Soomaaliya iyo Turkiga oo Bilaabay Hirgelinta Heshiiskii Iskaashiga ee 2016
ANKARA - Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Shaqada iyo Ammaanka Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga.
Munaasabadda ayaa si rasmi ah u guddoomiyay Wasiirka Shaqada iyo Ammaanka Bulshada ee Turkiga, Prof. Dr. Vedat Işıkhan, iyo Wasiirka Shaqada iyo...
Saudi Arabia reiterates support for Somalia’s unity after Israel recognises Somaliland
Riyadh – Saudi Arabia’s cabinet, chaired by King Salman bin Abdulaziz, on Tuesday reiterated the kingdom’s firm opposition to any actions that would divide the Federal Republic of Somalia or undermine its sovereignty, a statement said.
The cabinet stressed Saudi Arabia’s full support for Somalia’s unity, territorial integrity and national sovereignty, rejecting the creation of parallel institutions or administrations that...
Sacuudi Carabiya Oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya
Riyaad – Golaha Wasiirrada Dowladda Sacuudi Carabiya, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salman bin Abdulaziz, ayaa mar kale adkeeyay mowqifka Boqortooyada ee ah diidmada wax kasta oo lagu kala qaybinayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ama lagu wiiqayo madaxbannaanideeda.
Bayaan laga soo saaray shirka Golaha Wasiirrada ayaa lagu sheegay in Sacuudi Carabiya ay si buuxda u taageersan tahay midnimada, wadajirka dhuleed iyo qaranimada...
Ururrada Siyaasadda Puntland Oo Garab Istaagay Go’aanka DFS ee Lagu Laalay Heshiisyadii Imaaraadka
Garoowe, Soomaaliya – Ururrada siyaasadda ee ka jira deegaanada Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray bayaanno ay ku muujinayaan taageeradooda doorka Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ee difaaca midnimada, wadajirka dhulka iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Ururradan ayaa si gaar ah u bogaadiyay go’aankii kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu laalay heshiisyadii ay Soomaaliya la gashay Dowladda Isu-tagga...
Dubai’s DP World says operations at Berbera port unaffected by UAE-Somalia dispute
DUBAI - Dubai-owned ports and logistics company DP World said on Tuesday its operations at Berbera port in Somalia’s breakaway region of Somaliland were continuing under existing agreements, amid regional tensions following an escalation in nearby Yemen.
Somalia's government said on Monday it was annulling all agreements with the UAE, including port deals and defence and security cooperation, accusing the...
Booliska Muqdisho oo Gacanta Ku Dhigay Eedaysane Iska Dhigi Jiray Sarkaal NISA Ah
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Booliska Degmada Hodan, ayaa gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Cabdimaalik Ibraahim Cabdiraxmaan, kaas oo lagu soo qabtay tuhun ah inuu dadka ku khiyaameyn jiray isaga oo isu soo bandhigayay inuu yahay sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA).
Boolisku waxay sheegeen in ninkaasi uu dadka u sheegay...
DP World oo sheegtay in go’aanka dowladda Soomaaliya uusan saameyn doonin Hawlaha ay kawado dekedda Berbera
ABU DHABI - Shirkadda DP World ee laga leeyahay Dubai ayaa sheegtay in hawlaheeda ka socda dekedda Berbera ee Somaliland ay sii socdaan si caadi ah, islamarkaana aanay saameyn ku yeelan khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhex qarxay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.
DP World, oo ah shirkad caalami ah oo ka shaqeysa dekedaha iyo saadka, ayaa bayaan ay siisay...
Somalia ends UAE agreements, president says Abu Dhabi failed to treat country as sovereign state
MOGADISHU — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said the federal government has annulled its agreements with the United Arab Emirates, accusing Abu Dhabi of actions that undermined Somalia’s unity, sovereignty and constitutional order.
In a national address, the president said Somalia had entered into agreements with the UAE in good faith, expecting mutual respect and engagement based on state-to-state relations.
“We...
Xasan Sheekh: Imaaraadku ma tixgelin madaxbannaanida Soomaaliya, sidaas awgeed waan baabi’inay heshiisyadii
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu u jeediyay shacabka kaga hadlay arrimihii ugu dambeeyay iyo tallaabooyinka ay qaaday Dowladda Federaalka si loo difaaco midnimada dalka, wadajirka dhuleed iyo madaxbannaanida siyaasadeed, oo ay ku jirto go’aanka lagu baabi’iyay heshiisyadii lala galay Imaaraadka Carabta.
Khudbadda qaran ee Madaxweynaha, ayuu ku faahfaahiyay sababaha ay dowladdu u joojisay...
Ethiopia intelligence chief pays surprise visit to Somali capital, Mogadishu
MOGADISHU — Ethiopia’s intelligence chief Redwan Hussein arrived in Somalia’s capital Mogadishu on Tuesday on an unannounced visit, carrying what officials described as an important message from Prime Minister Abiy Ahmed, amid heightened regional tensions in the Horn of Africa.
Redwan, head of Ethiopia’s National Intelligence and Security Service, held talks with Somali President Hassan Sheikh Mohamud at the presidential...










