Trump tells The Post he’s not ready to embrace Somaliland independence — unlike pal Netanyahu
WASHINGTON — President Trump told The Post that he won’t quickly follow Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu in recognizing the independence of Somaliland — saying he has to “study” his longtime Mideast ally’s pitch on behalf of the breakaway republic.
Israel on Friday became the world’s first country to recognize Somaliland’s split from anarchic Somalia and Netanyahu vowed to deliver...
Trump oo ka hadlay aqoonsiga Israel ay Somaliland u aqoonsatay dal madax-bannaan
WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uusan si degdeg ah ugu dayayn doonin go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga madaxbannaanida Somaliland, isagoo muujiyay taxaddar iyo baahi loo qabo in arrinta si qoto dheer loo daraaseeyo loona qiimeeyo.
Isagoo la hadlayay warbaahinta Mareykanka, Trump wuxuu qiray in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu ku dadaalayay in Washington ay ku...
Dowladda Soomaaliya oo Si Adag uga Hor-Timid Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
MUQDISHO — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku adkaysay in ay si buuxda oo aan laga gorgortami karin uga go’an tahay madax-bannaanideeda, midnimadeeda qaran, iyo wadajirka dhuleed, iyadoo tixraaceysa Dastuurka Ku Meel Gaarka ah, Axdiga Qaramada Midoobay, iyo Axdiga Aasaasiga ah ee Midowga Afrika.
Bayaan xooggan oo ka soo baxay Dowladda Federaalka ayaa si cad uga hor yimid tallaabada...
Somalia Condemns Israel’s Somaliland Recognition, Vows to Defend Its National Unity
MOGADISHU — The Federal Republic of Somalia has reaffirmed its absolute and non-negotiable commitment to its sovereignty, national unity, and territorial integrity, citing the Provisional Constitution, the United Nations Charter, and the African Union Constitutive Act.
In a strongly worded statement, the Somali government categorically rejected Israel’s recent recognition of the northern region of Somaliland, describing it as a deliberate...
Israel recognises Somaliland as independent state
Jerusalem — Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu announced on Friday that Israel has officially recognised Somaliland as an independent state, a major diplomatic move that could have wide-ranging implications for the Horn of Africa.
In a statement from Netanyahu’s office, Israel and Somaliland were said to have signed a joint declaration formalising the recognition. Netanyahu said the move was in...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo u aqoonsaday Somaliland inay tahay dal madax-bannaan
Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, ayaa Maanta ku dhawaaqay in Israa’iil si rasmi ah u aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, taasoo ah tallaabo diblomaasiyadeed oo weyn oo saameyn ku yeelan karta Geeska Afrika.
Bayaan uu soo saaray xafiiska Netanyahu ayaa lagu sheegay in Israa’iil iyo Somaliland ay kala saxiixdeen heshiis wadajir ah oo rasmi ka dhigaya aqoonsigaas. Wuxuu xusay in...
Arab Parliament backs Mogadishu vote, calls it milestone for Somalia
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s decision to organise direct local elections in Mogadishu has been welcomed by the Arab Parliament, which described the vote as a landmark moment in the country’s political history.
Mohammed bin Ahmed Al-Yamahi, Speaker of the Arab Parliament, said the direct election of the Benadir Regional Council represented a major step forward in Somalia’s efforts to rebuild...
Baarlamaanka Carabta oo soo dhaweeyay doorashada tooska ah ee Gobolka Banaadir
MUQDISHO — Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Mohammed bin Ahmed Al-Yamahi, ayaa soo dhaweeyay qabsoomidda doorashooyinka tooska ah ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, isagoo ku tilmaamay tallaabo taariikhi ah isla markaana ah tii ugu horreysay ee noocan ah ee ka dhacda Soomaaliya tan iyo sanadkii 1969.
Bayaan uu soo saaray Khamiistii, Al-Yamahi ayaa sheegay in doorashooyinkani ay astaan u yihiin horumar muhiim...
Tirinta codadka oo ka bilaabatay Muqdisho kaddib doorashooyin gole deegaan oo si nabad ah u dhacay
MUQDISHO, Soomaaliya — Tirinta codadka ayaa bilaabatay kaddib markii dadweynaha ku nool caasimadda Soomaaliya ay u dareereen doorashada golayaasha deegaanka, taas oo mas’uuliyiintu sheegeen in ay u dhacday si nabad ah, isla markaana ay ka qeybgal ballaaran yeesheen shacabka.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in codbixinta doorashada golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir...
Vote counting begins after Mogadishu local council polls
MOGADISHU, Somalia — Vote counting got underway after residents of Somalia’s capital cast ballots in local council elections that officials said were held peacefully with strong turnout.
Abdikarim Ahmed Hassan, chairman of the National Independent Electoral and Boundaries Commission, announced that voting for the Benadir Regional Local Council elections opened at 6:00 a.m. and closed at 6:00 p.m. without major...








