Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Madal Caalami ah oo Lagu Qabtay Kigali
Kigali, Rwanda – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa ka qeybgalay madasha caalamiga ah ee taliyeyaasha ciidamada dhulka (Land Forces Commanders Symposium 2025) oo lagu qabtay magaalada Kigali ee dalka Rwanda.
Madashan ayaa waxaa ka soo qeybgalay taliyeyaasha ciidamada dhulka ee dalal badan oo Afrika iyo caalamka ah.
Waxaana lagu falanqeeyay sidii loo...
Somalia Opens 2nd National Resilience Conference in Mogadishu
MOGADISHU, Oct 22, 2025 – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, on Wednesday officially opened the country’s second National Resilience Conference in the capital, Mogadishu, aimed at strengthening disaster preparedness and climate adaptation efforts.
The two-day event, themed "Community Role in Disaster Response and Climate Change Adaptation," is jointly organized by the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) and Mogadishu...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Furay Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka, kaasoo socon doona muddo labo cisho ah.
Shirkan sanadkan waxa uu diiradda saarayo mowduuca muhiimka ah ee “Doorka Bulshada ee la Tacaalida Masiibooyinka iyo Isbeddelka Cimilada.” Waxaa si wadajir ah u martigelinaya Hay’adda...
Sanae Takaichi elected Japan PM, unveils cabinet lineup
TOKYO, Oct. 21 (Xinhua) -- Sanae Takaichi, leader of Japan's ruling Liberal Democratic Party (LDP), was officially elected the country's prime minister on Tuesday after winning in both houses of parliament, becoming the country's first female leader.
In the House of Representatives vote, Takaichi secured 237 votes, defeating head of the opposition Constitutional Democratic Party Yoshihiko Noda with 149 votes...
Nicolas Sarkozy oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyay France oo xabsi gala
PARIS - Nicolas Sarkozy, madaxweynihii hore ee Faransiiska (2007-2012), ayaa maanta noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Faransiis ah oo xabsi gala, kadib markii lagu xukumay shan sano oo xadhig ah, isagoo lagu eedeeyay inuu ololihiisa doorashada ku maalgeliyay lacag ka timid kaligii-taliyihii hore ee Liibiya, Mucamar Al-Qadaafi.
Sarkozy ayaa lagu xiray xabsiga La Santé ee koonfurta Paris, oo isaga lugihiisa...
Somalia’s Ministry of Labour, Hormuud Salaam Foundation and Buruuj Technical Training Institute Join Forces to Empower Somali Youth
A graduation ceremony for nearly 1,000 Somali youth who completed the Baxnaano Inclusive Economic Empowerment Program was held in Mogadishu on Sunday. The initiative, jointly implemented by the Ministry of Labour and Social Affairs, Hormuud Salaam Foundation, and Buruuj Technical Training Institute, is funded by the World Bank.
The graduates (600 women and 400 men) received training in various vocational...
Somalia: NISA Forces Kill Seven Al-Shabaab Militants in Planned Operation in Hiiraan
MOGADISHU – Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) forces, with support from international partners, carried out a targeted operation overnight in Kuukaayle, a village in the Maxaas district of Hiiraan region, killing seven Al-Shabaab militants and destroying military vehicles and tents used by the group.
The operation was conducted in three coordinated strikes. The first targeted a militant hideout,...
Ciidanka NISA oo Howlgal Qorshaysan ku Dilay Todobo Al-Shabaab ah – War Saxaafadeed
Muqdisho: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Kuukaayle oo hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kaas oo lagu beegsaday goobo ay gabbaad ka dhiganayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Howlgalka waxaa lagu dilay toddobo dhagarqabe, waxaana lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo teendhooyin ay cadowgu ku dhuumaaleysanayeen.
Howlgalka, oo dhacay seddax mar oo...
Travel Ban on Former Somali Speaker’s Delegation Highlights Deepening Political Rift in South West State
MOGADISHU, Somalia — A delegation led by former Speaker of the House of the People, Mohamed Mursal, was barred from flying to Baidoa on Tuesday, underscoring escalating political tensions in the South West state ahead of its upcoming presidential election.
The group, composed of several federal lawmakers from the region, attempted to travel to Baidoa—the administrative center of South West...
Wafdiga uu Hogaaminayo Maxamed Mursal oo Laga Hor Istaagay Safarka Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa Talaadadii laga hor istaagay safar ay ku tegi lahaayeen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Arrintan ayaa kusoo beegmeysa iyadoo uu weli taagan yahay khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya siyaasiyiinta ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha maamulkaasi, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).
Wafdiga...










