Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Spain oo Ansixisay Dhaqaale Lagu Taageerayo Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MADRID, Spain - Dowladda Spain ayaa ansixisay hal milyan oo euro oo deeq ah si loo taageero Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM), sida ay ku sheegeen saraakiisha ka dib kulanka Golaha Wasiirrada ee dalkaasi.   Madrid ayaa sheegtay in lacagtaasi ay muhiim tahay maadaama xasillooni darrada Soomaaliya ay khatar ku noqon karto Geeska Afrika, isla markaana ay...

Spain Approves €1 Million Grant to Support African Union Mission in Somalia

MADRID, Spain — The Spanish government has approved a €1 million grant to support the African Union Mission in Support of Somalia (AUSSOM), officials announced following a cabinet meeting.   Madrid said the funding is critical as instability in Somalia poses risks to the wider Horn of Africa and could be linked to challenges in the Sahel region, an area of strategic...

Uzbekistan Welcomes Somalia’s First Ambassador

Uzbek Foreign Minister Bakhtiyor Saidov has officially received the credentials of Fathudin Ali Mohamed, the first Ambassador of the Federal Republic of Somalia to Uzbekistan.   During the meeting, both sides reaffirmed their readiness to strengthen cooperation across a wide range of promising areas, The Caspian Post reports via Uzbek media. “We wish the ambassador great success in his diplomatic mission and are committed to developing a productive, results-oriented partnership,”...

Somalia Strengthens Maritime Presence at IMO 34th Session in London

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, is attending the 34th session of the International Maritime Organization (IMO) in London, marking the third day of the high-level conference, officials said Wednesday.   The meeting, hosted in the British capital, brings together maritime leaders to discuss global shipping regulations, port development, maritime security, and anti-piracy measures. Minister...

Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Shirka 34-aad ee IMO ka socda London

MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta galay maalintii saddexaad ee ka qaybgalka Shirka 34-aad ee Golaha Hay’adda Baddaha Adduunka (IMO), oo ka socda magaalada London, caasimadda Boqortooyada Ingiriiska.   Shirkan oo ah mid kamid ah kulamada ugu muhiimsan ee lagu go’aamiyo siyaasadaha iyo amniga badda caalamka, ayaa looga hadlayaa arrimo ay...

Somali Parliament Speeds Up Legislative Agenda as Speaker Briefs on EALA Meeting

MUQDISHO, Somalia — Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), on Thursday chaired the ninth meeting of the Permanent Committee in the seventh session, held at Villa Hargeysa in Mogadishu.   Opening the meeting, Speaker Madoobe praised the parliamentary committees for their work in preparing and accelerating draft legislation before the chamber, as well as...

Gollaha Shacabka oo Dardargelinaya Shuruucda Horyaalla

MUQDISHO, Soomaaliya – 27 Nofeembar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyey kalfadhiga 7-aad, kulankiisa sagaalaad ee Guddiga Joogtada, oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa.   Guddoomiye Madoobe, oo furay shirka, ayaa ammaanay guddiyada Golaha Shacabka dadaallada ay ku bixiyaan diyaarin iyo dardargelinta shuruucda hortaal golaha, iyo sidoo kale...

Farmaajo oo baaq degdeg ah ka soo saaray abaarta baahsan ee Soomaaliya ku dhufatay

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Arbacadii soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo ee ka dhalatay abaarta baahsan ee dalka ka jirta, taas oo saamaysay ku dhowaad shan milyan oo qof.   Farmaajo ayaa sheegay in qoysaska ay abaartu saameysay ay ku jiifaan xaalad adag oo soo jiitamaysay labadii...

Former Somali President Farmaajo urges urgent aid as drought leaves five million in need

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Mohamed Abdullahi Farmaajo on Wednesday issued a stark warning over the country’s deepening humanitarian crisis, urging Somalis at home and abroad to mobilise support as a prolonged drought pushes nearly five million people into severe need.   In a statement, Farmaajo said the affected families have endured two years of worsening hardship with “insufficient assistance”...

Somali intelligence arrests 11-member Al-Shabaab cell in Mogadishu sweep

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) has arrested an 11-member Al-Shabaab cell accused of plotting attacks and operating covertly across the capital and parts of Lower and Middle Shabelle, the agency said on Wednesday.   In a statement, NISA said the suspects had been preparing to conduct “terror plots, espionage activities, and attempts to blend into the...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...