Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha SoDMA oo Daahfuray Xarunta Gargarka Degdegga ah ee Waqooyi Bari

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray dhismaha cusub ee Xarunta Gargarka Degdegga ah iyo Bakhaarka Kaydka Raashinka ee ku yaalla Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari.   Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Wasiirka Gargaarka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdirisaaq Hindi, iyo wasiirrada kale ee...

Saalax Jaamac: “Muqdisho Maanta Waa Nabad Marka Loo eego Tobankii Sano ee u Dambeeyay”

MUQDISHO, Soomaaliya – Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa hadda ah midda ugu nabdoon tobankii sano ee la soo dhaafay, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka, Salah Axmed Jaamac, inkasta oo weli ciidamada ammaanka ay dagaal kula jiraan kooxaha argagixisada.   Isagoo la hadlayay wakaaladda wararka ee Anadolu Agency, ayuu Jaamac sheegay in tirada dhacdooyinka amni ee dalka si weyn hoos...

Somali people show ‘great resilience’ in fighting Al Shabab terrorists: Deputy PM Jama

MOGADISHU, Somalia - The Somali capital of Mogadishu has never been more secure in the last decade than today, despite its forces still fighting terrorists, said the country’s deputy prime minister.   Speaking with Anadolu Agency, Salah Ahmed Jama said the number of incidents in the country has significantly decreased, and Mogadishu's security has greatly improved despite the fight against the...

Galmudug leader hails troops for repelling deadly Al-Shabaab assault in central region

El-Dheer, Somalia – The President of Somalia’s Galmudug State, Ahmed Abdi Kariye, on Friday praised the Somali National Army (SNA) and local militia forces for successfully repelling a major Al-Shabaab attack on the town of El-Dheer in the Galguduud region.   In a statement, Kariye said the joint forces inflicted significant casualties on the Al-Qaeda-linked group, calling the battle a “decisive...

Madaxweyne Qoorqoor oo Ammaanay Ciidamada Kaddib Guushii Dagaalkii Ceeldheer

Ceeldheer, Galguduud – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa si weyn u ammaanay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka oo si geesinimo leh uga hortegay weerar culus oo ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galguduud, Jimcihii.   Madaxweynaha ayaa sheegay in ciidamada isgarabsanaya ay jab xooggan gaarsiiyeen kooxda Al-Shabaab, isagoo xusay in dagaalku ahaa...

Southwest leader warns opposition against destabilizing his Federal State

Baidoa, Somalia – The President of Somalia’s South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen), on Saturday issued a stern warning to opposition politicians, accusing them of attempting to destabilize the region’s peace and democratic progress.   Speaking at a large gathering in Baidoa attended by local community leaders, regional officials, and senior security commanders, President Laftagareen said his administration would not...

Laftagareen oo Digniin Adag U Diray Mucaaradka, Kuna Baaqay Ilaalinta Xasiloonida Koonfur Galbeed

Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka ah ee kasoo horjeeda maamulka, isaga oo ka digay fal kasta oo lagu carqaladeynayo nabadda iyo horumarka ka jira deegaanada Koonfur Galbeed.   Madaxweyne Laftagareen ayaa hadalkan ka jeediyay kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka, madaxda...

Mucaaradka oo lagu eedeeyay Inay Dagaalka Al-Shabaab Ka Dhigeen Ciyaar Siyaasadeed

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa mar kale si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah, isaga oo ku eedeeyay in ay si aan masuuliyad lahayn uga hadlaan dagaalka ay ciidamada dowladda kula jiraan ururka Al-Shabaab.   Wasiir Fiqi oo hadal ka jeediyay shir jaraa’id uu kaga hadlayay howlgalada ka dhanka ah...

Somalia denies Al-Shabaab capture of Ceeldheer after fierce clashes

Mogadishu – Somali authorities have denied claims by the militant group Al-Shabaab that it captured the strategic town of Ceeldheer in the Galgaduud region, following intense clashes with government forces and allied local fighters on Saturday.   Speaking to the media, Ceeldheer district commissioner Abdirahman Ahmed Omar dismissed the group's statement as “false and misleading propaganda,” asserting that government forces remain...

Sudanese army says recaptured strategic city of Bara in C. Sudan

KHARTOUM, Sept. (Xinhua) -- Sudan's army said on Thursday it has taken control of the strategic city of Bara in North Kordofan state after months of fighting with the paramilitary Rapid Support Forces (RSF).   "The forces have entered the city of Bara ... and cleansed it," the army spokesman's office said in a statement, vowing to press on "step by...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...

Somaliland oo heshiis amni la gashay Israel

QUDUS - Somaliland iyo Israa'iil ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi ah, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya...