NISA Oo Gacanta Ku Dhigtay Shabakad Al-Shabaab Ah Oo Ka Kooban 11 xubnood
Muqdisho, Soomaaliya – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgallo qorshaysan oo ay ka fuliyeen Muqdisho iyo deegaano ka tirsan gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe ku soo qabtay shabakad Al-Shabaab ah oo ka kooban 11 xubnood.
War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in kooxdan ay ku jireen shaqsiyaad Al-Shabaab u diyaarisay inay fuliyaan falal argagixiso, ay...
Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Interpol
MUQDISHO, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Fadhiga 93-aad ee Golaha Guud ee Interpol, oo sanadkan ka dhacay magaalada Marrakech, Morocco, halkaasoo uu uga hadlay xoojinta iskaashiga amni ee caalamiga ah.
Intii uu socday shirkan, Wasiir Fartaag ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Hay’adda Caalamiga ah ee Booliska...
Aqalka Sare oo Kormeeray Xarunta SoDMA Xilli Abaartu Ay Saameyn Ba’an Ku Yeelatay Dalka
MUQDISHO, Soomaaliya – Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), iyagoo qiimeyn ku sameeyay howlaha hay’adda iyo xaaladda bani’aadantinimo ee dalka.
Xubnaha Guddiga oo uu halkaas ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa markii hore ka dhageystay warbixin dhammeystiran oo ku...
Zelensky ready to advance peace as Trump’s envoy to visit Moscow
KIEV, Nov. 26 (Xinhua) -- Ukrainian President Volodymyr Zelensky said Tuesday that the peace plan negotiated by Ukraine and the United States in Geneva could be developed into "deeper agreements," as U.S. President Donald Trump is sending his special envoy to Moscow next week.
In his evening address, Zelensky said he had discussed the plan with Ukraine's negotiating team. "The...
Chinese president appoints new ambassadors
BEIJING, Nov. 26 (Xinhua) -- Chinese President Xi Jinping has appointed the following ambassadors in accordance with a decision of the Standing Committee of the National People's Congress, China's top legislature, an official statement announced on Wednesday.
Guo Wei was appointed ambassador to the Hashemite Kingdom of Jordan, replacing Chen Chuandong.
Dong Zhihua was appointed ambassador to the Republic of Moldova,...
Xildhibaan Firinbi: Kaacaankii waxaa wax ka sheegi kara cidii wax ka fiican qabtay
MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaan Firinbi oo babaabka xarunta Gollaha Shacabka Maanta kula hadlayay wariyeyaasha, ayaa ka hadlay iibka suuqa Jaamacadda Umadda, isagoo tilmaamay in jaamacadda uu dhisay Kacaanku lagu iibsaday suuqa madow.
“Jaamacadii Umadda ee Kacaanku uu dhisay ayaa suuq madoow lagu iibiyaa, Kacaankii waxaa wax ka sheegi kara cidii wax ka fiican qabtay,” ayuu yiri Xildhibaan Firinbi.
Xildhibaan Firinbi ayaa...
Gollaha Shacabka oo Akhrinta Labaad ee Heshiiska Ciidanka Heeganka Bariga Afrika
MUQDISHO, Soomaaliya — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhigii 15-aad ee todobaadka, iyadoo shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
Kulanka, oo ay ka qeyb galeen 140 xildhibaan, ayaa ajendahiisu ahaa akhrinta labaad ee Heshiiska Aas-aasida Ciidanka Heeganka Bariga Afrika, kaasoo ay diyaarisay Wasaaradda Difaaca. Heshiiska ayaa...
(Hello Africa) Chinese vehicles roll in for Johannesburg G20 summit
As the Group of 20 (G20) Leaders' Summit made its debut on the African continent in Johannesburg, South Africa's economic hub, on Saturday, Chinese vehicles were seen shuttling between the airport, hotels and summit venues, adding a distinctive Chinese touch to the event.
JOHANNESBURG --- As the Group of 20 (G20) Leaders' Summit made its debut on the African continent...
Third Somali Scholars’ Conference Enters Third Day with Key Discussions on Governance and Security
MOGADISHU, Somalia — The third Somali Scholars’ Conference entered its third day on Wednesday in Mogadishu, bringing together religious leaders, academics, and government officials to discuss the role of good governance in national stability and social development.
Organized by the Ministry of Awqaf and Islamic Affairs, the conference featured panel discussions on security, including recent successes by the Somali National...
Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo Maalintiisii Saddexaad Galay, Doodo Muhiim ahna Lagu Falanqeeyay
MUQDISHO, Soomaaliya — Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad, iyadoo kulanku uu si xowli ah uga socdo magaalada Muqdisho.
Shirweynahan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diiradda saaraya doodo cilmiyeedyo muhiim ah oo ku saabsan kaalinta dowlad-wanaagga ee xasilloonida iyo horumarinta bulshada Soomaaliyeed.
Maanta, waxaa shirweynaha lagu soo bandhigay...












