Madaxweyne Deni oo Saxiixay Sharciga La-dagaallanka Argagixisada ee Puntland
Garoowe – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa 8-dii Oktoobar 2025 si rasmi ah u saxiixay Sharciga La-dagaallanka Argagixisada, kaasi oo horey uga ansaxay Baarlamaanka Puntland bishii Luulyo ee sanadkan.
Sharcigan ayaa awood dheeri ah siinaya hay’adaha ammaanka, waxaana uu u oggolaanayaa in ay galaan guryaha dadka looga shakiyo argagixisanimo iyaga oo aan heysan amar maxkamadeed.
Sidoo kale, waxaa lagu oggolaaday...
Somalia, Turkey labour ministers meet in Doha to advance bilateral cooperation deal
Doha, Qatar – Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Yusuf Mohamed, met with Turkey’s Minister of Labour and Social Security, Prof. Dr. Vedat Işıkhan, on the sidelines of an official event in Doha on Saturday, to finalize a bilateral labour cooperation agreement aimed at strengthening employment and workforce development in Somalia.
The two ministers discussed the implementation of the...
Soomaaliya iyo Turkiga oo hirgelinaya Heshiis Iskaashi oo Labada Dal Dhex Maray
Dooxa, Qatar – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed, ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Wasiirka Shaqada iyo Amniga Bulshada ee Jamhuuriyadda Turkiga, Prof. Dr. Vedat Işıkhan.
Kulanka ayaa xoogga lagu saaray dhammaystirka iyo dhaqan-gelinta heshiis iskaashi oo horey loo gaaray oo u dhexeeya labada wasaaradood. Heshiiskan oo...
Isbeddel Lagu Sameeyay Qiimaha Xajka 2026: Xujeyda oo Lagu Wargeliyay In Ay Is Diiwaangeliyaan
MUQDISHO - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee doonaya in ay gutaan waajibaadka Xajka sanadkan 1447H/2026 ay waajib tahay in si rasmi ah isku diiwaan geliyaan.
War-saxaafadeedka rasmiga ah ee ay soo saartay Wasaaraddu ayaa lagu sheegay in nidaam hufan oo casri ah loo adeegsan doono diiwaangelinta xujeyda, si...
Laba Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Cape Town 48 Saac Gudahood
Cape Town, Koonfur Afrika – Waxaa sii kordhaya weerarada lagu beegsanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanada magaalada Cape Town, kadib markii laba muwaadin lagu dilay muddo 48 saacadood gudahood ah.
Nuur Maxamed Mahdi, oo loo yaqaannay “Faroole”, ayaa lagu dilay deegaanka Khayelitsha, isagoo ku sugnaa goobtiisa ganacsi. Dilkaas waxaa geystay burcad hubeysan oo la...
Two Somali Nationals Killed in Cape Town Amid Surge in Targeted Attacks
Cape Town, South Africa - Targeted attacks against Somali nationals living in South Africa are reportedly on the rise, particularly in areas surrounding the coastal city of Cape Town, amid growing concerns from the community.
Within a span of 48 hours, two Somali men have been killed in separate incidents believed to be carried out by armed South African assailants.
The...
Somali Finance Minister Chairs Regional Meeting on Horn of Africa Economic Integration
WASHINGTON – Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Igeh, on Friday chaired the 26th meeting of the Finance Ministers from the Horn of Africa Cooperation Forum, held on the sidelines of the annual meetings of the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank in Washington, DC.
The high-level meeting focused on enhancing regional cooperation among Horn of Africa nations,...
Soomaaliya oo Shir-guddoomiyay Kulanka 26-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika
Washington DC – Oktoobar 17, 2025 - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 26-aad ee Wasiirrada Maaliyadda ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Washington DC.
Booqashadda Wasirka ayaa timid xilli uu dalkaasi Mareykanka ka socdo shirweynaha sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka.
Kulanka ayaa diiradda...
Somali President meets Kenyan counterpart Ruto in Nairobi during condolence visit
NAIROBI, Kenya, Oct 17 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud held a bilateral meeting on Tuesday with Kenyan President William Ruto in Nairobi, as part of a condolence visit following the death of former Kenyan Prime Minister Raila Amolo Odinga.
The two leaders discussed strengthening bilateral relations between Somalia and Kenya, with a focus on security cooperation, regional stability, and trade...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo La Kulmay Madaxweynaha Kenya William Ruto
Nairobi, Kenya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Mudane William Ruto.
Kulanka ayaa dhacay xilli uu safar tacsi ah ugu joogay magaalada Nairobi kadib geeridii Raiisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Amolo Odinga.
Labada Madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya...








