Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Banaanbax ballaaran oo lagu taageeray midnimada Dalka oo ka dhacay Laascaanood

Laascaanood – Magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa caawa martigelisay banaanbax ballaaran oo lagu muujinayey taageero buuxda oo loo hayo midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Isku soo baxa ayaa ka dhacay fagaaraha taallada “Shuhadada” ee ku yaalla bartamaha magaalada, halkaas oo dadweynaha isugu soo baxay ay si mideysan farriin cad ugu direen kooxaha iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Waqooyi

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Odeyaasha Dhaqanka ee Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari, isaga oo kala hadlay adkeynta midnimada bulshada, xasillinta nabadda iyo horumarinta dowlad-dhiska.   Madaxweynaha ayaa Odeyaasha Dhaqanka ku bogaadiyey kaalinta mugga leh ee ay ku leeyihiin mideynta bulshada, ka hortagga khilaafaadka iyo xoojinta wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu si gaar ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Jabuuti

Laasacaanood – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laasacaanood ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socda Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaas oo ka qeyb galaya munaasabadda caleemo-saarka madaxda la doortay ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay mahadnaq iyo qaddarin qaran oo ay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed u...

Saudi Arabia in Talks With Egypt, Somalia on Military Coalition

RIYADH - Saudi Arabia is finalizing an agreement on a new military coalition with Somalia and Egypt, part of its bid to curtail the United Arab Emirates’ regional influence.   Somalian President Hassan Sheikh Mohamud will travel to Saudi Arabia soon to finalize the deal, which aims to foster more strategic collaboration on Red Sea security as well as deeper military cooperation, according...

South Sudan backs AU–IGAD stance on Somalia’s sovereignty

JUBA – The Government of the Republic of South Sudan has reaffirmed its full support for the positions of the African Union (AU) and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) regarding the sovereignty, unity, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia.   South Sudan emphasised its commitment to regional peace, stability, and respect for international law, underscoring the importance...

Somali president makes historic visit to Las Anod

LAS ANOD, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived on Friday in the town of Las Anod, the administrative centre of Somalia’s newly formed North Eastern State, in a rare and symbolically significant visit, officials said.   Mohamud and a delegation he is leading were welcomed at Las Anod airport by federal government officials, senior security commanders, representatives from regional...

Wafdi Sare oo ka Socda Jamhuuriyadda Jabuuti oo Gaaray Laascaanood

Laascaanood - Wafdi sare oo ka socda Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, si ay uga qeyb galaan munaasabadda caleema-saarka hoggaanka Dowlad-Goboleedkan.   Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Muumin Xasan Barre. Wafdiga ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta iyo...

Magaaladda Laascaanood oo Martigelisay Booqasho Taariikhi ah

Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda Dowlad-Goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya.   Safarkan ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah, maadaama uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud noqday madaxweynihii xil haya ee ugu horreeyay ee booqda Laascaanood muddo ku dhow (afartan...

Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Laascaanood, waxaana halkaasi ku qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, taliyeyaasha ciidammada amniga, madax ka socday dowlad-goboleedyada, odayaal dhaqameed, waxgarad, iyo boqolaal...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Magaalada Laascaanood

Laascaanood - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.   Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Laascaanood, waxaana halkaasi ku qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, taliyeyaasha ciidammada amniga, madax ka socday dowlad-goboleedyada, odayaal dhaqameed, waxgarad, iyo boqolaal...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...