Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Kenya Calls on Cyprus to Lead Global Effort Against Al-Shabaab During EU Presidency

New York – Kenya has issued an international appeal calling on Cyprus to make the fight against Al-Shabaab a top priority when it assumes the rotating presidency of the Council of the European Union in early 2026, officials said Monday.   The call was made by Kenya’s Prime Cabinet Secretary and Minister for Foreign and Diaspora Affairs, Musalia Mudavadi, during the...

Somali Police Arrest Armed Mobile Phone Robbery Gang in Mogadishu’s Wadajir District

Mogadishu – Somali police in Wadajir district carried out a planned overnight operation in several neighbourhoods, arresting a group of suspected criminals accused of violently robbing residents of their mobile phones, authorities said in a statement Monday.   According to the official police communiqué, the suspects — described as young men — were apprehended while allegedly in the act of committing...

Kenya oo dirtay baaq caalami ah oo ku saabsan La-dagaallanka Al-Shabaab

NAIROBI - Dowladda Kenya ayaa ugu baaqday Cyprus in ay mudnaanta koowaad siiso la-dagaallanka Al-Shabaab marka ay la wareegto madaxtinimada Golaha Midowga Yurub ee sannadka 2026.   Madaxweyne ku xigeenka koowaad ahna wasiirka arrimaha dibadda iyo qurbojoogta Kenya, Musalia Mudavadi, ayaa baaqan jeediyay xilli uu ka qeyb galayay shir madaxeedka Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Mudavadi ayaa sheegay in dareenka beesha...

Booliiska Degmada Wadajir oo Gacanta Ku Dhigay Burcad Dhacaysay Moobeelada

Muqdisho – Booliiska degmada Wadajir ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan degmadaas, iyagoo kusoo qabtay koox burcad ah oo ku foofnaa dhaca moobeelada, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay saldhigga booliiska degmada.   War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in eedeysanayaashan ay yihiin dhalinyaro si joogto ah u caadaystay inay dhac u geystaan shacabka ku nool Wadajir,...

Saddex Qodob oo Ka Soo Baxay Ka-Qaybgalka Madaxweyne Xasan ee Furitaanka Biyo-xireenka Itoobiya

1. Fashilka Dadaalladii Wada-hadallada Jubbaland   Dadaal uu Madaxweyne Xasan doonayay inuu kula kulmo Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe, ka hor inta uusan tegin Shirka Qaramada Midoobay, ayaa hakaday. Dadaalladan oo ay hormuud ka ahayd Dowladda Kenya ayaa dhicisoobay. Xogaha la helay ayaa muujinaya in Axmed Madoobe, kaddib markii uu dhageystay talooyinka mucaaradka, uu ka baaqsaday kulanka. Villa Soomaaliya waxay doonaysay in kulanka loo...

Wasiirka Maaliyadda oo Furay Kulanka Dib-u-eegista Afaraad ee Barnaamijka ECF ee IMF

NAIROBI, Kenya – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bihi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u furay kulanka dib-u-eegista afaraad ee Barnaamijka Kaalmada Dhaqaale ee Waqtiga Dheeraada (ECF) oo ay la leeyihiin Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), kaasoo ka socda magaalada Nairobi, Kenya.   Kulankan ayaa diiradda lagu saarayaa barnaamijka dib-u-habaynta dhaqaale ee Soomaaliya, horumarka laga gaaray tan iyo markii la...

Ethiopia appoints new central bank governor

ADDIS ABABA (Xinhua) -- The Office of the Ethiopian Prime Minister on Friday announced the appointment of Eyob Tekalign as the new governor of the National Bank of Ethiopia.   Tekalign, who currently serves as the state minister of finance, succeeds Mamo Mihretu, who had led the central bank since January 2023, the Office said in a statement. Mihretu stepped down earlier...

Seven dead after boat capsizes on Uganda’s Lake Kyoga

KAMPALA, (Xinhua) -- Seven people drowned and 29 others survived after a boat carrying mourners capsized on Lake Kyoga in northern Uganda's Amolatar District on Friday, police said Saturday.   The wooden vessel was traveling from Muchora Abino A village to escort a catechist to a burial ceremony when it overturned near Kiryanga Village in Acii Sub-County at about 11:00 a.m....

Somalia’s Ports Minister Meets Turkish Counterpart to Boost Tech and Maritime Cooperation

Istanbul — Somalia’s Minister of Ports and Maritime Transport, Abdulkadir Mohamed Nur, met with Turkey’s Minister of Industry and Technology, Mehmet Fatih Kacir, in Istanbul to discuss enhancing bilateral cooperation in innovation, advanced technology development, and youth empowerment.   The meeting focused on strengthening partnerships between the two countries in key sectors, with an emphasis on promoting technological advancements and supporting...

Soomaaliya iyo Turkiga oo dhawaaqay iskaashi cusub oo dhanka hal-abuurka iyo dekedaha ah

ISTANBUL, Türkiye – Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Warshadaha iyo Teknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane Mehmet Fatih Kacir.   Kulanka labada wasiir ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada hal-abuurka, horumarinta teknoolajiyadda casriga ah, iyo dhiirrigelinta dhallinyarada Soomaaliyeed...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...