Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali shopkeeper shot dead in South Africa’s Cape Town township

MOGADISHU, Somalia — A Somali national was shot dead late Monday in Philippi, one of the high-crime townships on the outskirts of Cape Town, according to community sources.   The victim, identified as Qaasin Abdi Hassan, was a Somali shopkeeper who had been working in South Africa for several years. Witnesses said an armed group of South African nationals entered his...

Somali president closes national ID conference, urges rapid rollout of digital identification

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday closed the country’s second National Identification Conference (SNIDC2025), praising progress on the rollout of a unified digital ID system and urging all government institutions to accelerate its implementation.   The two-day conference in Mogadishu brought together government officials, experts and civil society representatives to review advances made by the National Identification...

Xasan Sheekh: “Dalkaan Soomaaliya waxaa leh Muwaadiniintiisa”

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo xiray Shirweynaha Labaad ee Aqoonsiga Qaranka (SNIDC2025), kaas oo muddo laba maalmood ah ka socday caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ammaanay shaqada Hay’adda Aqoonsiga Qaran ee NIRA, muwaadiniinta isdiiwaan-geliyey, iyo talo-soojeedinta khubarada ee ku saabsan horumarinta aqoonsiga dijitaalka ah.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in shirkan uu muujinayo sida dowladda federaalka ay...

Somalia, UN discuss speeding up drought relief as conditions worsen

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) held high-level talks on Tuesday with the United Nations to accelerate humanitarian coordination as a new wave of drought tightens its grip on vulnerable communities across the country.   The meeting, chaired by SoDMA Commissioner Mahamuud Macalin and attended by UN Deputy Special Representative George Conway, focused on assessing emerging needs, expediting...

SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Dardargelinta Gargaarka Abaarta

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin, ayaa guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlay xaaladda abaarta cusub ee dalka ku soo korortay, iyadoo kulanka uu qeyb ka ahaa Ku-xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, George Conway.   Kulanka ayaa lagu falanqeeyay qiimeynta baahiyaha degdegga ah ee ka dhalanaya abaarta, sidii loo dardargelin lahaa...

Somalia Launches $105 Million SPRING Project to Boost Economic Growth and Job Creation

MOGADISHU, Somalia, November 25, 2025 – Somalia’s Finance Minister, Bihi Iman Igeh, officially launched a new $105 million project on Monday aimed at strengthening the country’s economy, promoting private sector growth, and creating jobs.   The project, named Somalia Productive, Resilient, and Inclusive Growth (SPRING), was initiated on August 6, 2025, and seeks to tackle persistent economic challenges by improving local...

Wasiir Biixi oo Daah-furay Mashruuca SPRING ee $105 Milyan oo Lagu Horumarinayo Dhaqaalaha

MUQDISHO, Soomaaliya, November 25, 2025 – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuc cusub oo lagu magacaabo Somalia Productive, Resilient, and Inclusive Growth (SPRING), kaas oo maalgelinaya Bangiga Adduunka, isla markaana ku kacaya $105 milyan, si kor loogu qaado dhaqaalaha dalka iyo abuurista fursado shaqo.   Mashruuca SPRING, oo dhaqan-galay 6-dii Agoosto...

Somali Interior Minister Attends INTERPOL Summit, Calls for Strengthened Global Security Cooperation

MARRAKECH, Morocco, November 25, 2025 – Somalia’s security Minister, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartag), attended the 93rd INTERPOL General Assembly in Marrakech, Morocco, where global security, cross-border crime prevention, and the fight against scam centres were key topics.   During the summit, Minister Fartag highlighted Somalia’s commitment to enhancing its role within INTERPOL and stressed the need for technical support, training, and...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka INTERPOL ee xoojinta iskaashiga amniga caalamiga ah

MARRAKECH, Morocco – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka qaybgalay Shirka 93-aad ee INTERPOL oo ka furmay magaalada Marrakech, kaas oo diiradda lagu saaray amniga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga booliiska dalalka xubnaha ka ah.   Shirkan ayaa lagu falanqeeyay arrimo ay ka mid yihiin ka hortagga dambiyada xudduudaha, la dagaallanka xarumaha khiyaanada...

Somalia’s Intelligence Forces Kill Senior Al-Shabaab Bomb-Maker in Lower Shabelle Raid – NISA

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s elite Gaashaan unit under the National Intelligence and Security Agency (NISA) carried out a planned overnight raid in the Omar Beere area of Lower Shabelle, killing a senior Al-Shabaab operative responsible for orchestrating roadside bomb attacks in the region, the spy agency said on Tuesday.   The operation targeted Hassan Siidow Hussein, a key Al-Shabaab figure described...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...