Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la dul-dhigay Amar culus

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa shalay kormeer ku tagay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, isagoo ka jawaabaya cabashooyin baahsan oo ka soo baxay shacabka Soomaaliyeed oo ku saabsan adeegyada liita ee garoonka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la hadlay masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo maamulka garoonka, wuxuuna si adag ugu amray inay...

Somali PM Hamza Abdi Barre Vows End to Clan-Based Elections

MOGADISHU — In a bold political statement that could redefine Somalia’s fragile democracy, Prime Minister Hamza Abdi Barre announced this week that the country would no longer rely on the traditional clan-based system to elect its leaders — a model that has shaped Somali governance since the collapse of the central government in 1991.   Speaking in the capital, Mr. Hamza...

Xamse: Ma Aqbali Doono In Mar Kale Hoggaan Qaran Lagu Doorto Hab Beeleed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shaaciyay in dalka uusan mar dambe aqbali doonin in hoggaan qaran lagu doorto nidaamka beelaha, isagoo sidoo kale amray in si degdeg ah dib-u-habeyn loogu sameeyo adeegyada Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho, kadib cabashooyin ka yimid rakaabka.   Xamse oo ka hadlayay kulan lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay...

Somalia urges citizens to obtain national ID card on International Identity Day

Mogadishu, Sept 17, 2025 – Somalia’s National Identification and Registration Authority (NIRA) on Wednesday urged citizens to register for the national identity card, calling it a crucial step in securing citizens’ rights and improving access to government services. The appeal coincided with International Identity Day , marked globally to raise awareness about the importance of legal identification in modern state-building...

Madaxda iyo Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay Qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Muqdisho, 17 Sebtembar 2025 – Madaxda Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay si degdeg ah u qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka, iyagoo xusay in tani tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo xuquuqda muwaadinka iyo helitaanka adeegyada dowladda.   Baaqa NIRA ayaa yimid iyadoo la xusayo Maalinta Aqoonsiga Adduunka, taas oo fursad u ah kor...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo Kulan Miro Dhal ah Ku Yeeshay Muqdisho

Muqdisho, 17 Sebtembar 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan miro dhal ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha ee Soomaaliya.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan mashaariicda ay dowladda Shiinaha kala shaqaynayso SoDMA. Waxaa laga wada hadlay horumarka laga gaaray dayactirka bakhaarka dhexe ee SoDMA oo muhiim u...

Somali military honours troops who repelled Al-Shabaab attack in Ceeldheer

Ceeldheer, Somalia – Somalia’s Army Ground Forces Commander, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, on Tuesday attended a ceremony in the central town of Ceeldheer to honour Somali National Army (SNA) troops who recently repelled an Al-Shabaab attack in the area.   The event paid tribute to the soldiers who successfully defended the town against the militant group, with officials saying the...

Jeneraal Sahal oo billado siiyay Ciidankii Al-Shabaab ka difaacay Ceeldheer

Ceeldheer, Galmudug – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa shalay ka qayb galay munaasabad qiimo leh oo ka dhacday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, taasoo lagu dhiirigelinayey geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ee si weyn uga hortegay weerarro ay kooxda Al-Shabaab ka geysteen deegaankaas.   Munaasabadda ayaa si gaar ah loogu maamuusay ciidamada ku sugnaa...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Turkiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa Talaadadii kulan heer sare ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper Aktaş, si ay uga wada hadlaan xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee dhanka difaaca iyo amniga, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay wasaaradda.   Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho, ayaa diiradda lagu saaray...

Somalia, Türkiye deepen defence ties in high-level meeting

Mogadishu, Sept 16, 2025 – Somalia’s Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, held a high-level meeting on Tuesday with the Ambassador of the Republic of Türkiye to Somalia, H.E. Alper Aktaş, to discuss strengthening bilateral cooperation in defence and security, the ministry said in a statement.   The meeting, held at the Ministry of Defence headquarters in Mogadishu, focused on...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...