Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

SoDMA chief visits Kismayo to assess drought situation in Jubbaland

KISMAAYO โ€” The head of Somaliaโ€™s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, arrived in Kismayo on Monday, leading a delegation to the temporary capital of the Jubbaland regional state.   Officials from Jubbaland, including ministers and other senior leaders, received the delegation at Kismayo airport. During their visit, the SoDMA team will assess the drought situation across Jubbaland, evaluate its...

G๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ฎ๐ฎ ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐จ๐จ ๐†๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐Š๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ฒ๐จ

KISMAAYO - Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, caasimadda ku-meel-gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.   Wafdiga Guddoomiyaha Haydaโ€™adda SoDMA waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo isugu jira wasiiro iyo madax kale. Inta ay joogaan Jubbaland, wafdigu waxay u kuurgali doonaan xaaladda abaareed ee ka...

Puntland says it will join Somalia talks if president agrees to Jan. 20 dialogue

GAROWE, Somalia, Jan 12 (AFP) โ€” Puntlandโ€™s president, Said Abdullahi Deni, said his regional administration would take part in a proposed national dialogue scheduled for Jan. 20 if Somaliaโ€™s president agrees to convene it, warning that rejecting the initiative would yield no progress.   Speaking during a meeting with youth in Puntland, Deni said the region is ready to engage in...

Madaxweyne Saciid Deni oo ka hadlay Gogol Nabadeed oo loogu Baaqay Madaxda Dalka

Garoowe, Puntland โ€” Madaxweynaha Dowladda Gobolleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan uu la qaatay dhalinyarada si cad uga hadlay baaqa loo diray madaxda dalka loona jeediyay in la qabto gogol wadahadal taariikhdu markay tahay 20-ka bishan, isagoo sheegay in haddii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ogolaado qabanqaabada kullankan ay Puntland si buuxda uga qeyb gali doonto, hase yeeshee...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Belgium oo Dibadbax ay Kaga Soo Horjeeda Damaca Aqoonsiga Israaโ€™iil ee Qaybo ka Mid ah Soomaaliya ka dhigay dalkaasi.

Brussels, Belgium โ€” Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Belgium, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Farxaan Cali Xasan, ayaa qabtay mudaaharaad ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan waxa ย faragelin Israel ay ku hayso midnimada, madax-bannaanida iyo isku duubnida Soomaaliya. Mudaaharaadkan ayaa ka dhacay afaafka hore ee xarunta Midowga Yurub ee Brussels, halkaas oo dibadbaxayaashu ay ku muujiyeen dareenkooda...

China voices support for Somalia after top diplomat postpones visit

MOGADISHU, Somalia - China's foreign minister said Beijing supported Somalia in safeguarding its sovereignty and territorial integrity in a phone call on Sunday with his Somali counterpart, a Chinese ministry statement said.   Foreign Minister Wang Yi held the phone call during his visit to Africa, and said China opposed Somaliland's "collusion with Taiwan authorities to seek independence," referring in the...

Raโ€™iisul Wasaare Abiy Axmed oo booqasho ku tagay Djibouti, kulan la qaatay Madaxweyne Geelle

DJIBOUTI โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa maanta gaaray Djibouti, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka, Ismaรฏl Omar Guelleh, iyadoo labada hoggaamiye ay yeesheen kulan heer sare ah oo looga hadlay arrimaha amniga, siyaasadda gobolka, iyo xoojinta xiriirka labada dal.   Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay horumarka siyaasadeed ee gobolka Geeska Afrika, nabadda iyo amniga, iyo siyaabaha...

Djibouti welcomes Ethiopian PM Abiy for talks on Horn security, trade

DJIBOUTI โ€” Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed arrived in Djibouti on Sunday, where he was received by President Ismaรฏl Omar Guelleh for high-level talks focused on regional security and strengthening bilateral ties, officials said.   The two leaders discussed geopolitical developments in the Horn of Africa, regional peace and security, and ways to deepen cooperation between their countries, according to a...

Somali president to attend Firdhiye’s inauguration in Las Anod amid regional tensions

MOGADISHU, Somalia โ€” Somali President Hassan Sheikh Mohamud is set to travel on the 15th of this month to Las Anod, the capital of the SSC-Khaatumo administration, to attend the inauguration of the regionโ€™s newly elected president, sources said.   Reliable sources within Villa Somalia told Shabelle that the presidentโ€™s visit is expected to take place on Thursday, with official confirmation...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay Qorshaha Israaโ€™iil ee Somaliland

MUQDISHO โ€“ Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Moalim Fiqi, ayaa Israaโ€™iil ku eedeeyay inay qorsheyneyso in qaxootiga falastiin laga soo saaro Gaza loona raro gobolka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland, isagoo tallaabadaas ku tilmaamay โ€œxad-gudub culus oo sharciga caalamiga ah ah.โ€   Fiqi ayaa wareysi uu siiyay Al Jazeera Sabtidii ku sheegay in Soomaaliya ay heshay xog muujineysa in Israaโ€™iil ay qorsheyneyso in...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo Garab Istaag u Muujisay Dowladda Qatar Kadib Dhacdadii Ka Dhacday Ras...

Muqdishoย โ€“ Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay garab istaag iyo taageero buuxda oo ay u fidinayso Dowladda Qatar, kaddib dhacdadii ka dhacday xarun gaas oo...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo kula kulmay masuuliyiin sare oo ka socday Qaramada Midoobay

BAYDHABO, Juun 23ย โ€“ Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada...

South West State Leader Meets UN Officials to Discuss Governance and Stability

BAIDOA, Somalia, June 23ย - South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Adan Madobe, held talks with senior United Nations officials in...