Somali lawmakers accuse President of ‘hijacking’ parliament amid delayed opening of new session
Mogadishu, Somalia – Several Somali members of parliament have accused President Hassan Sheikh Mohamud of "hijacking" the legislative process, following a delay in the scheduled opening of the 7th parliamentary session.
The session was originally set to open on Wednesday, but reports emerged that the President requested a postponement, proposing instead that the opening be moved to September 29.
According to...
Xildhibaano ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu Afduubay Gollaha Sharcidajinta
Muqdisho – Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u dhaliilay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo ku eedeeyay in uu si aan sharci ahayn u afduubtay howlaha Golaha Shacabka, ayna muuqato in Madaxtooyadu si toos ah u faragelinayso jadwalka shaqada Baarlamaanka.
Maalintii maanta oo Arbaco ah ayaa markii horre loo qorsheeyay in si rasmi ah loo...
UAE Adds Somalia to Temporary Tourist and Work Visa Ban List for 2026
Abu Dhabi — The United Arab Emirates has placed Somalia on its list of countries whose nationals will be temporarily banned from obtaining tourist and work visas in 2026, according to a new directive issued by the UAE’s immigration authorities.
Somalia joins several other nations subject to the temporary visa restrictions, including Afghanistan, Yemen, Libya, Lebanon, Bangladesh, Sudan, Uganda, and...
Soomaaliya oo lagu daray dalalka laga mamnuucay fiisaha Imaaraadka Carabta sanadka 2026
ABU DHABI - Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku dartay liiska dalalka aan la siin doonin fiisaha dalxiiska iyo shaqada sanadka 2026, sida lagu sheegay wareegto cusub oo ka soo baxday waaxda socdaalka dalkaas.
Soomaaliya ayaa noqotay mid ka mid ah dalalka dhowr ah oo laga mamnuucay in ay codsadaan fiisaha Imaaraadka, iyadoo xayiraaddan ay tahay mid ku meel gaar...
Somali Forces Conduct Demolition Operations in Dayniile District
Mogadishu — Somali government forces launched demolition operations early today in the 7/7 neighborhood of Dayniile district, in the capital’s Banadir region.
Bulldozers and heavy machinery have been deployed to demolish homes, with residents reportedly given little to no warning or opportunity to relocate.
Local residents from the nearby Saban Saban area told Radio Shabelle that security forces blocked access roads...
Ciidamo Howlgallo Dhismo Burburin ah ka billaabay Degmada Dayniile
Muqdisho — Saakay, ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo dhismo burburin ah ka wada Xaafadda 7/7 ee degmada Dayniile, gobolka Benaadir.
Gaadiidka cagafta iyo mashiinnada burburinta ayaa si toos ah ugu taagan guryaha dadka masaakiinta ah, iyadoo dadka aan la siin wax fursad ah oo ay ku guuraan ama ku badbaadaan.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka iyo bulshada ku nool Xaafadda...
Key security meeting held in Janaale to boost operations against Al-Shabaab
Janaale, Lower Shabelle — Janaale, Lower Shabelle region — A crucial security meeting was held in Janaale on Friday aimed at strengthening local security, accelerating operations against Al-Shabaab militants, and enhancing cooperation between security forces and the local community.
The meeting, which took place in the past few hours, praised the ongoing continuous operations by the National Army’s 14th October Brigade,...
Kulanka Amniga ee Janaale oo Lagu Dardar-gelinayo Howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Janaale, Shabeellaha Hoose – Deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga hadlayay xoojinta amniga deegaanka, dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyo kor u qaadista wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka iyo laamaha amniga.
Kulankan oo dhacay saacadihii lasoo dhaafay ayaa si gaar ah loogu bogaadiyay howlgallada isdaba-joogga ah ee ay wadaan ciidamada Geesiyaasha...
Somali Defence Minister Meets Chinese Counterpart in Landmark Visit to Beijing
BEIJING – Somalia’s Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, held a bilateral meeting with China’s Minister of National Defense, Admiral Dong Jun, in Beijing on the sidelines of the Xiangshan Forum – marking the first high-level defence talks between the two nations in nearly four decades.
The meeting signals a renewed chapter in the strategic relationship between Somalia and China,...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Taariikhi ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha
Beijing, Shiinaha – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan doceed muhiim ah magaalada Beijing kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha, Admiral Dong Jun, xilli uu ka qeyb-galay Madasha Caalamiga ah ee Difaaca ee Xiangshan.
Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee heer wasiir ah oo dhexmara Soomaaliya iyo Shiinaha muddo ku dhow 40 sano,...








