Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya
BAYDHABO - Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, oo ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa si kulul weerar afka ah ku qaaday qaar ka mid ah dowlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta qaarkood, isagoo ku eedeeyey inay u shaqeeyaan dano shisheeye iyo ajandayaal dalka ka jira.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed uu waligiis diiday in lagu eedeeyo...
Somali President Attends Emergency Arab-Islamic Summit in Doha
Doha – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Doha on Sunday to participate in the Emergency Arab-Islamic Summit, which is scheduled to take place over two days, Sunday and Monday.
Upon arrival at Hamad International Airport, President Mohamud and his accompanying delegation were received by Qatar’s Deputy Prime Minister and Minister of State for Defense Affairs, Sheikh Saoud bin...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qaybgalaya Shir Degdeg ah oo Ka Dhacaya Doha
Doha, Qatar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Axaddii gaaray magaalada Doha si uu uga qayb galo Shirka Degdegga ah ee Carabta iyo Islaamka oo la qorsheeyey inuu Isniinta Maanta ah furmo.
Markii uu ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Hamad, Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Gaashaandhigga,...
Success belongs to those who stay open, says international market expert
LONDON (Xinhua) -- Whoever remains open will succeed, and whoever closes off will pay the price, Chris Pereira, chief executive officer (CEO) of New York-based consultancy iMpact, has told Xinhua at his London office.
Pereira, a British-Canadian entrepreneur who has lived in China for over two decades and is fluent in Mandarin, has once worked for Huawei as its executive...
Xinhua Commentary: Sovereign equality is anchor of fairer global governance
BEIJING (Xinhua) -- At the recent "Shanghai Cooperation Organization Plus" Meeting, Chinese President Xi Jinping put forward the Global Governance Initiative (GGI), emphasizing that "staying committed to sovereign equality" is the foremost premise of global governance.
The essence of sovereign equality is that all countries, regardless of size, strength or wealth, shall have their sovereignty and dignity respected, their domestic...
China launches anti-dumping probe into certain U.S. analog IC chips
BEIJING (Xinhua) -- China's Ministry of Commerce announced on Saturday that it has initiated an anti-dumping investigation into imports of certain analog IC chips originating from the United States.
In response to a media query, a spokesperson for the ministry said the U.S. government has recently overstretched the concept of national security, abused export controls and long-arm jurisdiction, and maliciously...
Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Ka Sameeyay Beledweyne Kadib Cabashooyin Shacab
Beledweyne, Hiiraan – Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo balaaran ka sameeyay qaybo ka mid ah magaalada Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib cabashooyin ka yimid shacabka deegaanka.
Howlgalladan ayaa yimid kaddib markii dadweyne ku nool xaafado ka tirsan Beledweyne ay ka cawdeen falal amni darro, gaar ahaan tuugo hubaysan oo dhac u geysanaysay dadka shacabka ah.
Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka...
Tirada Xubnaha Al-Shabaab ee lagu dilay Dagaalkii El-Dheer oo gaartey 71
El-Dheer, Galgaduud – Tirada dagaalyahanada Al-Shabaab ee lagu dilay dagaalkii culus ee ka dhacay degmada El-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa gaartay 71, kadib markii la helay meydad dheeraad ah oo ka mid ahaa weeraryahannadii kooxda.
Guddoomiyaha degmada El-Dheer, Cabdiraxmaan Axmed Cumar, ayaa u sheegay warbaahinta maxalliga ah in ciidamadu heleen meydad cusub oo Al-Shabaab ah kaddib dagaalkii xooganaa ee dhacay.
“Ciidamada...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka Jaamacadda Carabta
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdalla Cuteybi.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Ururka Jaamacadda Carabta taageerada joogtada ah iyo wada...
Somalia’s Speaker of the House Meets U.S. Ambassador to Strengthen Bilateral Ties
MOGADISHU — Somalia’s Speaker of the Lower House Chamber of Somali Federal Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), held talks on Monday in Mogadishu with U.S. Ambassador Richard H. Riley, accompanied by his deputy Justin Davis and Matthew Younger, head of political affairs at the U.S. Embassy in Somalia.
The meeting focused on reinforcing the longstanding partnership and cooperation between...












