Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka si loo xoojiyo xiriirka labada dal

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Richard H. Riley, oo ay wehliyaan kuxigeenkiisa Justin Davis iyo Matthew Younger, oo ah Madaxa Siyaasadda ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah oo ka...

Puntland oo si adag uga hadashay duqeyn lagu dilay Nabadoon reer Sanaag ah

Ceel-buh, Soomaaliya – Laamaha ammaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacday deegaanka Jiicanyo ee degmada Ceel-buh, gobolka Sanaag, taasoo lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada deegaanka.   Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Sanaag, G/Sare Aadan Axmed Cali, ayaa warbaahinta u sheegay in diyaarado dagaal ay saddex gantaal ku dhufteen gaari uu...

Puntland Authorities Condemn Deadly Airstrike on Clan Elder in Sanaag

CEEL-BUH, Somalia – Security officials in Somalia’s Puntland region have strongly condemned an airstrike that killed a prominent clan elder on Saturday in the Jiicanyo area, part of Ceel-buh district in the eastern Sanaag region.   According to Aden Ahmed Ali, the Police Commander for Sanaag Region, a military aircraft fired three missiles at a vehicle carrying Elder Omar Abdullahi Abdi...

Somali Army Captures Three Al-Shabaab Fighters in Galgadud Operation

ELDHEER, Somalia – The Somali National Army (SNA) has captured three members of the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab militant group during a targeted operation in areas surrounding Eldheer town, in the central Galgaduud region, military officials said.   The operation, which took place in the arid outskirts of Ceeldheer, aimed to flush out remnants of Al-Shabaab fighters who fled following a recent offensive...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Gacanta Ku Dhigay Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

Ceeldheer, Galgaduud – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay saddex xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kadib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaannada hoostaga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.   Howlgalka oo ahaa mid si gaar ah loo bartilmaameedsaday ayaa ka dhacay dhulka Howdka ah ee u dhow degmada Ceeldheer, halkaas oo ciidanku wali ku sii daba joogaan...

Somalia: SNA displays seized weapons, Al-Shabaab prisoners after deadly clash

Eldher, Somalia – Sept 14, 2025 – Somali army officers on Saturday presented weapons and two captured fighters from the militant group Al-Shabaab in the central town of Eldher, following heavy clashes that erupted there on Friday.   The two prisoners, both adult men, appeared before reporters in hand restraints and with their heads covered. Military officials confirmed they were captured...

Somalia: Galkayo mayoral election delayed amid disputes

Galkayo, Somalia – Sept 14, 2025 – Authorities in Somalia’s Puntland region postponed the election for the mayor of Galkayo by 24 hours on Sunday, citing the need to address "minor disputes" surrounding the process.   In an official statement, Puntland’s Ministry of Interior, Federal Affairs, and Democratization said the decision followed a review of the overall situation in the Mudug...

Puntland: Doorashada Duqa Degmada Gaalkacyo oo Dib U Dhacday kadib Amar Soo Baxay

Gaalkacyo – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa shalay ku dhawaaqday in doorashada duqa degmada Gaalkacyo dib loo dhigay muddo 24 saacadood, kaddib qiimeyn ay wasaaraddu ku sameysay xaaladda guud ee gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.   Warqad rasmi ah oo ka soo baxday wasaaradda ayaa lagu caddeeyay in doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Gaalkacyo dib...

Somalia: Fears grow after airstrike kills clan elder in Sanaag region

Ceelbuh, Somalia – Sept 14, 2025 – Tensions are rising in Somalia’s northeastern Sanaag region after a deadly airstrike killed a prominent clan elder near the town of Ceelbuh, local sources said Sunday.   The strike, carried out on Saturday by an unidentified warplane, targeted the outskirts of Ceelbuh in Badhan district. Among those killed was tribal elder Omar Abdullahi, a...

Cabsi Baahsan oo Ka Dhalatay Duqeyn Lagu Dilay Caaqil Ka Tirsanaa Dhaqanka Gobolka Sanaag

Ceelbuh, Sanaag – Cabsi xooggan ayaa ku faaftay bulshada ku dhaqan gobolka Sanaag, gaar ahaan beelaha deegaanka Ceelbuh, kadib duqeyn culus oo diyaarad dagaal ay shalay ka geysatay duleedka deegaankaasi, taas oo sababtay dhimashada mid ka mid ah odayaasha dhaqanka ee gobolka.   Duqeynta oo ka dhacday meel u dhow deegaanka Ceelbuh, oo hoostaga degmada Badhan ee gobolka Sanaag, ayaa lagu...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...