Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Markab kusoo wajahnaa Soomaaliya oo dab ku qabsadey dekad ku taalla India

GUJARAT, India — Markab xamuul oo ka baxay dekedda Jamnagar ee gobolka Gujarat, kuna sii jeeday magaalada Boosaaso ee Soomaaliya, ayaa dab xooggan ku qabsaday xeebaha gobolka Gujarat, isagoo sidday 950 tan oo bariis ah iyo 100 tan oo sonkor ah.   Markabkan oo u rarnaa ganacsato fadhigoodu yahay Puntland ayaa waxaa leh shirkadda HRM oo degan magaaladda Jamnagar. Sida ay...

Cargo Ship Carrying Rice And Sugar To Somalia Catches Fire In Gujarat; Likely To Capsize

GUJARAT - A cargo vessel, carrying rice and cargo to Somalia from India, caught fire at the Subhash Nagar Jetty in Porbandar, Gujarat, on Monday.   Three fire tenders were rushed to the spot but were unable to douse the blaze and the ship was finally towed to the middle of the sea to prevent the fire from spreading to other...

Soomaaliya oo Si Weyn Usoo Dhawaysay Bayaan Taageero ah oo Ka Soo Baxay Dowladda Masar

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga mahadcelisay bayaan dhawaan kasoo baxay Dowladda Carabta ee Masar, kaasoo ku adkeeyay taageerada buuxda ee ay u hayso shacabka Soomaaliyeed iyo dadaallada lagu gaadhayo amniga, xasilloonida, iyo horumarka dalka. Soomaaliya waxay bayaan-kan u aragtaa mid ka tarjumaya xiriirka qoto dheer iyo walaalnimo ka dhaxaysa labada dal iyo labada shacab. Dowladda Masar...

Somalia Welcomes Egypt’s Statement of Solidarity and Support

MOGADISHU, Somalia — The Federal Republic of Somalia has received with great gratitude and appreciation a statement from the Arab Republic of Egypt reaffirming its full solidarity with the Somali people and its continued support for efforts to achieve security, stability, and development in the country.   Somalia views the statement as a true reflection of the deep historical and fraternal...

Somalia’s Federal Government Faces Allegations Over Illegal Land Grabs and Sales

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s federal government is facing mounting accusations of illegally seizing and selling public land in Mogadishu, amid growing criticism from political figures and civil society groups.   Somali politician Farah Dharaar, in an exclusive interview with Shabelle TV, accused the government of unlawfully appropriating land and selling it through unofficial channels, with proceeds allegedly going into the pockets...

Dowladda Soomaaliya oo Wajahaysa Eedeymo Ku Saabsan La Wareegista iyo Iibinta Dhulalka Danta Guud

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa eedeymo culus oo la xiriira la wareegista iyo iibinta dhulal danta guud ah, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay laga dareemayay howlgal ka socda gudaha magaalada Muqdisho.   Siyaasi Faarax Dharaar, oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta Shabelle ku eedeeyay dowladda inay si sharci-darro ah ku...

Somali President Arrives in New York for UN General Assembly Amid Global Crises

New York, Sept 22, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in New York on Sunday to attend the opening of the 80th session of the United Nations General Assembly, where world leaders are set to confront a raft of global challenges, including wars in Gaza, Ukraine, and Sudan, as well as climate change, international security, and a...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qayb Galaya Furitaanka Kalfadhiga 80-aad ee Qaramada Midoobay

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada New York si uu uga qayb galo furitaanka kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasoo lagu gorfeeyn doono dagaalada ka socda Gaza, Ukraine, iyo Suudaan, arrimaha isbedelka cimilada, amniga caalamka, iyo dhibaatooyin sii kordhaya oo haysta hay’adda Qaramada Midoobay. Kalfadhigan, ayaa ku beegan sanad guuradii 80-aad ee Qaramada...

Somali Forces Kill Four Al-Shabaab Fighters in Targeted Galmudug State

Mogadishu – Somali government troops, backed by international allies, carried out a targeted raid in the central village of Nooleye in the Galguduud region, killing four members of the Al-Shabaab militant group, military officials confirmed.   The Somali National Armed Forces (SNAF) said the operation focused on disrupting Al-Shabaab’s presence in the area, part of a broader effort to weaken the...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Afar Ka Tirsan Al-Shabaab Ku Dilay Howlgal Ka Dhacay Galguduud

Nooleye, Galguduud – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Nooleye ee gobolka Galguduud, halkaas oo ay ku dileen afar ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab, sida lagu sheegay war kooban oo kasoo baxay ciidanka. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in howlgalka si gaar ah loogu beegsaday fariisimo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen deegaankaas. “Qiimeynta...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...