Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Banaadir oo Guddoomiyay Kulan Amni oo Muhiim ah

Muqdisho – Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee saraakiisha Booliska Caasimadda, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta amniga iyo horumarinta howlgalada ka socda magaalada Muqdisho.   Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixinno faahfaahsan oo la xiriira howlgaladii amni ee dhacay toddobaadkii tegay, iyadoo saraakiishu ay si gaar ah...

80th session of UN General Assembly opens at UN headquarters in New York

The 80th session of the United Nations General Assembly (UNGA) was declared open by Annalena Baerbock, the new president of the General Assembly, at the UN headquarters in New York on Tuesday afternoon.   The theme of the 80th session of the UNGA, which marks the 80th anniversary of the founding of the United Nations, is "Better Together: 80 years and...

African leaders seek greater role in global climate action

ADDIS ABABA, Sept. (Xinhua) -- African leaders on Monday emphasized the need to redefine the continent's role in global climate action, positioning it as a crucial player in shaping the future climate economy.   They made the call during the Second Africa Climate Summit, held in the Ethiopian capital of Addis Ababa from Monday to Wednesday under the theme "Accelerating Global...

Explainer: Why did Israel launch a strike in Doha?

DOHA, Sept. 10 (Xinhua) -- Israel launched an unprecedented airstrike in the Qatari capital of Doha on Tuesday, targeting a building used by senior Hamas officials in what Israeli authorities described as an attempt to assassinate leaders of the group.   The strike took place as Hamas negotiators were discussing a ceasefire proposal put forward by the United States. The strike...

Acting Somali President Receives Qatari Ambassador in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – The Acting President of the Federal Republic of Somalia and Speaker of the House of the People, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), on Wednesday received the Ambassador of the State of Qatar to Somalia, Dr. Abdullah Bin Salem Al-Nuaimi, at his office in Mogadishu.   During the meeting, the two officials discussed strengthening bilateral relations, with a particular...

Kusimaha Madaxweynaha dalka oo Qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u Fadhiya Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al-Nuaimi.   Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga labada Baarlamaan iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa...

Gunmen kill young doctor in clan-related attack in central Somalia

GALKAYO, Somalia – A young Somali doctor was shot dead by unknown assailants in the central city of Galkayo late Tuesday, in what authorities suspect is part of ongoing clan-related killings that have plagued the region for years.   Dr. Omar Abdi Daahir, a rising medical professional, was gunned down by armed men who fled the scene before security forces arrived,...

Dhaqtar da’yar oo aano qabiil loogu dilay magaaladda Gaalkacyo

GAALKACYO, Soomaaliya — Dilalka aanooyinka qabiilka ee kusoo laab-laabtay magaalada Gaalkacyo, xarunta gobolka Mudug, ayaa markale si xanuun badan usoo ifbaxay kadib markii habeenkii xalay halkaas lagu dilay Dr. Cumar Cabdi Daahir, oo kamid ahaa dhaqaatiirta da’da yar ee magaalada.   Goobjoogayaal iyo ilo amni ayaa xaqiijiyay in koox hubeysan ay toogasho ku dileen dhakhtarka, kadibna ay goobta ka baxsadeen kahor...

Ethiopia’s Abiy meets Somali President after launch of Africa’s largest hydroelectric dam

ADDIS ABABA, Sept 10, 2025 – One day after Ethiopia officially inaugurated the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), the continent’s largest hydroelectric project, Prime Minister Abiy Ahmed held a series of high-level meetings with regional leaders to discuss security and development in the Horn of Africa.   Among those he met was Somali President Hassan Sheikh Mohamud. In a post shared on...

Maxay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya?

Addis Ababa - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa ka hadlay kulammo gaar ah oo uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha qaar ee gobolka Geeska Afrika kadib markii shalay dowladiisa xariga ka jartay Biyo-xireenka webiga Niil oo mudo 11 sano ah la dhisayay.   Abiy Axmed ayaa sheegay inuu kulan miro-dhal ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo xusay inay diiradda...

WARAR KALE

100 Jubaland Security Force Soldiers Complete Training in Kismayo

KISMAAYO – The Minister of Security of Jubaland, Brigadier General Yusuf Hussein Osman, and the Commander of the 2nd AUSSOM Division, Brigadier Edward Banda,...

Wasaaradda Beeraha oo Ka Guddoontay Dowladda Turkiga Qalab Lagu Casriyeynayo Adeegyada Wasaaradda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Hay’adda...

100 Askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland oo Tababar Loogu Soo Xiray...

KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay...