Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Bulshada Muqdisho ku Boorriyay Qaadashada Kaarka Codeynta Doorashada 25-ka Bisha

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa xalay kulan la qaatay bulshada magaalada Muqdisho, isagoo ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dadku qaataan kaarka codeynta si ay uga qeyb qaataan doorashada qorshaysan inay dhacdo 25-ka bishan.   Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaala), iyo masuuliyiin...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u beenisay hadal kasoo yeeray Israa’iil

MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay hadal ay faafisay Israa’iil, gaar ahaan Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Sharren Haskel, oo ku dooday in uu jiro “xiriir gaar ah” oo ka dhaxeeya Tel Aviv iyo Muqdisho.   Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Cali Balcad), ayaa ku tilmaamay hadalka kasoo baxay Israa’iil “been abuur iyo marin habaabin”,...

Somalia Faces Deepening Drought as Seasonal Rains Fail to Arrive

MOGADISHU — Fears are growing that Somalia’s current drought will worsen after expected seasonal rains failed to materialise, forcing thousands of families to flee their homes in search of water and pasture, officials said.   Large swathes of the country are experiencing severe water shortages, with pastoralist communities — who depend on their livestock for survival — hit hardest. Reports from...

Abaarta Ka Jirta Soomaaliya oo Sii Daranaysa Iyadoo Roobabkii Gu’ga Dib U Dhaceen

MUQDISHO — Abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa laga cabsi qabaa inay sii daba dheeraato, kaddib markii uu di’i waayey roobkii la filayay ee xilliga Gu’ga, taasoo sababtay in dad badan ay ka barakacaan deegaannadii ay ku noolaayeen markii ay waayeen biyo iyo baad.   Abaartu waxay si gaar ah u saameysay bulshada reer guuraaga ah oo nolol-maalmeedkoodu ku tiirsan yahay xoolaha...

Israel Says It Has Opened “Certain Communication” With Somali Government

TEL AVIV — Israel has opened “certain communication” with Somalia despite the absence of formal diplomatic ties, Deputy Foreign Minister Sharren Haskel said, linking the contacts to growing concerns over Huthi activity in the Horn of Africa.   In an interview with i24NEWS, Haskel warned that regional instability could have “far-reaching global consequences.” Somalia, a member of the Arab League, has...

Israel oo sheegtay inay wada-xiriir kala dhaxeeyo dowladda Soomaaliya

TEL AVIV - Israel ayaa sheegtay inay furtay “xiriir gaar ah” oo ay la leedahay Soomaaliya, inkastoo labada dhinac aanay lahayn xiriir diblomaasiyadeed, sida ay sheegtay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Israel, Sharren Haskel, oo arrintan ku xirtay welwelka sii kordhaya ee dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ee Geeska Afrika.   Haskel ayaa wareysi siisay i24NEWS TV, iyadoo ka digtay in xasilooni-darrada gobolka ay...

Qaramada Midoobay oo ciidamada Soomaaliya ka saartay liiska madow ee askaraynta carruurta

MUQDISHO — Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in ciidamada Booliiska iyo Milatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya laga saaray liiska dhinacyada lagu eedeeyo askaraynta iyo isticmaalka carruurta ee goobaha dagaalka, tallaabo loogu tilmaamay guul muuqata oo ka dhalatay dadaallo sanado badan socday.   Warbixin Qaramada Midoobay u gudbisay Golaha Ammaanka ee ku saabsan carruurta iyo colaadaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday heerka xadgudubyada...

UN removes Somali security forces from child-soldier blacklist

MOGADISHU — The United Nations has announced that Somalia’s police and military forces have been removed from the list of parties accused of recruiting and using child soldiers, hailing the move as a major milestone following years of joint efforts with the Somali government.   The development was revealed in a UN report on children and armed conflict in Somalia submitted...

Somalia’s deputy PM says government committed to protecting human rights

MOGADISHU — Somalia’s Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashed Haji Abdi on Wednesday inaugurated the country’s commemoration of International Human Rights Day, marked globally every year on December 10.   The ceremony, held in Mogadishu, brought together government officials, civil society representatives and delegates from the United Nations. Speakers highlighted the importance of safeguarding human rights and Somalia’s efforts to advance and...

RW-Ku-Xigeenka Labaad: Xukuumadda waxaa ka go’an inay difaacdo xuquuqda aadanaha

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa magaalada Muqdisho ka furay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka oo sanad kasta la xuso 10-ka December.   Xafladda oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka socotay hay’adaha dowladda, xubno ka tirsan bulshada rayidka ah iyo wakiillo ka socda Qaramada Midoobay, ayaa lagu iftiimiyay...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...