Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiiro katirsan DFS oo ka qeybgalay Kulan looga hadlay arrimaha qaraxyada

Muqdisho — Wasiirada Gaashaandhigga iyo Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah uga qeybgalay kulan muhiim ah oo lagu ansixinayey Qorshaha Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED).   Kulankan ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Lataliyaha Amniga Qaranka iyo wakiillo ka socday beesha caalamka oo taageero iyo latalin siinaya dowladda Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macalin Fiqi,...

UAE Mediates Somali Government, Puntland and Jubaland Leaders to Resolve Political Rift

ABU DHABI — Reports from the United Arab Emirates indicate ongoing efforts to bring together Somalia’s Federal Government and the leaders of the Puntland and Jubaland regional states to resolve a longstanding political dispute.   The presidents of Jubaland and Puntland, Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) and Said Abdullahi Deni, are currently in the UAE holding separate meetings with senior Emirati officials. The...

Imaaraatka oo dhex-dhexaadin ka billaabay Soomaaliya oo Khilaaf siyaasadeed ka taagan

ABU DHABI - Wararka laga helayo dalka Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan dadaallo lagu doonayo in la isugu keeno Dowladda Soomaaliya iyo madaxda maamullada Puntland iyo Jubaland, si loo dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya.   Madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa haatan ku sugan Imaaraatka, halkaas oo ay...

Somalia police spokesman issues stern warning to social media users and youth

Mogadishu, Sept. 15 – The spokesman for Somalia’s police force, Brigadier General Abdifatah Aden, on Friday issued a strong warning to social media users who insult national leaders, undermine government authority, and spread immoral behavior online.   Speaking at a press conference in Mogadishu, Aden also cautioned young people who film themselves wearing military uniforms and handling weapons, saying such acts...

Booliska Soomaaliya oo digniin culus u diray Bulshada iyo Dhalinyarada

Muqdisho – Gaashaanle Abdifatax Aadan Xirsi, afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa maanta shir jaraa’id oo uu warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ku sheegay in awaamiir iyo digniin culus loo dirayo bulshada, gaar ahaan dadka baraha bulshada ku aflagaadeeya madaxda qaranka, sumcad xumeynaya dowladnimada, iyo kuwa faafinaya anshax xumo. Afhayeenku wuxuu si gaar ah digniin ugu diray dhalinyarada muuqaalada iskaga duuwa...

Somalia: NISA Conducts Security Operation in Baidoa, Detains Suspecteds

Baidoa, Somalia – Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) carried out a large-scale security operation in Baidoa late Saturday night, detaining several youths suspected of belonging to the militant group Al-Shabaab. The operation took place across multiple locations in the city, prompting heightened alertness among residents in several neighborhoods, many of whom reportedly found it difficult to sleep due...

Ciidanka NISA oo Howlgal Amni ka Sameeyay Magaaladda Baydhabo

Baydhabo – Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa xalay howlgal amni oo ballaaran ka sameeyay magaalada Baydhabo, iyagoo gacanta ku soo xiray dhalinyaro looga shakiyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.   Howlgalka oo ka dhacay goobo kala duwan oo magaalada ka mid ah ayaa sababay in xaafado badan oo Baydhabo ka mid ah ay xalay dadka ku soo jeedeen feejignaan...

General Sahal: Operation Will Continue Until Al-Shabaab Is Fully Expelled from the Country

El-Dheer, Somalia – Major General Sahal Abdullahi Omar, Commander of the Somali National Army’s (SNA) Land Forces, on Sunday visited El-Dheer town within the Galgadud region under tight security measures.   His trip followed fierce clashes on Friday, where government forces and allied local militias repelled an Al-Shabaab assault on the district, which was among several areas liberated from the militants...

Jen. Sahal: Howlgalka wuu socon doonaa illaa si buuxda Al-Shabaab looga xoreeyo dalka

CEELDHEER, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Jenaraal Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa booqasho ku tegay degmada El-Dheer, kadib dagaallo xooggan oo jimcihii dhexmaray ciidamada dowladda iyo maleeshiyo deegaanka oo si guul leh uga hortagay weerar Al-Shabaab ku qaaday degmadaas. Intii uu booqashada ku sugnaa, Jenaraal Sahal ayaa amaanay geesinimada iyo dadaalka ciidamada Xoogga Dalka iyo maleeshiyada...

Laftagareen Accuses Some Federal States, Politicians of Serving Foreign Agendas

BAIDOA, Somalia - Abdiaziz Laftagareen, President of the Southwest State of Somalia, has sharply criticized several federal member states and some politicians, accusing them of acting as agents for foreign interests and implementing external agendas within Somalia.   In a statement addressing the country’s ongoing political turmoil, Laftagareen firmly denied any involvement by his administration in cooperating with foreign countries or...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...