Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmay Abiy Axmed

Addis Ababa, Diseembar 19, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, ayaa maanta kulan rasmi ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo...

Somali Fisheries Minister Meets Turkish Counterpart in Ankara to Strengthen Cooperation

ANKARA, Turkey — Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, held a productive meeting in Ankara with Turkey’s Minister of Agriculture and Forestry, İbrahim Yumaklı, focusing on strengthening bilateral relations and cooperation between the two ministries, officials said.   The talks emphasized accelerating the implementation of previously agreed-upon agreements, particularly the Cooperation and Marine Production Development Agreement, which...

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo Ankara Kula Kulmay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Turkiga, Iskaashiga Labada Dal oo La Xoojiyey

ANKARA, Turkiga — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay magaalada Ankara Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee Turkiga, Mudane İbrahim Yumaklı, iyadoo kulanka uu diiradda saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo labada wasaaradood.   Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay dardargelinta fulinta heshiisyadii horey loo gaaray, gaar...

Somali pirates using GPS technology, raising security fears

BOSASO - Somali pirates have begun using modern GPS technology to track commercial shipping in the Indian Ocean, heightening concerns over maritime security along Somalia’s coast, regional and Western officials say.   The deputy director of intelligence of Puntland’s Maritime Police Force, Mohamed Muse Abulle, said the pirates had acquired the equipment along with other weapons from Yemen’s Huthi rebels. “The new...

Burcad-badeedda oo helay GPS ay kula socdaan Maraakiibta

BOOSAASO  - Burcad-badeeda Soomaalida ayaa bilaabay isticmaalka qalabka casriga ah ee GPS-ka, oo u fududeynaya inay si joogto ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa maraakiibta ganacsiga ee maraya Badweynta Hindiya, taasoo sare u qaadday walaaca laga qabo ammaanka xeebaha dalka.   Ku-xigeenka Agaasimaha Sirdoonka ee Ciidanka Booliska Badda Puntland, Maxamed Muuse Cabulle, ayaa sheegay in qalabkan iyo hub kale ay burcad-badeeddu ka heleen...

At least 19 killed in Borama protests, Somaliland authorities say

BORAMA — At least 19 people were killed and 214 others wounded in protests earlier this month in the northwestern Somaliland city of Borama after clashes between security forces and demonstrators, authorities said.   The toll was announced by the newly appointed Awdal regional governor, Abdirashid Hassan Mataan, during a handover ceremony attended by senior officials including Somaliland’s interior minister. “Mr Minister,...

Somaliland oo shaacisay Tirada dadkii ku dhintay rabshadaha ka dhacay Boorama

BORAMA — Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ugu yaraan 19 qof ay ku dhinteen, halka 214 kalena ay ku dhaawacmeen mudaharaadyo horraantii bishan ka dhacay magaalada Boorama, oo ah xarunta gobolka Awdal, kadib iska horimaad dhex maray ciidammada ammaanka iyo dhallinyaro mudaharaadaysay.   Tirada dhimashada iyo dhaawaca ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha cusub ee gobolka Awdal, Cabdirashiid Xasan Mataan, oo hadalka...

Sheekh Shariif oo sheegay inuu eedeymo kala kulmay dastuurkii uu qoray xiligii KMG – DAAWO

KISMAAYO - Madaxweyne hore Sheekh Shariif, oo ka hadlayay Shirka Kismaayo, ayaa sheegay in uu dhaleeceyn kala kulmay dastuurkii dowladiisii KMG ahayd diyaarisay.   "Dastuurka aan aniga iyo Faroole qornay dad badan ayaa igu eedeeya balse waxay aheyd in la igu amaano," Madaxweyne Hore Sheekh Shariif.    

Deni oo Madaxweyne Xasan Sheekh baaq uga soo diray Shirka Mucaaradka ee Kismaayo – DAAWO

KISMAAYO - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo ka hadlay Shirka Kismaayo ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.   “Xasan Sheekh Dowladnimadaan daruufta adag lagu dhisay inta uusan kala irdhayn oo dadka kala eryin aan gacanta ka qabano," ayuu yiri Siciid Deni.

Somalia PM closes East Africa defence chiefs meeting in Mogadishu

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday closed the 35th ordinary meeting of East African defence ministers in Mogadishu, hailing the event as a sign of improving security and growing regional confidence in Somalia.   Hosting the high-level meeting in the Somali capital reflects the progress the country has made in peace, stability and reconstruction, Hamza said, adding...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...