Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Gaaray Magaalada Laascaanood

Laascaanood - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Laascaanood, oo ah xarunta Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari.   Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo waxaa garoonka diyaaradaha Laascaanood si diirran ugu soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedka, odayaal dhaqameed, waxgarad, iyo boqolaal ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada. Ujeeddada booqashada...

Somalia’s President Meets World Bank Delegation to Boost Investment

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud met a delegation from the World Bank at the presidential palace in Mogadishu on Thursday to discuss strengthening economic cooperation and accelerating priority investments in the country.   The talks focused on reinforcing macroeconomic stability and speeding up investment in key economic infrastructure, particularly road networks, energy projects and regional integration under the Horn...

Somalia, UN Officials Review Drought Response and 2026 Humanitarian Plan

MOGADISHU – Somalia’s disaster management chief and a senior United Nations official jointly chaired a high-level meeting in Mogadishu on Thursday to assess the country’s worsening drought and review preparations for the 2026 humanitarian response plan.   The meeting was led by the head of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, and the Deputy Special Representative of the...

Somalia’s New Ambassador Presents Credentials to Russia’s President Putin

MOSCOW – Somalia’s new ambassador to Russia, Mohamed A. Zubeyr, formally presented his letters of credence to President Vladimir Putin on Thursday during an official ceremony in Moscow, marking the start of his diplomatic mission.   Zubeyr described the occasion as a significant milestone in his diplomatic career, saying it was a great honour to represent the Federal Republic of Somalia...

Northeastern State Leader Chairs Security Meeting Ahead of Inauguration in Las Anod

LAS ANOD, Somalia – The leader of Somalia’s Northeastern State, Abdulqadir Firdhiye, chaired a high-level security meeting on Thursday evening to review safety arrangements in the city of Las Anod, where the inauguration ceremony of the state’s leadership is set to take place. The meeting was attended by the Minister of Interior, the Police Chief, the Director of the National...

Madaxweynaha Waqooyi Bari oo Shir Guddoomiyey Kulan Lagu Adkeynayo Amniga Laascaanood

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Firdhiye, ayaa xalay shir guddoomiyey kulan heer sare ah oo diiradda lagu saaray amniga magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ka dhaceyso munaasabadda caleema-saarka madaxda maamulka Waqooyi Bari. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA), saraakiil ciidan oo sare iyo masuuliyiin...

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socday Bangiga Adduunka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Bangiga Adduunka (World Bank), kuwaas oo kala hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo dardargelinta maalgelinta mudnaanta leh ee dalka.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkaynta xasilloonida dhaqaale iyo dardargelinta maalgelinta kaabeyaasha dhaqaalaha, gaar ahaan kaabayaasha waddooyinka, tamarta, iyo isdhexgalka gobollada ee ku jira...

SoDMA iyo OCHA oo ka shiray xaaladda abaaraha iyo qorshaha ka jawaabcelinta bani’aadnimo ee 2026

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Xiriiriyaha Arrimaha Bani’aadamnimada, ayaa si wadajir ah u shir guddoomiyay kulan ay isugu yimaadeen madaxda hay’adaha SoDMA iyo OCHA.   Kulanka, oo ka dhacay xarunta Hay’adda SoDMA ee magaalada Muqdisho, ayaa diiradda lagu...

Danjiraha Soomaaliya ee Ruushka oo warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweyne Vladimir Putin

Moscow – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, Mudane Mohamed A. Zubeyr, ayaa maanta warqadihiisa aqoonsiga (Letters of Credence) si rasmi ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ruushka, Mudane Vladimir Putin, munaasabad ka dhacday magaalada Moscow.   Danjire Mohamed A. Zubeyr ayaa sheegay in munaasabaddan ay tahay mid astaan u ah marxalad muhiim ah oo ka mid ah sooyaalka diblomaasiyadeed...

In ka badan 30 Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Muqdisho – Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay taageerayaan ciidamada Uganda iyo kuwa Midowga Afrika ayaa  dilay in ka badan 30 dagaalyahan oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kadib howlgal wadajir ah oo ka dhacay koonfurta Soomaaliya.   Howlgalka ayaa laga fuliyay agagaarka saldhigga hore ee Bulu-nagaad, waxaana lagu beegsaday fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war-saxaafadeed...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...