Yemen’s Southern Transitional Council dissolves itself ahead of Riyadh dialogue
SANAA - Yemen’s Southern Transitional Council (STC) announced Friday that it has dissolved itself along with all its main and subsidiary bodies, canceling its offices inside and outside the country, according to Saba Net, Yemen’s state news agency.
In a statement carried by Saba Net, the council said the decision was taken in preparation for participating in a comprehensive southern...
China foreign minister postpones planned visit to Somalia
MOGADISHU, Somalia – A planned visit to Mogadishu by China’s foreign minister Wang Yi was postponed on Friday due to unspecified reasons.
Wang Yi, who had been expected to arrive in the Somali capital earlier in the day, was unable to travel as scheduled because of commitments that were not disclosed. The report said the visit would be rescheduled at...
Booqashada Wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha ee Muqdisho oo dib u dhacday
Muqdisho - Wasiirka Arrimaha dibada China Wing Yi oo la filayey in uu maanta soo gaaro Muqdisho ayaa safarkiisu dib u ga dhacay xiliga ay isla qorsheeyeen labada Dowladood.
Wararka ay heshay Shabelle ayaa sheegaya in Wasiirka uu u baaqday arrimo aan la ogeyn oo qabsaday, hasa’ahaatee mar kale dib loo qorsheyn doono imaatinkiisa Muqdisho.
Majirto wax war ah oo kasoo...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Singapore oo Wadahadal Taleefoon yeeshay
Muqdisho — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Jimcihii khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Singapore, Mudane Dr. Vivian Balakrishnan.
Intii uu socday wada hadalka, labada wasiir waxay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Singapore, iyagoo diiradda saaray iskaashi dhinacyo...
Howgal lagu dilay Xubno ka tirsanaa Al- Shabaab oo ka dhacay gobolka Baay
MUQDISHO - Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah ka fuliyay deegaanka Buur Eyle ee degmada Buur Hakaba, gobolka Bay.
Hawlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan a Al-Shabaab oo muddo lagu daba-socday, kuwaas oo diyaarinayay weerarro is-qarxin ah iyo gaadiid qaraxyo lagu rakibay.
Natiijada hawlgalka, 22 dhagarqabe ayaa lagu...
In ka Badan 20 Dal iyo Ururro oo Cambaareeyay Booqashadii Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil uu ku Tegay Somaliland
MUQDISHO - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Masar, Jamhuuriyadda Aljeeriya, Jamhuuriyadda Bangladesh, Midowga Jasiiradaha Comoros, Jamhuuriyadda Jabuuti, Jamhuuriyadda Gambiya, Jamhuuriyadda Indonesia, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, Boqortooyada Urdun, Dowladda Kuwayt, Dowladda Liibiya, Jamhuuriyadda Maldives, Jamhuuriyadda Nayjeeriya, Saldanadda Cumaan, Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Baakistaan, Dowladda Falastiin, Dowladda Qatar, Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Jamhuuriyadda Suudaan, Jamhuuriyadda Turkiga, Jamhuuriyadda Yemen,...
Madaxweynaha oo si adag u cambaareeyay tallaabooyinka Somaliland, kana digay faragelin shisheeye
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabooyinka ay qaadday Somaliland, isagoo ku tilmaamay kuwo khatar ku ah midnimada iyo madaxbannaanida dalka.
Khudbad uu xalay u jeediyay shacabka Soomaaliyeed, madaxweynuhu wuxuu sheegay in maamuladii kala dambeeyay ee Somaliland ay marar badan ka leexdeen fursado wadahadal oo lagu gaari lahaa xal siyaasadeed, taas oo...
China’s foreign minister meets with Chairperson of the African Union Commission
ADDIS ABABA - The Chairperson of the African Union Commission, H.E. Mahmoud Ali Youssouf, and Member of the Political Bureau of the CPC Central Committee, and Minister of Foreign Affairs of the People’s Republic of China, H.E. Wang Yi, held the 9th China–African Union Strategic Dialogue at the African Union Headquarters in Addis Ababa on 8 January 2026. On...
Somalia’s president condemns Somaliland actions, warns against foreign-backed recognition
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday strongly condemned recent moves by Somaliland authorities, warning they threaten Somalia’s unity and sovereignty and accusing the breakaway region of repeatedly walking away from opportunities for political dialogue.
In a televised address to the nation, Mohamud said successive Somaliland administrations had failed to seize chances for talks that could have led...
Somali, U.S.-backed forces destroy Al-Shabaab bomb factory, kill 18 in Middle Juba
MOGADISHU, Somalia — Somali government forces, backed by international partners including the US military, carried out a planned operation late on Thursday night targeting Al-Shabaab in the town of Saakow in the Middle Juba region, the defence ministry said.
According to a statement, the operation focused on a facility used by Al-Shabaab to manufacture and assemble explosives. The site, described...









