Somalia’s U-17 side thrash Rwanda 3–0 to keep semifinal hopes alive
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s under-17 national football team secured a resounding 3–0 victory over Rwanda on Monday, boosting their chances of advancing in the East and Central Africa youth tournament currently underway in Ethiopia.
The match marked Somalia’s fourth outing in the competition, with the young Ocean Stars displaying strong cohesion and an impressive level of skill that allowed them...
Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada ah oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
MUQDISHO - Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17 sano ayaa galabta guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda, kadib kulan ka tirsan ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ee ka socda dalka Itoobiya.
Kulankan ayaa ahaa kii afaraad ee ay Soomaaliya ciyaarto, waxaana wiilasha Ocean Stars ay muujiyeen awood ciyaareed iyo isku xirnaan sare, taas oo u suuragelisay in...
Somali president opens national clerics’ conference, calls for unity and protection of core societal values
MOGADISHU, Nov 24, 2025 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Monday inaugurated the Third National Conference of Somali Clerics, stressing the government’s responsibility to safeguard the core pillars of society, including religion, culture, language, security and the wellbeing of citizens.
Speaking at the opening ceremony in Mogadishu, Mohamud praised the Ministry of Endowments and Religious Affairs for what he...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Shirka 3aad Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho, Nofeembar 24, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in dowladdu ay mas’uul ka tahay ilaalinta arrimaha tiir dhexaadka u ah jiritaanka bulshada oo ay ugu horreeyaan diinta, dhaqanka, afka, amniga iyo kobcinta nolasha shacabka.
Madaxweynaha oo bogaadiyey waxbadka wanaagsan ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa sheegay...
Somali PM opens national ID conference as government touts service-delivery gains
MOGADISHU — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Monday inaugurated the second annual conference of the National Identification and Registration Authority (NIRA), an event aimed at strengthening the country’s national ID infrastructure, officials said.
The two-day gathering in Mogadishu brings together senior federal officials, representatives of federal member states, international partners and other stakeholders.
This year’s conference highlights what the...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo Daahfuray Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka (NIRA)
Muqdisho, — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Labaad ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).
Shirkan oo soconaya laba maalmood ayaa sanadkan diiradda saaraya guulaha dowladda ka gaartay bixinta adeegyo casri ah oo lacag la’aan ah, hufan, isla markaana 24-saac u diyaarsan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo loo marayo nidaamka Aqoonsiga...
Somali parliamentary speaker, EU envoy discuss stronger cooperation on governance reforms
MOGADISHU – Somalia’s Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), held talks in Mogadishu with the European Union’s Ambassador, Francesca Di Mauro, focusing on strengthening cooperation on legislative and governance reforms.
Ambassador Di Mauro briefed the speaker on ongoing EU programmes in the country and praised Parliament for its work in passing key legislation deemed...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
MUQDISHO – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga u dhexeeya Baarlamaanka iyo Midowga Yurub.
Safiir Di Mauro ayaa Guddoomiyaha uga warbixisay mashaariicda iyo howlaha socda ee Midowga Yurub ka fulinayo Soomaaliya, iyadoo ammaan u jeedisay Golaha...
Dowladda Federaalka oo ka digtay khatar maaliyadeed iyadoo canshuuraha gudaha ay weli yihiin 3%
MUQDISHO – Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka uu wajahayo khatar maaliyadeed haddii aan si degdeg ah loogu heshiin nidaamka federaaleynta canshuuraha, kadib markii tirakoob cusub uu muujiyay in kaliya 3% dhaqaalaha dalka la canshuuro.
Wasiirka Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige, oo ka hadlay dood ku saabsan xoojinta xasilloonida maaliyadeed oo ka dhacday Shirweynaha Bahda Cadaaladda, ayaa sheegay in heerka canshuuraha...
Somalia warns of fiscal risks as domestic tax collection remains at just 3%
MOGADISHU – Somalia’s federal government has warned that the country faces significant fiscal risks unless an agreement is reached on a unified tax-sharing framework, after new data showed that only 3 percent of the national economy is currently taxed.
Finance Minister Biixi Iimaan Cige said during a panel discussion on financial stability at the National Justice Sector Convention that domestic...








