Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab oo Weerar Dhowr Jiho ah ku Qaaday Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud

Ceel-dheer, Galgaduud – Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay waaberigii weerar culus oo dhowr jiho ah ku qaaday Degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay gacanta ku hayeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda.   Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo waaweyn oo lala beegsaday fariisimo ciidan, waxaana xigay dagaal fool ka fool ah oo...

Regional countries renew condemnation of Israeli Doha strike as Israel vows to pursue Hamas leaders “everywhere”

CAIRO, Sept. (Xinhua) -- Regional countries on Wednesday reaffirmed their condemnation on Israel's Doha strike, and voiced their support for and solidarity with Qatar, as Israeli officials vowed to continue fighting Hamas leaders "everywhere" and targeting countries failing to act against them.   On Tuesday, Israel launched an unprecedented airstrike in the Qatari capital of Doha, targeting a building used by...

WHO steps up support as new Ebola outbreak hits DR Congo’s Kasai Province

KINSHASA, Sept. (Xinhua) -- The World Health Organization (WHO) announced on Wednesday that it is continuing its efforts to support the Democratic Republic of the Congo (DRC) in halting the spread of the Ebola virus, following the country's declaration of an outbreak in Kasai Province.   Within 48 hours of the declaration on Sept. 4, the WHO airlifted 12 tonnes of...

Letter from Mideast: When Washington cuts aid after fueling crisis — the struggle of Syrian refugees in Lebanon

BEIRUT, Sept. 11 (Xinhua) -- A cramped room without a bed, its walls streaked with mold and the ceiling leaking in slow, relentless drips. This is where Ramadan Abdallah al Ahmad and his four children call home.   I stepped gingerly, tiptoeing around the puddles left by the leaking roof and the thin mattress spread across the floor where Ahmad and...

UK oo qalab casri ah oo Militeri siisay dowladda Soomaaliya

MOGADISHU, Sept. 11 — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida, Janaraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa maanta ka qeyb galay xaflad lagu soo bandhigayey gaadiid casri ah iyo qalab loogu talagalay la-dagaallanka miinooyinka nooca C-IED ah, kuwaas oo ka yimid Dowladda Boqortooyada Ingiriiska.   Hantidaas ayaa si rasmi ah loogu wareejiyey Cutubka Injineerinka ee...

Somalia receives UK-donated vehicles and C-IED equipment to bolster army capabilities

MOGADISHU, Sept. 11 — Somalia’s Minister of Defence, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, accompanied by Chief of Defence Forces Gen. Odowaa Yusuf Rageh, attended a ceremony marking the handover of modern vehicles and equipment aimed at countering improvised explosive devices (C-IED) from the United Kingdom.   The assets were officially transferred to the Engineering Unit of the Somali National Armed Forces (SNAF)...

Head of Somalia’s Disaster Management Agency Visits Las And city

LAS ANOD, Somalia — Mahmud Macalin Abdulle, Chairman of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), arrived in Las Anod, the capital of the northeastern regional state, on Thursday for a working visit focused on disaster relief and humanitarian support.   Abdulle led a delegation that was warmly received by a broad range of local and regional officials, including ministers, members of...

Guddoomiyaha SoDMA oo Booqasho Shaqo Ku Tagay Magaalada Laascaanood

LAASCAANOOD – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda dowlad-goboleedka Waqooyi Bari.   Wafdiga uu hoggaaminayo Guddoomiyaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada, waxaana halkaasi ku qaabilay madaxda heer gobol iyo heer deegaan, oo ay ka mid ahaayeen wasiirro, xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Soo...

Somali Business Delegation Warmly Received in Kinshasa, Led by Ambassador Jibril Ibrahim Abdulle

KINSHASA, DR CONGO – A delegation of Somali businesspeople received a warm welcome upon arrival in Kinshasa, the capital of the Democratic Republic of Congo (DRC), in a visit aimed at strengthening trade ties and exploring new investment opportunities. The delegation was led by Somalia’s Ambassador to Kenya, Jibril Ibrahim Abdulle.   The visit follows more than a year of sustained...

Wafdi uu hogaaminayo Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle oo gaarey dalka Congo

KINSHASA - Waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Kinshasa ee dalka DRC Congo wafdi Ganacsato Soomaaliyeed. Wafdigaan Ganacsato waxaa hogaaminayay Danjiraha dalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle.   Safarka Ganacsatada ayaa daba socdo kulamo mudo sanad ah u socday Safaaradda dalka DRC Congo ay ku leedahay dalka Kenya iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...