Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali SouthWest State Leader Holds High-Level Security Talks in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The President of Somalia’s South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday chaired a high-level security meeting in Baidoa with senior officials from the African Union Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), including Sector 3 Commander Brigadier General Teklu Hurisa Janka, regional ministers and security chiefs, officials said.   The discussions focused on strengthening security across the region,...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Shir Amni Ka Qabtay Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta guddoomiyay kulan amni oo heer sare ah oo ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo ay ka qayb galeen Taliyaha Qaybta 3-aad ee Hawlgalka AUSSOM, Jeneraal Teklu Hurisa Janka, iyo mas’uuliyiin kale oo sare.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga guud ee Koonfur Galbeed, dardar-gelinta howlgalada ka dhanka...

Somali Army Launches Major Operations Against Al-Shabaab in Lower Juba

MOGADISHU, Somalia — Somali government forces have carried out a series of coordinated ground and air operations against Al-Shabaab militants in several villages outside Jamaame, in the southern region of Lower Juba, military officials said on Sunday.   Troops from the Somali National Army’s 43rd Division, backed by US-trained Danab commandos, advanced into the villages of Musse Haji, Araare, Koban, Bangeeni,...

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Howlgal Ballaaran Ka Fuliyay Deegaanno Hoostaga Jamaame

JAMAAME - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 43-aad iyo Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka sameeyay dhowr tuulo oo ku dhow degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan milatariga.   Howlgallada oo socday muddo saacado ah ayaa laga fuliyay Muuse Xaaji, Araare, Koban, Bangeeni, Maleyleey, Baladu-raxma iyo Maam-bile. Deegaannadan...

Waqooyi Bari oo Mamnuucday Safarrada Dhalinyarada Ka Yar 30 Jir

LAASCAANOOD - Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa joojiyay safarrada dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 30 sano, kuwaas oo ka dhoofaya Garoonka Diyaaradaha Laascaanood, caasimadda maamulkaasi.   War-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo DDib-u-dhisa, Cabdulqaadir Cabdi Warsame, ayaa lagu sheegay in shirkadaha duulimaadyada laga mamnuucay in ay tigidh u gooyaan ama qaadaan rakaab ka yar 30 sano oo kasoo...

Somali PM Launches Voter Card Distribution in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday toured the headquarters of the National Independent Electoral Commission as the distribution of voter cards for upcoming elections officially began.   During the visit, Barre urged all eligible Somalis who have registered to collect their voter cards and participate in the polls, describing voting as a constitutional right that citizens had...

Ra’iisul Wasaaraha oo baaq ku aadan doorashada u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagey xarunta Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), halkaas oo ay ka bilaabatay bixinta kaararka codbixinta doorashooyinka.   Ra’iisul Wasare Xamsa, ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee nasiibka u yeeshay in ay is diiwaangeliyaan, in ay qaataan kaararkooda oo ay codeeyaan, isla markana...

Tartan Ka Yimid Itoobiya oo Sababay In Dhoofka Khaadka Kenya u Gaaray Hoos-u-Dhac Taariikhi ah*

NAIROBI - Qaadkii Miirowga ee Kenya usoo dhoofin jirtay Soomaaliya ayaa sanadkan 2025 galay hoos-u-dhac weyn, iyadoo tirada guud ee la raray ay noqotay 1.7 milyan kiilo. Tani waxay ka dhigan tahay in dhoofku uu yaraaday ku dhowaad 17% marka loo eego 2.1 milyan kiilo oo la dhoofiyay sanadkii hore.   Daraasad laga soo saaray Kenya ayaa muujisay in bisha Febraayo...

Somalia and Turkey strengthen cooperation in fisheries and blue economy

Mogadishu, November 15, 2025 – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, met on Saturday with Turkey’s Ambassador to Somalia, Alper Aktaş, in Mogadishu to discuss enhancing bilateral cooperation in fisheries and the country’s blue economy.   The meeting focused on improving fisheries development, safeguarding marine resources, and accelerating the implementation of existing cooperation agreements between Somalia’s Ministry...

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Muqdisho, 15 November 2025 – Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, halkaasoo ay ka yeesheen kulan miro-dhal ah oo ku saabsan iskaashiga labada dal.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kalluumeysiga, ilaalinta kheyraadka badda, dardargelinta heshiisyadii horey u dhexmaray Wasaaradda Kalluumeysiga iyo...

WARAR KALE

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya

Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya, oo...