Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

U.S. California bans masks for immigration agents during operations

LOS ANGELES -- California Governor Gavin Newsom announced Saturday that he had signed a package of laws aimed at protecting immigrants in the U.S. state, with the No Secret Police Act being a first-in-the-nation measure that prohibits officers from wearing masks.   Speaking at a high school in Los Angeles, Newsom said he signed five bills into law. The No Secret...

Safiirka Mareykanka iyo Taliyeyaal Ciidanka oo la kulmay Madaxweyne Deni

Boosaaso 20 Sebtember 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu hoggaaminayo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Ambassador Richard Riley, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha Hawlgalka Gaarka ah ee Africa , Major General Claude K. Tudor JR iyo Taliyaha Hawlgalka gaarka ah ee Bariga Africa Col. Benander. Kulanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bilad siiyay Feeryahan Ramla

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo dalkeenna ku matasha ciyaaraha feerka caalamiga ah. Madaxweynuhu ayaa bogaadiyey doorka iyo dedaalka Ramla Cali, iyadoo ku adkaystay una dhabar adaygtay mataaladda qarankeeda, waxa uuna ku tilmaamay astaan dhiirrigelin iyo midnimo oo ay ku faanayaan shacabka...

Heavy Deyr Rains Hit Northern Somalia, Major Roads Cut Off, Authorities Issue Warnings

BOSASO, Somalia – Seasonal Deyr rains have begun lashing parts of northern Somalia, causing significant disruptions in several regions and prompting local authorities to issue urgent safety warnings to residents.   Heavy rainfall has been reported across multiple areas in Somaliland and Puntland, with flash floods severely affecting transportation and livelihoods. One of the main highways connecting Berbera and Hargeisa has...

Roobabkii Dayrta oo ka curtay Gobollada Waqooyi iyo Digniino Laga Soo Saaray Saameynta Ay Keeneen

MUQDISHO – Xilliga roobabka Dayrta ayaa si rasmi ah uga curtay qaybo badan oo kamid ah gobollada waqooyi ee Soomaaliya, iyadoo roobabkaasi ay saameyn xooggan ku yeesheen deegannadii uu ka da’ay, isla markaana ay dhibaatooyin kala duwan ka dhasheen.   Qaar kamid ah waddooyinka waa weyn ayaa gebi ahaanba go’ay, sida wadada muhiimka ah ee isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa,...

Venezuela calls on UN to stop U.S. military moves in Caribbean

CARACAS -- Venezuela on Friday called on the United Nations Security Council to demand an immediate halt to U.S. military operations in the Caribbean.   In a post on the social platform Telegram, Foreign Minister Yvan Gil shared a video of a related speech at the UN by Venezuela's permanent representative Alexander Yanez, saying the appeal was made on behalf of...

Sudan accuses paramilitary forces of mosque bombing in El Fasher that killed over 70

KHARTOUM -- Sudan's government on Friday accused the paramilitary Rapid Support Forces (RSF) of bombing a mosque in El Fasher, the capital of North Darfur, killing more than 70 civilians during dawn prayers.   The Foreign Ministry condemned a "heinous terrorist aggression" against the Al-Daraja neighbourhood mosque, saying the strike wounded several worshippers and partially destroyed the building. It said the...

Xi says China, U.S. can achieve mutual success, shared prosperity

BEIJING -- China and the United States can achieve mutual success and shared prosperity, benefiting both countries and the world, Chinese President Xi Jinping said on Friday.   In his phone talks with U.S. President Donald Trump, Xi said that to realize this vision, the two countries should make joint efforts to achieve mutual respect, peaceful coexistence and win-win cooperation. During their...

Somalia backs UN resolution to reimpose sanctions on Iran

NEW YORK - Somalia has joined a group of nine countries that voted in favor of a new United Nations Security Council resolution calling for the reimposition of sanctions on Iran, aligning itself with Western powers — particularly the United States — in a move aimed at pressuring Tehran over its nuclear and ballistic missile programs.   The resolution, passed amid...

Soomaaliya oo Codkeeda Ku Biirisay Dalalka Doonaya in Cunaqabatayn Lagu Soo Rogo Iran

NEW YORK - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codkeeda ku biirisay dalalka taageeray qaraar cusub oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka soo baxay, kaas oo dib loogu soo celinayo cunaqabatayn horey uga saarnayd dowladda Iran.   Soomaaliya ayaa ka mid noqotay sagaal waddan oo u codeeyay in cunaqabataynta lagu soo rogo Tehran, taasoo muujinaysa in mowqifkeedu la jaanqaadayo xulafada reer Galbeedka...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...