Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali defense minister says relations with Türkiye at ‘highest level’

MOGADISHU, Somalia - Somali Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi says relations with Türkiye are at their highest level, while expressing a desire to implement major projects together.   In an interview with Anadolu, Fiqi recalled a pivotal visit to Mogadishu by Turkish President Recep Tayyip Erdogan and his delegation in 2011 during a time when the al-Shabaab terrorist group had surrounded...

Xamsa”Guulaha la gaaray waxaa saldhig u ah shuruucdii oo la hagaajiyey, midnimo iyo wadajir”

Muqdisho —Xukuumadda DanQaran ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay guulaha ay xaqiijisay muddadii saddex sano ahayd ee ay dalka u shaqeynaysay, taas oo hirgelisay barnaamijyo iyo mashaariic wax-ku-ool ah, oo ay markhaati u yihiin dadka Soomaaliyeed.   Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo munaasabadda ka qeybgalay bandhigga, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, iyo Xukuuumaddiisu ay...

Somali PM hails unity, reforms as foundation of government’s three-year achievements

Mogadishu, Sept 18, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday credited national unity and legal reforms as the key pillars behind the achievements of his administration over the past three years.   Speaking at a ceremony in Mogadishu showcasing the accomplishments of the "DanQaran" government, Barre said the administration had implemented impactful programs and development projects that have directly...

Northeastern State accuses Somaliland of troop build-up near disputed border

LAS ANOD, Somalia – The newly formed Northeastern regional administration on Wednesday accused Somaliland of mobilizing troops near contested border areas, alleging preparations for a military offensive. In a statement issued by its Ministry of Security, the Northeastern administration said it was “closely monitoring” what it described as significant military movements by Somaliland forces, warning that such actions pose a...

Maamulka Waqooyi Bari oo ku eedeeyay Somaliland in ay abaabul ciidan ka waddo xuduudaha lagu muransan yahay

LAASCAANOOD – Maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay ciidamo u daadgureyneyso xuduudaha lagu muransan yahay, iyagoo sheegaya in tallaabadan ay qayb ka tahay qorshe dagaal oo lagula beegsanayo maamulkaas dhowaan la dhisay.   Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in ay si dhow ula socdaan dhaq-dhaqaaqyada milatari ee ay Somaliland ka...

Somali President: No Entry Without Visa for Foreign Passport Holders, Including Diaspora

Mogadishu, Sept 18, 2025 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud said Wednesday that no one will be allowed to enter Somalia using a foreign passport without a valid visa, as the country rolls out its new electronic visa system.   Speaking at an event in Mogadishu marking the government's three-year performance, Mohamud defended the controversial policy, stressing that Somalia must enforce...

Xasan Sheekh: Dalka laguma imaan karo Baasaboor ajnabi ah oo aan fiiso la socon

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si adag uga hadlay nidaamka cusub ee dal-ku-galka, isagoo carabka ku adkeeyay in aysan suurtagal noqon doonin in qof ku yimaado dalka isagoo sita baasaboorka ajnabi ah oo aan wadan fiiso.   Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka xukuumadda saddexdii sano ee la soo dhaafay, ayuu Madaxweynuhu sheegay in Soomaaliya...

India Delivers Tons of Medical Aid to Somalia

MOGADISHU, Somalia — India has donated 10 tons of essential medicines to Somalia on Tuesday, boosting efforts to strengthen the country’s healthcare system.   The handover ceremony, attended by Somalia’s Health Minister Ali Haji Adan and Indian diplomats from the High Commission in Nairobi, took place at the sea port in Mogadishu. Indian officials present included Sudeep Kulasari, second secretary, and Antara...

Britain, U.S. agree tech deal during Trump’s visit

LONDON, Sept. 17 (Xinhua) -- Britain and the United States agreed on a multi-billion-dollar tech deal during U.S. President Donald Trump's state visit to boost fast-growing fields such as AI, quantum computing and nuclear, the British government said Tuesday.   The Tech Prosperity Deal aims to accelerate AI research for new drugs, faster treatments, and better cancer care, while also supporting...

AI to boost global trade by 40 pct by 2040: WTO annual report

GENEVA, Sept. 17 (Xinhua) -- The World Trade Organization (WTO) said Wednesday that the use of artificial intelligence (AI) could boost global trade by nearly 40 percent by 2040, while emphasizing the need to bridge digital divides.   AI could lead to significant increases in trade and GDP by 2040, with global trade projected to rise by 34 to 37 percent....

WARAR KALE

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Barnaamij Is-weydaarsi Aqooneed

NAIROBI – Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah, kaas oo ay...

Taliyaha NISA Oo Gaaray Dhuusamareeb Xilli La Filayo Doorashooyinka Qof iyo Codka Ah

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda...

Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka Oo Saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta...