Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Tensions Rise in Lower Shabelle Region Amid Tribal Conflict

BAYDHABO, Somalia — Clashes continue in Lower Shabelle region against armed groups accused of setting up roadblocks, with several suspects handed death sentences and arrest warrants by the Somali military court.   Meanwhile, political tensions are intensifying as federal lawmakers exchange sharp accusations with the South West State administration. MP Caanooy, a member of the House of the People from communities in...

Shabellaha Hoose: Xildhibaanno eedeymo u jeediyay maamulka Koonfur Galbeed

BAYDHABO – Iyadoo weli socda gulufyo xooggan oo ka dhan ah kooxo hubeysan oo lagu eedeeyay inay dhigaan jidgooyooyin deegaanada gobolka Shabellaha Hoose, islamarkaana qaar ka mid ah raggaasi ay maxkamadda ciidamada qalabka sida u jartay xukunno dil iyo waraan soo qabasho, haddana waxaa sii kordhaya xiisadaha siyaasadeed ee ka imanaya qaar ka mid ah xildhibaannada federaalka.   Xildhibaan Caanooy, oo...

Soomaaliya iyo Turkiga oo qorsheynaya inay xoojiyaan iskaashiga badda

ANKARA — Soomaaliya iyo Turkiga ayaa qorsheynaya in ay xoojiyaan iskaashiga badda, ka dib markii mas’uuliyiinta labada dal ay kulmeen Isniintii.   Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya, Cabdulkadir Maxamed Nuur, ayaa kulan la qaatay Wasiirka Difaaca Turkiga, Yasar Güler, magaalada Ankara, iyaga oo diiradda saaray sidii loo aasaasi lahaa iskaashi ka wanaagsan dhinacyada amniga badda iyo ganacsiga. In kasta oo aan...

Somalia and Turkey look to improve maritime cooperation

Somalia and its ally Turkey are looking to boost maritime cooperation after officials of the two countries met on Monday.   Somalia’s ports and maritime transport minister Abdulkadir Mohamed Nur on Monday held talks with the Turkish defense minister Yasar Guler in a meeting in Ankara, which was generally aimed at setting the foundation for improved cooperation on several fronts including...

Taliyaha AFRICOM oo booqasho ku tagey Itoobiya, Somaliland iyo Puntland oo katirsan Soomaaliya

WASHINGTON — Taliyaha Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Gen. Dagvin Anderson, ayaa soo gabagabeeyay qaybtii koowaad ee booqasho heer sare ah oo uu ku tagay Itoobiya, Somaliland iyo Puntland — maamullo uu ku tilmaamay qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya — taasoo ujeedadeedu ahayd xoojinta iskaashiga amniga iyo la-dagaallanka argagixisada.   Sida uu AFRICOM sheegay, safarkani wuxuu gudbiyay fariin cad...

AFRICOM chief wraps up regional tour with push for stronger counterterrorism cooperation

WASHINGTON — The head of U.S. Africa Command (AFRICOM), Gen. Dagvin Anderson, has concluded the first leg of a high-level tour of Ethiopia, Somaliland and Puntland — administrations he described as part of the Federal Republic of Somalia — in a visit aimed at strengthening security cooperation and counterterrorism efforts.   The trip, which AFRICOM said carried a clear message against...

Somalia’s Chief Justice joins East African judicial leaders at Nairobi forum

NAIROBI, Kenya — Somalia’s Chief Justice Bashe Yusuf attended the annual meeting of the East African Chief Justices Forum, held this year in Nairobi, where regional judicial leaders discussed ways to strengthen people-centered justice systems across the region.   The gathering brought together heads of top courts from East African states to exchange experiences, innovative practices and new approaches aimed at...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Nairobi kaga qeybgalay madasha garsoorka Bariga Afrika

NAIROBI, Kenya — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Bashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeybgalay kullanka sanadlaha ah ee Madasha Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Sare ee Bariga Afrika, oo sanadkan lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Shirka, oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha hay’adaha garsoorka ee gobolka, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta adeegga cadaaladda ee ku saleysan baahida shacabka, gaar ahaan...

Trump’s remarks on Venezuelan airspace closure spark wide condemnation

BEIJING, Dec. 1 (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump's remarks on the closure of Venezuelan airspace have sparked condemnation wide for endangering global air travel security, regional stability and peace.   Trump said in a post on social media Saturday that the airspace above and surrounding Venezuela should be considered to be closed "in its entirety." His remarks came after Washington...

UN Cuts Over 680 Jobs in Somalia as Donor Funding Declines

MOGADISHU, Somalia — United Nations agencies operating in Somalia have laid off more than 680 staff since the beginning of 2025, officials said, citing severe funding shortages.   Sources familiar with the situation said the cuts affected 158 international staff and 522 Somali employees. Major agencies including UNICEF, WFP, FAO, and UNFPA were hit hardest, while smaller offices such as UNDP also...

WARAR KALE

SoDMA Sends Delegation for Flood Response Training in China

MOGADISHU, Somalia -- Somalia’s disaster management agency (SoDMA) and federal member state relief ministers held a farewell ceremony in Mogadishu for 25 officials who...

JSP oo Musharrax u magacaabay doorashada Galmudug

Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu...

Somalia Sends Disaster Officials to China for Flood Response Training

MOGADISHU, Somalia — Somalia's disaster management agency on Saturday dispatched 25 officials to China for specialized training on flood preparedness and emergency response, as authorities...