Somali President Arrives in Addis Ababa for Africa Climate Summit
ADDIS ABABA, Ethiopia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived on Sunday in the Ethiopian capital Addis Ababa to attend the second edition of the Africa Climate Summit, an event bringing together leaders from across the continent to address the growing challenges posed by climate change.
President Mohamud is scheduled to deliver a keynote address highlighting Somalia’s national agenda for...
Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Addis Ababa si uu uga Qayb-galo Shirka Cimilada Afrika
Addis Ababa, Itoobiya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qaybgalayo Meertada Labaad ee Shirka Cimilada Afrika.
Madaxweynaha ayaa shirkan ka jeedin doona khudbad muhiim ah oo uu uga hadlayo ajandayaasha hortabinta leh ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u dejisay la tacaalidda isbeddelka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Jaamacadda Ummadda
Muqdisho, Sebtembar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed (PhD) inuu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, taasoo ah jaamacadda ugu weyn ee dowladda dhexe leedahay.
Magacaabistan ayaa timid iyadoo la tixgelinayo khibradda dheer ee uu Dr. Maxamed ku leeyahay dhinacyada tacliinta sare iyo maamulka waxbarashada. Madaxweynaha...
Tensions high in Mandera over alleged Jubaland forces presence
Mandera, Kenya, Sept 7 – Tensions are running high in the northeastern Kenyan town of Mandera following protests by residents against the alleged presence of armed forces from Somalia’s Jubaland administration within Kenyan territory.
Local communities around Border Point One (BP1), a town on the Kenya-Somalia border, claim that Jubaland forces have occupied farmland and strategic positions in the area...
Xiisad Ka Dhalatay Joogitaanka Ciidamada Jubbaland oo ka taagan Mandheera
MANDHEERA - Waxaa magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya ka taagan xiisad amni iyo mid siyaasadeed, taasoo salka ku haysa joogitaanka ciidamada Jubbaland oo la sheegay inay si aan sharci ahayn uga tallaabeen xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Dadka deegaanka ayaa ka cabanaya in ciidamadaasi ay qabsadeen dhul beereed, isla markaana ay cabsi gelin ku hayaan shacabka deegaanka.
Banaanbaxyo ayaa laga dhigay...
Southwest State president orders crackdown on unrest, warns against political destabilization
Baidoa, Somalia — The President of Somalia’s Southwest State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, has ordered security forces to take firm action to ensure the stability of Baidoa, the administrative capital, amid growing political tensions.
In a directive issued to regional security agencies, Laftagareen warned against any attempt to undermine the political authority of his administration, calling for a "strong-handed approach"...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku amray Ciidamada in adkeeyaan amniga Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ku amray hay’adaha amniga in ay si adag u sugaan amniga magaalada Baydhabo, isla markaana ay ka hortagaan wax kasta oo khatar ku ah xasilloonida siyaasadeed ee maamulka.
Laftagareen ayaa farriintiisa si cad ugu muujiyay in aan la aqbali doonin isku-day kasta oo carqaladeyn kara siyaasadda...
Hirshabelle minister accuses federal government of neglecting local militia fighting al-Shabaab
Beledweyne, Somalia — Somalia’s Hirshabelle regional Interior Minister, Abdi Dahir Guure Karore, has accused the federal government in Mogadishu of failing to support the Macawiisley militia — a local volunteer force that has for years led the fight against al-Shabaab in the central Hiiraan region.
Speaking to local media, Minister Karore criticised what he described as "deliberate neglect" by federal...
Dowladda Federaalka lagu eedeeyay in ay ka gaabisay taageerada Macawiisleyda Hiiraan
Beledweyne, Soomaaliya – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Cabdi Daahir Guure Karoore, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda adag ee haatan ka taagan gobolka Hiiraan, gaar ahaan dagaalka ay muddo dheer kula jiraan kooxda Al-Shabaab ciidanka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda.
Wasiir Karoore ayaa sheegay in Macawiisleyda, oo ah dad shacab ah oo hub qaatay si ay isaga...
Senior officer found dead in Somaliland hotel, authorities blame Puntland intelligence
Hargeisa, Somalia — A senior security officer was found dead with gunshot wounds in a hotel room in Hargeisa on Saturday, triggering a wave of political tension between Somaliland and neighbouring Puntland.
According to Somaliland police, the body of Ahmed Hussein Adib, a high-ranking officer, was discovered with multiple bullet wounds, indicating he had been deliberately shot and killed. Authorities...









