Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Howlgalka Gaashaan oo lagu dilay Hogaamiye Al-Shabaab ah oo qaraxyada qaabilsanaa

MUQDISHO — Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal si qorsheysan loo fuliyay ka sameeyay deegaanka Cumar Beere ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo lagu bartilmaameedsaday horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Hogaamiyaha la dilay, oo lagu magacaabi jiray Xasan Siidoow Xuseen, ayaa ahaa maskaxdii ka dambeysay diyaarinta qaraxyada dhulka lagu aaso...

Beyond Remittances: The Modernization of Somalia’s Financial Frontier

MOGADISHU, Somalia - After decades of state collapse, Somalia’s financial system is now at a turning point. Even as formal banking remains relatively new, many citizens continue to rely on remittances and informal money transfer systems that, while vital, face significant challenges. Factors such as limited regulation, exposure to financial crime risks, and costly barriers to international transactions have...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la Kulmay Safiirka Turkiga si loo Xoojiyo Iskaashiga

MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Isniintii xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, iyaga oo ka wada hadlay siyaasad lagu xoojinayo xiriirka walaaltinimo ee labada dal.   Kulankan, oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Muqdisho, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin...

Somali Foreign Minister Meets Türkiye Ambassador to Strengthen Bilateral Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, met on Monday with the Ambassador of Türkiye to Somalia, H.E. Alper Aktaş, to discuss ways to strengthen bilateral relations and cooperation between the two nations.   The meeting, held at the Ministry’s headquarters in Mogadishu, focused on enhancing the “brotherly ties” between Somalia and Türkiye,...

Somali Forces Kill Senior Al-Shabaab Commander in Galgaduud Operation

GALGADUD, Somalia — Somali National Army (SNA) forces and local security units carried out a targeted operation on Monday night in Cali Heele, 30 km west of Masagaway town in Galgaduud region, killing a senior Al-Shabaab commander.   The commander, identified as Ahmed Sheikh Omar Adow Gacal, led Al-Shabaab operations in the Middle Shabelle region and was involved in planning attacks...

Howlgal Ciidan oo Lagu Dilay Hogaamiye Al-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud

GALGADUUD – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Deegaanka ayaa xalay fuliyay howlgallo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Cali Heele, 30 km u jira galbeedka magaalada Masagawaay ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo lagu dilay hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.   Hogaamiyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Sheekh Cumar Cadow Gacal, waxaana uu ahaa hogaamiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe, isla...

Somalia’s Deputy PM Highlights Progress at Africa-EU Summit in Angola

LUANDA, Angola — Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, attended the Africa-European Union Summit in Luanda on Monday, highlighting his country’s progress in peacebuilding, security, state institutions, and financial reform.   In a keynote address, Deputy Prime Minister Jama emphasized Somalia’s ongoing efforts to strengthen government institutions, reform the security sector, and combat extremist groups. He also underscored the critical role...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ka qeyb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub

LUANDA, ANGOLA – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay Shirweynaha Midowga Afrika iyo Midowga Yurub, oo si rasmi ah uga furmay magaalada Luanda ee dalka Angola, iyadoo shirka uu diiradda saarayo xoojinta iskaashiga labada qaaradood.   Shirkan heerka sare ah ayaa Soomaaliya ku soo bandhigtay horumarka ay ka samaysay dhinacyada nabadda, amniga,...

Somali Prime Minister Heads to Morocco for MEDays Forum Address

MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday departed for Morocco to attend the annual MEDays Forum, where he is expected to deliver a keynote address on the country’s security and governance efforts, officials said.   The forum, hosted under the patronage of the King of Morocco, brings together delegates from more than 120 countries for its 17th edition,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Marooko u duulay si uu uga qeyb galo Madasha MEdays

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saakay u duulay dalka Marooko, si uu uga qeyb galo Madasha sanadlaha ah ee MEdays, oo sanadkan si weyn loo ballaariyay.   Madashan oo ay ka soo qeybgalayaan wufuud ka kala socota 120 dal, islamarkaana uu martigelinayo Boqorka Marooko, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya lagu wadaa inuu ka jeediyo khudbad...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...