Xamse oo kormeer ku sameeyay shaqada hay’adda Socdaalka Soomaaliya
Muqdisho, Talaado, 16 Sebteembar 2025: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer uu ku qiimeynayo hawlaha muhiimka ah ee shacabka Soomaaliyeed u heyso Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, ku tagay xarunta dhexe ee hey’adda.
Ra’iisul Wasaare Xamsa waxaa uu warbixin ka dhageystay Wasiirka Amniga iyo Maamulka hay’adda kuwaasi oo sharaxay adeegyada socdaalka, bixinta baasaboorrada, adeegga...
Cabdi Xaashi oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub
MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francesca Di Mauro, oo ay wehlinayso ku xigeenkeeda arrimaha siyaasadda, Marwo Karin Gatt-Rutter.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub, gaar ahaan dhinacyada horumarinta arrimaha...
Social media platforms required to deactivate accounts of under-16s under Australian ban
CANBERRA, Sept. 16 (Xinhua) -- Social media companies will be required to detect and deactivate accounts held by underage children when Australia's world-first under-16 ban comes into effect in December, the government revealed on Tuesday.
The federal government on Tuesday released regulatory guidance for technology companies to comply with the under-16 social media ban ahead of it coming into effect...
China, U.S. hold candid, constructive talks on trade, TikTok
MADRID, Sept. 15 (Xinhua) -- The Chinese and U.S. delegations engaged in candid, in-depth and constructive communication based on mutual respect and equal consultation regarding economic and trade issues of mutual concern, including TikTok, a senior Chinese official said here on Monday.
The two sides fully recognized that a stable China-U.S. economic and trade relationship is of great significance to...
Brazil’s instant coffee exports to U.S. drop 60 pct due to Trump tariffs
SAO PAULO, Sept. 15 (Xinhua) -- Brazil, the world's largest coffee producer and exporter, saw its soluble coffee exports to the United States plunge nearly 60 percent in August year-on-year, following the 50 percent trade tariffs imposed by Washington, the country's local coffee industry group said on Monday.
Shipments to the American market totaled 26,460 60-kg bags of coffee in...
Ciidanka Xoogga oo Miino ka Soo Saaray Waddo ku taalla Shabeellaha Hoose
SHABEELLAHA HOOOSE — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen deegaanada u dhaxaysa Lambar Konton iyo Muuri ee gobolka Shabeellaha Hoose ka soo saaray, iyagoo ka hortagay weerar loogu talagalay in lagu gumaado shacabka iyo gaadiidka isticmaala waddadaas muhiimka ah.
Taliyaha Ururka 143-aad ee Guutada 14-ka October, Dhamme Cali Mahdi Cabdi Beerdiide, ayaa sheegay in howlgal miino-baaris...
Xamse oo ka warbixiyay guulaha Xukuumadiisa saddexdii sano ee la soo dhaafay
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay si toos ah bulshada Soomaaliyeed uga jawaabay su’aallo ku saabsan waxyaabihii ay Xukuumadda DanQaran u qabatay dalka muddadii saddexda sano ahayd ee la soo dhaafay.
Xamsa Cabdi Barre ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay guulaha waaweyn ee ay Xukuumaddu ka gaartay dhinacyada amniga, siyaasadda dhaqaalaha, dowlad-wanaagga,...
Madaxweyne Erdogan oo Doha kulan kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya
Doha, Qatar, Sebtembar 16 – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Isniintii kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la kordhiyo cunaqabataynta Israa’iil, isagoo sheegay in tallaabooyinka dhaqaale ay natiijooyin muuqda dhali karaan.
Kulankan ayaa ka dhacay hareeraha shir-madaxeedka degdegga ah ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) iyo Jaamacadda...
Erdogan urges tougher sanctions on Israel in talks with Somali president
DOHA, Qatar, Sept 16 – Turkish President Recep Tayyip Erdogan told his Somali counterpart Hassan Sheikh Mohamud on Monday that intensifying economic sanctions against Israel is essential, asserting that such measures would produce tangible results, according to a readout from their meeting.
The two leaders met on the sidelines of the joint Organisation of Islamic Cooperation (OIC) and Arab League...
Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland
MUQDISHO - Western Union waxay ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya and Somaliland. Macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay hadda lacag u diri karaan qoyskooda iyo ehelkooda hal mar kuwaas oo ku sugan daafaha dunida ayaga oo isticmaalaya shabakadda caalamiga ah ee ballaaran ee Western Union, taasoo ku fidsan in ka badan 200 oo...












