professionalism.
He underlined the importance of internationally...











