Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Puntland oo Maxaabiis Ajaanib ah ka Qabtay Hawlgallo ka dhan ah Daacish

Ciidamada Amniga iyo Kuwa Difaaca Puntland ayaa hawlgallo qorsheysan oo muddo socday ka fuliyey buuraleyda Calmiskaad ee Puntland, kuwaas oo lagu guuleystay in lagu soo qabto maxaabiis ajaanib ah oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ah ee Daacish (ISIS).   Maxaabiista la qabtay ayaa la xaqiijiyay inay u kala dhasheen dalal kala duwan, oo ay ka mid yihiin Turkiga, Sucuudiga, Marooko, Itoobiya,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Isimada Puntland

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha, isimmada iyo cuqaasha dhaqanka Dowlad-goboleedka Puntland, kuwaas oo uu hoggaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse. Kulankan ayaa ka dhacay magaalada Laasacaanood, xilli ay isimmadu ka qayb-galayeen munaasabadda caleemo-saarka hoggaanka Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa hoggaanka dhaqanka ku adkeeyey muhiimadda ay leeyihiin...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari

Laascaanood — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sabtidii ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, taas oo ka dhacday magaalada istaraatiijiga ah ee Laascaanood, sida ay sheegeen masuuliyiin.   Munaasabadda ayaa waxaa isugu yimid masuuliyiin sare oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka iyo...

Somalia’s president attends inauguration of Northeast state leader in Las Anod

LAS ANOD, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday attended the inauguration of the president of the newly formed Northeast State of Somalia in the strategic town of Las Anod, officials said.   The ceremony brought together senior figures including Prime Minister Hamza Abdi Barre, federal ministers and leaders from Somalia’s federal member states, underscoring Mogadishu’s backing for the...

Uganda police deny arrest of opposition leader Bobi Wine as President Museveni nears reelection

KAMPALA - Ugandan police denied allegations by opposition leader Bobi Wine’s party that he had been arrested by soldiers as President Yoweri Museveni closed in on a landslide reelection.   Wine’s National Unity Platform (NUP) said on Friday night an army helicopter landed in his compound in Kampala and “forcibly took him away to an unknown destination”. The claim, however, could...

Somalia, Türkiye ministers discuss boosting social sector cooperation

ANKARA, Türkiye — The Minister of Labor and Social Affairs of Somalia, Prof. Salim Aliyow Ibro, has held a bilateral meeting with Türkiye’s Minister of Family and Social Services, H.E. Mahinur Özdemir Göktaş, aimed at enhancing cooperation in key social sectors.   The talks, attended by senior officials from both ministries and Somalia’s ambassador to Türkiye, focused on strengthening collaboration in...

Booliiska Kampala oo gurigiisa kala baxay hoggaamiyaha mucaaradka Uganda

Kampala – Booliiska magaalada Kampala ayaa xoog ku galay guriga hoggaamiyaha mucaaradka Uganda, kaddib markii Guddiga Doorashooyinka dalkaasi shaaciyeen natiijooyin hordhac ah oo muujinaya in Madaxweynaha xilka haya, Yoweri Museveni, uu hoggaaminayo doorashada madaxtinimada.   Wararka ka imanaya caasimadda ayaa sheegaya in ciidamo badan oo booliis ah ay hareereeyeen guriga hoggaamiyaha mucaaradka, iyaga oo halkaasi ka kaxeeyey, tallaabadaas oo dhalisay caro...

Sacuudi Carabiya oo qorshaynaysa isbahaysi amni oo cusub oo ay la yeelanayso Soomaaliya iyo Masar

MUQDISHO – Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku guda jirta qorshe lagu dhisayo isbahaysi militari oo cusub oo ay la yeelanayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Masar, tallaabo si weyn loogu fasirayo mid lagu xakameynayo saameynta sii kordheysa ee Imaaraatka Carabta ku leeyahay gobolka Geeska Afrika iyo Badda Cas.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiiro ka soca Turkiga

Ankara – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Aliyoow Ibro, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Wasiiradda Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga, Marwo Mahinur Özdemir Göktaş.   Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa mas’uuliyiin sare oo ka kala socday labada wasaaradood, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga. Doodda...

Suudaanta Koonfureed oo si rasmi ah u taageertay madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Juba – Dowladda Jamhuuriyadda Suudaanta Koonfureed ayaa si rasmi ah u muujisay taageero buuxda oo ay u hayso mowqifyada Midowga Afrika (AU) iyo Urur-goboleedka IGAD ee la xiriira ilaalinta madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaanta Koonfureed, kuna taariikheysan 16-ka Janaayo 2026, kana soo baxay...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...