Jabuuti oo Guul Taariikhi ah ka Gaartay Muran Sharci oo ay la lahayd Imaaraadka Carabta
Jabuuti – Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay guul taariikhi ah ka gaartay dacwad dhanka sharciga ah oo muddo ku dhow toban sano kala dhaxaysay shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.
Maxkamadda Dhexdhexaadinta Caalamiga ah ee London ayaa soo saartay xukunn rasmi ah oo u hiilinaya dowladda Jabuuti, kaas oo ku saabsan murankii ka dhashay maamulka...
UAE oo Ka Baxaysa Bosaso Ka Dib Markii Somalia Joojisay Heshiiska Military-ga
Bosaso, Puntland, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa joojisay heshiiskii u oggolaanayay Imaaraadka Carabta (UAE) in ay ka faa’iidaystaan saldhigyada military-ga ee Bosaso iyo garoomada kale, kaddib markii la eedeeyay in Imaaraadku si qarsoodi ah uga caawiyay Zubaidi, hogaamiyaha ururka STC ee Yemen, inuu ka baxsado dalkiisa.
Ilaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in hakinta dhammaan hawlaha military-ga ee UAE, oo...
Taliyaha Sirdoonka Itoobiya oo Booqday Muqdisho
MUQDISHO – Redwan Hussein, Taliyaha Hay’adda Sirdoonka ee Itoobiya, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo siday farriin muhiim ah oo uu ka wakiil yahay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed.
Redwan Hussein ayaa farriintaasi si toos ah ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib kulan ay ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada Soomaaliya. Booqashadan, oo aan horay loo...
China Reaffirms Support for Somali Unity as Foreign Ministers Bolster Strategic Ties
MOGADISHU, Somalia — China has declared its "unwavering support" for Somalia’s territorial integrity, describing Somaliland as an inseparable part of the country, following a high-level diplomatic call between the foreign ministers of both nations on Monday.
Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, and his Chinese counterpart, Wang Yi, reaffirmed their strategic partnership during a phone...
Somali, South Korean Foreign Ministers Discuss Maritime Security and Sovereignty
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, held high-level bilateral talks via video conference Monday with his South Korean counterpart, Dr. Cho Tae-yul, to strengthen diplomatic ties and regional security cooperation.
The discussions focused on expanding the partnership between Mogadishu and Seoul, with a specific emphasis on maritime security and the ongoing presence...
Wafdi ka socda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo gaaray Dhoobley si ay u soo qiimeeyaan saameynta abaaraha
DHOOBLEY, Soomaaliya — Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay gaaray magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, si ay ugu kuur-galaan xaaladaha bini'aadannimo ee ka sii daraya.
Wafdigan waxaa qayb ka ah Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George...
UN and Somali Disaster Officials Visit Dhoobley Amid Worsening Drought Crisis
DHOBLEY, Somalia — A high-level humanitarian delegation led by the Commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, arrived in the border town of Dhobley on Monday to assess a deepening drought crisis.
The delegation included the United Nations Deputy Special Representative of the Secretary-General and Humanitarian Coordinator for Somalia, Mr. George Conway, signaling an urgent international...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Midnimada iyo Madaxbannaanida Dalka
MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wadahadal rasmi ah Mudane Wang Yi, Xubin ka tirsan Golaha Siyaasadda ee Guddiga Dhexe ee Xisbiga Shuuciga Shiinaha (CPC) iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha.
Intii uu socday wadahadalkan, labada dhinac ayaa xaqiijiyay xoogga iyo adkeysiga...
SNA, Allies Kill 17 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Air Operation
MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army (SNA), backed by international partners, killed 17 Al-Shabaab militants in a targeted airstrike in the Middle Shabelle region, the government announced Tuesday.
The overnight operation took place in the Jabad Godone area, targeting a strategic compound used by the Al-Qaeda-linked group to coordinate attacks and manufacture improvised explosive devices (IEDs) intended for civilian...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Kala Hadlay Adkeynta Madaxbannaanida Dalka
MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Isniintii wadahadal laba geesood ah oo fogaan-arag ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed, Mudane Dr. Cho Hyun.
Intii uu socday wadahadalkan, labada wasiir ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo...










