Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha oo dib u dhigay booqashadii uu ku iman lahaa Soomaaliya

  Muqdisho - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha, Wang Yi, ayaa dib u dhigay Booqasho qorshaysnayd oo uu ku iman lahaa Soomaaliya, taas oo noqon lahayd Booqashadii ugu horreysay ee wasiir arrimo dibadeed oo Shiine ah uu ku tago Soomaaliya tan iyo 1980-meeyadii.   Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in sababta dib u dhaca booqashada la shaacin doono waqti...

Turkey condemns Israel’s recognition of Somaliland as ‘grave misfortune’

ANKARA – Turkey’s Foreign Minister Hakan Fidan on Friday strongly condemned Israel’s recognition of Somaliland, calling it a “grave misfortune” and accusing Israel of pursuing narrow interests aimed at extending Middle East conflicts into the Horn of Africa.   “I see Israel’s recognition of Somaliland as the greatest disaster that could befall Somaliland,” Fidan said. “This could become a major tragedy...

Why Top China diplomat Wang Yi postpones landmark Somalia visit?

MOGADISHU, Jan 10, 2026 – China’s top diplomat Wang Yi has postponed a landmark visit to Somalia, officials in Mogadishu said Saturday, a trip that would have marked the first by a Chinese foreign minister to the Horn of Africa nation since the 1980s. The delay to the highly anticipated arrival comes as Wang conducts a multi-nation tour of the...

India Supports Somalia After Israel’s Somaliland Recognition

New Delhi: India on Friday (January 9) strongly backed Somalia’s sovereignty and territorial integrity following Israel’s recognition of the breakaway region of Somaliland, while adopting a notably restrained position on rising tensions over Greenland amid increasingly forceful rhetoric from the United States.   “India has longstanding ties with Somalia. We continue to underline the importance of respecting sovereignty and territorial integrity of...

US Treasury probes money transfer firms, banks amid Minnesota fraud scandal, Bessent says

LE SUEUR, Minnesota - The U.S. Treasury Department's Financial Crimes Enforcement Network (FinCEN) has notified four money transfer firms they are under investigation for alleged fraud as part of a crackdown on federal social benefits abuses in Minnesota, Treasury Secretary Scott Bessent said on Friday.   Bessent also told a virtual news conference that some banks in the state involved in...

Dowladda Hindiya oo si adag uga hortimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

New Delhi - Dowladda Hindiya ayaa si cad oo adag uga hortimid go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo si buuxda u taageertay madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.   Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Hindiya, Randhir Jaiswal, ayaa shir jaraa’id ku sheegay in mowqifka Hindiya uu yahay mid ku dhisan mabaadi’da sharciga caalamiga ah iyo ixtiraamka madaxbannaanida...

China slams Somaliland ‘fabrication’ over cancelled Mogadishu visit

MOGADISHU – China’s embassy in Somalia on Saturday lashed out at a senior Somaliland official, accusing him of a "shameful fabrication" after he claimed a high-level Chinese visit to Mogadishu was cancelled due to insecurity. The diplomatic spat erupted after Khadar Hussein Abdi, the minister of the Somaliland presidency, shared a statement purportedly from Beijing’s foreign ministry. The document suggested...

Safaaradda Shiinaha oo beenisay qoraal uu baahiyey Wasiir ka tirsan Somaliland

MUQDISHO – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay qoraal uu baahiyey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi, kaas oo ay ku tilmaamtay "been-abuur ceeb ah".   Safaaradda ayaa sheegtay in qoraalka uu wasiirku baahiyey — oo lagu sheegay in booqashadii wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Yi ee Muqdisho loo baajiyey sababo amni — uu yahay mid la dhoodhoobay...

Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen (STC) oo Is-Kala Diray Ka Hor Wadahadallada Riyadh

SANCA, Yemen — Golaha KMG ah ee Koonfurta Yemen (Southern Transitional Council – STC) ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu s-kala dirayi, isla markaana laalay dhammaan hay’adihiisa waaweyn iyo kuwa hoosaadka ah, sidoo kalena xiray xafiisyadii uu ku lahaa gudaha iyo dibadda dalka, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dowladda Yemen ee Saba Net. Bayaan uu goluhu soo saaray, oo ay baahisay Saba...

Boqolaal Dibadbaxayaal ah oo Muqdisho Ku Cambaareeyay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO, Soomaaliya — Boqolaal dadweyne ah ayaa habeenkii Khamiista isugu soo baxay magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan cambaareyn xooggan oo ku aaddan go’aan ay Israa’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyagoo ku dhawaaqayey heeso wadani ah ayna lulaynayeen calanka Soomaaliya.   Dibadbaxayaasha ayaa ku tilmaamay tallaabada Israa’iil mid khatar ku ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Tanina  waxay ka...

WARAR KALE

Kenya oo masaafurisay ra’iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya

MUQDISHO - Kenya ayaa toddobaadkan dalkeeda ka musaafurisay ra'iisul wasaare ku xigeenka labaad ee Soomaaliya, kaddib markii lagu eedeeyay inuu si musuqmaasuq ah ku...

Kenya deports Somalia’s second deputy prime minister over alleged passport fraud

NAIROBI, June 26 - Kenya this week deported Somalia's second deputy prime minister back to his ​country for suspected fraudulent acquisition of ‌a Kenyan...

FBI-da Mareykanka iyo hay’adaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay eedeysane musuqmaasuq lagu raadinayay

Muqdisho, Soomaaliya – Hogaamiye lagu sheegay inuu hormuud ka ahaa mid ka mid ah qorshayaashii ugu weynaa ee musuqmaasuqa xilligii faafaha ayaa lagu xiray...