Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kadib dibadbax ashtako ah, Shaqaalihii Garoonka Aadan Cadde oo dib ugu laabtaan shaqada

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa ku guuleystay xalinta cabasho ay qabeen shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, taas oo keentay in shaqaalihii garoonka ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodii si habsami leh.   Intii uu socday kulanka, wafdiga Wasaaradda ayaa si dhow u dhageystay cabashooyinka shaqaalaha oo la xiriiray arrimo...

Somali President Hassan Sheikh Receives Warm Welcome in Algeria

ALGIERS, Nov 11, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud received a warm welcome upon his arrival in Algiers for an official visit at the invitation of Algerian President Abdelmadjid Tebboune, officials said. The Somali leader, accompanied by a high-level government delegation, was greeted at Houari Boumediene International Airport by Algeria’s Foreign Minister Ahmed Attaf and senior officials, who hosted...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Caasimadda Aljeeriya

ALJERIS – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray caasimadda dalka Aljeeriya ee Aljeris, isaga oo hoggaaminaya wafdi sare oo ka socda Dowladda Soomaaliya, safarkaas oo ku yimid marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabuun.   Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka caalamiga ah ee Houari Boumediene International...

Somali Ambassador to Congo Presents Credentials to President Tshisekedi

KINSHASA, DR Congo – Somalia’s Ambassador to the Democratic Republic of Congo, Ilyas Ali Hassan, has formally presented his credentials to President Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo in a ceremony held at the Presidential Palace in Kinshasa, officials said Tuesday.   Ambassador Hassan expressed his gratitude for the warm welcome and the continued support extended by the Congolese government and people to...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Kinshasa - Safiirka JFS ee dalka Congo Mudane Ilyaas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha DRC, Mudane Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo, munaasabad ka dhacday Qasriga Qaranka ee Kinshasa.   Danjire Ilyaas ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta diirran iyo taageerada ay dowladda iyo shacabka Congo siiyaan bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaas. Safiirku waxa uu sidoo kale hambalyo...

China launches low Earth orbit satellite group

WENCHANG, Hainan, Nov. 10 (Xinhua) -- China successfully launched a new group of low Earth orbit satellites from the Hainan commercial spacecraft launch site in the southern island province of Hainan on Monday.   The satellite group, the 13th of its kind that will constitute an internet constellation, was launched at 10:41 a.m. (Beijing Time) aboard a Long March-12 carrier rocket....

U.S. Senate advances bipartisan spending bill toward ending longest gov’t shutdown

WASHINGTON (Xinhua) -- The U.S. Senate on Sunday night advanced a bipartisan spending package in a bid to end the longest government shutdown, which has entered its 40th day and caused a series of escalating disruptions.   The upper chamber voted 60-40 in a key procedural vote to move forward a spending package, which would fund most federal agencies at current...

DFS iyo Maamul Goboleedyada oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed

JOWHAR - Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada,, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed, iyagoo ka digaya saameynta iyo khataraha ka imaan kara roobabka Deyrta.   Bayaanku wuxuu ugu baaqayaa hay’adaha dowladda heerarkeeda kala duwan, heyadaha gargaarka, iyo saaxiibada caalamka in ay si degdeg ah u abuuraan jawi lagu xoojinayo caafimaadka, biyaha, iyo amniga cuntada, isla markaana...

Mogadishu Mayor Meets EU Mission Commander to Strengthen Cooperation on Security and Development

MOGADISHU — The Governor of Banadir Region and Mayor of Mogadishu, Dr. Hassan Mohamed Hussein (Muungaab), on Monday received the Commander of the European Union Training Mission in Somalia, Maj. Gen. Marco Manzone, at the headquarters of the Mogadishu Municipality. The meeting focused on EU-supported programs in the Banadir Regional Administration, particularly in the areas of security, reconstruction, and public services....

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Taliyaha Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayay Taliyaha Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Jen. Marco Manzone.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray barnaamijyada uu Midowga Yurub ka taageero Maamulka Gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa la xiriira amniga, dib-u-dhiska iyo adeegyada bulshada....

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...